Sign in to follow this  
xiinfaniin

Gabay aa I haayya

Recommended Posts

^^Yes I am waiting, nuune. waiting when Gaaxnuug reaches deep in his wisdom pockets and generously pulls out the knowledge we all suspect he is bestowed with. waiting the outpouring of his erudition, so we can all begin our observation, knowing Gaaxnuug is not an average person.

 

That said , as spirant poet, I do marvel the feeling of victory :D and immensely enjoy as I vanquish opponents.

 

Marhadduu laba beri aamusanyahay, wuxuu noo keenna waa wax loo soo dhiibay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Ha la iga war sugo niman yahoow. Walaahi I don't have a minute to concentrate the last few days. Waa hectic shaqadu. Midda kale meel Holland la yidhaa oo shoow dadka aduunka ugu edebta daran ka yimaadaan baan faraha la galay. Ninkii Gay'ga ahaa naag u hiilisuu helay, markaa way socotaa xabbaddu. Laakiin yaan la ii baqin, meel fiican baan marinayaa. At least, I can't lose at both fronts. Weekend'ga ka hor wax yaan la iga sugin.

 

Hordhac laakin waxaa ii ah Xinn dabin buu iigu jiraa. Ya'du waa hawlahaygii!! :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Is diz Xiin I see who wants beef?

 

Farax please, I'll make you- run and leave like Shariff

 

My Gabays make false poets grieve

 

If I come to Xiins local Makhayad

 

I'll eat him and his gabay like a Sabayad

 

Cuz its all fake like a Somali Ruwayad

 

And itz just been exposed like a women in Cabayad.

 

:D

 

( takes the trophy away. game, set, match)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ War Fabregas, meeshu waa Af Soomaal kaliya :D

 

 

bal intaas aad soo qortey, AF Soomaali inoogu soo qor

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ lol@yaydu, waan arkaa Gaax-nuug, saan filayo alaaba indha madoobaad nagu ridi doono ayuu soo wadaa :D

 

 

hal habeen bey aheyd inuu u soo qayilo, todobaad bey qaadatey, xaalku caadi ma ahan, Mondayda ayaan halkan ana ku soo noqon weekendiga maba eegi karo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Mas'alaadaa fargaas waa ku fashilanyahay'e e ha xasuusin :D

 

laakiin marba hadduu gabyo karo waa la wadankaraa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Waa yimid gaaxnuug oo haduu, yawda kaa galine

Yacyacood intaad soo tufftood, Yulqan kusii Yuubtay

Yaxyax koley kagama fadhiyin, yoomkan maanta ahe

Ayaad waliba sii Yuustay, ood guulna sii Yu'atay

 

Lama yaabin yoonkaa bixiyo, iyo Yatrib iyo Yaasinne

Yuurursaday anoo yaaban kolkaan, Yaabiskaa arkaye

Yalaalugo waxaad moodo oo, Yaxyaxna muuqeed leh

Yaa maanka iga yabaq leh, iyo waliba Yu'asho ii dheere

 

Waxaad Yicib curdun ah yeelyeesho, oon Yurtuun hayyaba

Yeelkadaa hadaad yibicsatay ood, Yaaxaas afkii taalo

Yalamsigii kula tagaa wuxuu ku badi, Yoc iyo ciil badane

Yeel intaan kugu xidhxidhay, Xiinoow Yufle ma ka tuuray?

 

 

:D:D La isma gaadhin, ciyaari waa galin danbe!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Gaax-Nuug:

Waa yimid gaaxnuug oo haduu, yawda kaa galine

Yacyacood intaad soo tufftood, Yulqan kusii Yuubtay

Yaxyax koley kagama fadhiyin, yoomkan maanta ahe

Ayaad waliba sii Yuustay, ood guulna sii Yu'atay

 

Lama yaabin yoonkaa bixiyo, iyo Yatrib iyo Yaasinne

Yuurursaday anoo yaaban kolkaan, Yaabiskaa arkaye

Yalaalugo waxaad moodo oo, Yaxyaxna muuqeed leh

Yaa maanka iga yabaq leh, iyo waliba Yu'asho ii dheere

 

Waxaad Yicib curdun ah yeelyeesho, oon Yurtuun hayyaba

Yeelkadaa hadaad yibicsatay ood, Yaaxaas afkii taalo

Yalamsigii kula tagaa wuxuu ku badi, Yoc iyo ciil badane

Yeel intaan kugu xidhxidhay, Xiinoow Yufle ma ka tuuray?

 

 

:D:D
La isma gaadhin, ciyaari waa galin danbe!

Produced by: Gaaxnuug, LIbaax, and NGONGE

production time: 2 weeks

Quality of the verses: poor

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this