Sign in to follow this  
xiinfaniin

Gabay aa I haayya

Recommended Posts

Buuxo   

^where's your Gabaya?

 

:D:D A&T,I meant well. Intaas waxaan is'laha wiilka dhiira-gali ,waana ku guuleystay. Laakiin maxaa dhacay I leave this place for few days waadna is dhiibtay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Isma dhiibin buuxo. Laakin kolkaad meeshika baxday waxaan noqday uun koox away game ciyaaraysa. :D:D Home support baan waayey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by xiinfaniin:

 

Abtigiis lawada arag inuu liito waayahan'e

Markii laad ku dhacay buu nayiri leebka daadiya'e

Lagdantii walaalkii ku jabay dheef kamuu luline'e

Laagtii Kabsuumiyyo ma baran lahankii waagiiye'e

Lurta uwadaa waa wixii lumiyey jeeskiiyye'e

 

 

Ubo fii ubo, khamsa fii daalac! Waa ninka masaxaad weyn laga waayo :D

 

 

Ubo fii ubo, khamsa fii daalac! Waa ninka masaxaad weyn laga waayo. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

AT&T, saaxiib ma lihid niyahow, Ngonge wakaa cirridka taagey waxba kaa uu masixi maayo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^loool.Caku Ngonge.

 

A&T,Away goals are worth more :D so geraarka ku xaabi Xiin.Hadda adaa points dheer :D

 

SilSalidi had to be abandon.Waad naga wada qajilisay icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Buuxo,

 

Horta sug masaxaad baad hada ku maqanahaye. I shouldn't have trusted Ngone. Xinn buu ka baqaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by nuune:

AT&T, saaxiib ma lihid niyahow, Ngonge wakaa cirridka taagey waxba kaa uu masixi maayo
:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Waraa Ngonge ka bax meesha ciyaalsuuq baad tahaye. :D

 

Nuune, ii soo masax what I quoted there oo iisoo *** PM fadlan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Ngonge waan ka tala baxay. Haddan wax kale kariwaayoo Delete intaan ku dufto yaan legend hoosta ka raacin muujinaya textgii la deletegareeyey. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by Gaax-Nuug:

Originally posted by xiinfaniin:

 

Abtigiis lawada arag inuu liito waayahan'e

Markii laad ku dhacay buu nayiri leebka daadiya'e

Lagdantii walaalkii ku jabay dheef kamuu luline'e

Laagtii Kabsuumiyyo ma baran lahankii waagiiye'e

Lurta uwadaa waa wixii lumiyey jeeskiiyye'e

 

 

Ubo fii ubo, khamsa fii daalac! Waa ninka masaxaad weyn laga waayo.
:D

 

 

Ubo fii ubo, khamsa fii daalac! Waa ninka masaxaad weyn laga waayo.
:D:D

Wakaa aan macal taydii masaxaye ka faa'iida! :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this