xiinfaniin Posted July 17, 2009 ^lool I shall defuse Hunguri's livid words, that is my first task Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted July 17, 2009 Waar ninkii Gheelle waa tuurtay wadhiisa. LS, ileeyn Xiin waa farsamo miidhan. Haduunbaan ogaaday. Xiinoow, Raali waan ahay. Laakiin, dee taariikhday gashay . Ninkaa Pragon ah isaga Xiin ayay hoosta ka wada socdaan lol Waad aragteenoo intaa hoostaas ayay ka wada faqqayaan Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted July 17, 2009 Hunguri, waa aragtaa xiin inuu i waabiyay marka waan iska aamusay dee. Laakiin, Nuune iyo carabka gees aan u tuuraa 2daas. Iyo xataa libaax Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted July 17, 2009 Yaa maqan horta Baashi iyo Sophist maahine? Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted July 17, 2009 Sheekadan isla jirka ah umaan bogin anu Lahjadiyo sharcigii aadmigaad laad la dhacdeene isu looltami meyno waa inaan is leynaaye oon luqunta idiin suro liijaankiyo gumace lawyahana idin ka xiro ood laafyi kari weydaane mar hadaad luuqadii lumiseen waa inaan leeb idin la dhacaaye laabtiyo laf dhabarta idin ka toogto illaa aad ka lulmootaane laqdabadaa aad lusheen meel kasta lillaahi baan moodaye oon laiilaaf idin ku akhriyo illaa aad ka ligligataane, Xiinkaa lartamee is moodey inuu yahay limitka sare Libaaxaa luqunta taagee laxanka tiigsadey Jaceylkaa lumiyey laamkii ee subaga leefay Jamaalkaa looyarka is moodee lugooyada noqdey lagdintaan ku dhuftey Gheelle waa tuu la loofaraye Tusbaxlahaa calanka lushey ee libinta helay luflufka soo hariyo soo Hunguri uma reebin tuducaas aan laqmeeyey saw leebab kuma lifaaqin lagdintaan idin ku dhufto waa mid laad culuse leylkii yimaadaba lawyahaan idin ka tooganiye ,, Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted July 17, 2009 Nuune waxaagu waa sheeko dee. Meesha in la gabyaa la isku ogaa Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 17, 2009 Walee sheekadu waa kululaatay ,,, Cakuye ma markaan mashquulay baa la iga gaadhsiinayaa ,,,, Nuune, dib ugu noqo gabaygaa ,,,,,, Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted July 17, 2009 Jaceylbaro iyo Gheelle, ku noqdey PS: nimankii Sophist iyo Baashe ha la raadiyo Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted July 17, 2009 ^^Allow nuune noo daada When viewing from afar, nuune’s great literary loom has the promise of a talented poet. But beneath the bolded stanzas one finds nothing worthy of praise. His mighty labor has indeed produced mere mice for a contest where poet lions fiercely compete. No chance . Mutakalim ha la doono Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted July 17, 2009 ^^ Xiin saw adu igama aadan soo kaxeen anoo meel kale joogo. Thanks guys, now dat will improve my protection of qaafiyada iyo wazniga, labadan aad uma aan ilaalin, hada ka dib se, waa la toosinayaa Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted July 18, 2009 Xinnow, adeer is dhiib Minnesotta shah iyo Cappuccino ka dhamaysee! Qarda jeexa Nuunoo kaalaan, qosol ka qaadaaye Qulubaa rogiisaa wallee, Xinn ka qara wayne Ninkii Qorshaha soo qaadayee, qiiqa kicinaayey Qaxwe raadin mooye wakaa, qawba laga waayey Sidii qaalin uguboo ninkii, qalayeey loo geeyey Kolkaan qolqolka soo fuulabaa, qadhqadh ka yeedhaaye Mindidii lagu qalaayey lukkidu, qoob ku wadataaye Allow Xinnfaniin yaa qabtoo, qaab wax ugu sheega Allow yaa intaan qabar ku dhicin, qollad ku soo ooda Qaamuunyuu la liic liicayaa iyo, qalbi xanuun weeyne Qaafkaan yagleelaa mindhaa, quus ku sii ridaye Qandhaa haysaa yaa soo wariya oo, qiil bal uga raadsha Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 19, 2009 Xarafkii waad ka baxday xaaji ,,,,,,,,,,,,,, Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted July 20, 2009 Originally posted by Abtigiis &Tolka: Waxaagu waa: The horse of This sayid, When it is on the move The dust it swirls The dung it splashes Ninkii yidhii ee kurka laga jaray. Anyway noocaa gaagaaban baad ku dhaantaa. who are you calling a horse??? - me or my xiinfaniin Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted July 20, 2009 Sayid, gabatgaas nin baa tiriyey isagoo soomali ah! wuuna u dhintay, lore has it that way. THIS THREAD IS CLOSED. TECHINCAL KNOCK OUT IN FAVOUR OF ABTIGIIS. meesha haddaa ma intuu Ngonge gabyi baan ku sugnaa! CLOSED! CLOSED! CLOSED! Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted July 20, 2009 Salaam C Ikhyaarta Waryee Abtigiis ma saasaad u guul jeceshahay Sida jacayl kuu sheegay xarafkii waad ka baxday oo meeshad,xattaa haddaad Y ka dhigi lahayd waxaa la oranlahaa ninku xarafkii waa adkeeyey. hoos baad u noqotay,Q ku waa xarafka lagu buraanburo Bal aan jimicsado waa aroore Abtigiis laciif buu noqdoo laanki holi waaye'e Markii xarafka laga laalay buu qaafka laasimay'e Liifad uma e helin oo nal iyo layr u bixi waaye'e Ninkii layla caashaqay hadduu soo lulmahayyaaye'e Liiq liiqad weeyye tixihii luudin kari waaye'e Inuu laamku adagyuun ku dhicin lacif saqaariidku'e Ayyaan lagu murmayn maanta oo shaahid looyahay'e Lu'lu iyo mirjaankaan lubiga laaca iga buuxa'e Sida maccalin loo xiis qabaan layli idin siine'e Lucbad iyo shax weyn baan markaan leex idin geline Laqimkayga dhigo darsigu yuusan ka lumine'e Share this post Link to post Share on other sites