Muriidi Posted January 31, 2009 wadankaygii aan ooga soo haajray...hadana way naga daba timid ma jirkaygaan ooga cararaa? Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted February 3, 2009 . 'qaxooti' ma naag magaceedaa? masha Allah, naag nool dheh! Meeqa caruura bay kuu haysaa? Share this post Link to post Share on other sites
Muriidi Posted October 16, 2010 alxamdulilah shacirkii wuxuu yiri maadamo jamaaco la radinayo oon la rabin majeeco .. kala madaxbanaani ayaa iskuduubni ah .. waa xagaas iyo india .. waaba hindu .. marka cabsi jirtana waa halkaas iyo somali waa cabud-waaq بسم الله الرحمن الرحيم لايلف قريش الفهم رحلة الشتآء و الصيف فليعبدوا رب هذا البيت الذي اطعمهم من جوع وّ أمنهم من خوف * Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted October 16, 2010 maadamo jamaaco la radinayo oon la rabin majeeco .. kala madaxbanaani ayaa iskuduubni ah .. waa xagaas iyo india .. waaba hindu .. marka cabsi jirtana waa halkaas iyo somali waa cabud-waaq Waa yaabe waxa ku tagay waynaa maxaa la isticmalay Share this post Link to post Share on other sites