wayrax Posted January 20, 2009 C/rixmaan Guulwade oo ku sugan hatan wadanka isku taga Imaaradka Carabta ,ayaa ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u tagan qabashada xilka Madaxtinimada Soomaaliya,waxuuna cadeyay C/rixmaan Guulwade in uu wax badan ka qaban doona xaalada murugsan ee Soomaaliya. Aniga iigama dheggana musharraxnimada. Magaca ayay iiga dheggan tahay? http://www.dayniile.com/Janaayo009/20JAnaayo3.htm Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 20, 2009 Looks like Typo sxb ,,,,, dadka qaar siday wax ugu dhawaaqaan bay u qoraan dee ,, Share this post Link to post Share on other sites
wayrax Posted January 20, 2009 Laakiin typo haddii ay tahay maxay 7 jeer ugu soo celiyeen. Look at it closely. Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted January 22, 2009 Originally posted by wayrax: Aniga iigama dheggana musharraxnimada. Magaca ayay iiga dheggan tahay? http://www.dayniile.com/Janaayo009/20JAnaayo3.htm Oo maxaa magaca kaaga dhajiyay? Maad ka fuqdid? Mise magaca saas kaagama dhaganee, the site bey kaaga dhagantahay oo sida ey magaca u qaldeen baad na tuseysaa? Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted January 22, 2009 Reer Waqooyiga magaca Cabdullaahi siday ugu dhawaaqaan aan ku qoslaa; CabdiLLaahi! re: musharaxa. is this the same Cabdiraxman G-wayne? Siyad Bare's son-in-law? :rolleyes: Share this post Link to post Share on other sites