Dhimbil Posted June 9, 2008 Warning: Potentially offensive. I can't believe the wadaads did not storm the theater during this performance! itaatabo? intaa faraha ...? kaalay ilatumo? and he is literally... See here Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 9, 2008 Waaw, Khaalid maka yaabtay. Ninkaas in la dhaho Salaad Barakoow Buuloow jeclahay. Ar taloow manoolyahay. Waa kii kula jiray Daleys ruwaaydii Cilmi iyo Caado. Qofta jirkeyga, jirkeyga ku heysaa. Waaw. Labiskeeda istaaylka ah aaba i dilay, "goth" u egyahayba, siiba iskaalsadeeda saas u dheer. Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted July 6, 2008 lool, maba aan arkin topikan, waa riwaayadii Hablooy Hadmaan Guursan Doontaan hadey xasuusteydu wanaagsantahay, Waa Qamar Cabdullaahi qofka heesayo, riwaayada badan ayey ku jirtey, sida Riwaayadii caanka aheyd ee "Xishood iyo Jaceel" PS: Soomaaliya iyo dadkeeduba si xawaali ah ayey ku socdeen xilligii dowlada. Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted July 8, 2008 Haa waa Qamar Cabdullaahi, Harawo, she was very daring actress, Maxay dad waashay. Salaad Barakoow Buuloow, AUN, died long time ago. Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 17, 2008 Tana . Awkoombe shaxaari weynaaday ah oo istiinsanaayo. Sida uu bahalaheeda u salsalaaxaayo i dishayba. Waaw. Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 20, 2008 ^^ lol Aw koombe iska baashaalaayo, lol@istiin, widaaw eraygaas mar hore ayaa iigu danbeesay Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 24, 2008 Somaalidii hore waynaga ilabaxsanaayeen... Share this post Link to post Share on other sites
Prinz Posted November 4, 2008 Qamar hada lives in Europe, England I think, fankana wey iska dhaaftay..is asturtay..xaaraan waaye bey tiri Hadee saan ku sii socon lahayeen maryooleyda walee halaag ma dhimanaadeen.. Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 5, 2008 Mid walba markee ka dhamaatay, oo jirkeeda isdhiibay ayee ku leedahay fanka waaka fadhiistay oo xaaraan waaye. Sheeko. Share this post Link to post Share on other sites
Prinz Posted November 15, 2008 Miskiin lool, I remember Magool ( A.U.N) with a big tusbax,I seen her in her home, taleex bey deganeed, fanka wey ka baxday suufiyad bey iska noqotay. As for Qamar, i heard her interview ma xijaabato lakin go' weyn bee qaadataa, waxay tiri heer waxaan gaaray anoo keligee suuqa maraayo aan is niikiyo, madaxana ii qaawan yahay, ka dib after the civil wars, maalin baan cajalad Boqolsoon dhageestay, qalbiga bey iiga dhacday, markaas baan salaadii bilaabay, waxaan shaydaanna iska dhaafay. Anyway, Hiba Nuura & Qadiijo Dalays, Caasha Cabdoo n most of em wey duqoobeen, lakin Maryan Mursal aa weli soo taagan oo shidan hada ayeeba bandhig faneed soo wadaa balaayada Share this post Link to post Share on other sites
Dhimbil Posted January 27, 2009 ^^maxaa karabtaa aqyaartaas naflay waaye ee haraxaystaan Share this post Link to post Share on other sites