Ismahaan Posted February 21, 2008 Hi all! Sidaa og tihihiinba abwan Sangub waa abwaan sharaf iyo taarikh dheeer ku leh fanka iyo sugaanta somalyeed. Waa nin sharaf and muctarif dadka somalidaa dhex dooda ku leh . Hadaba somalida qabyaladooda xataa hobaladii, abwaanadii iyo dadkii caanka ahaa oo somalida beey sameeyn weeyn ku yeelatey. Marka Abwan sangub oo lagu soo edeeyay fal uusan sameeyn baa waxaa laga sameeyay sheeko dheer oo taxanaa taas oo hobalad somalida dhan ka soo qaayb galeen. Halkaan hoose ka dhegayso barmaamushkii iyo dadka fekradahooda ku adan abwaankaan iyo falkaan xun oo lagu soo eedeeyey: shariftii Abwan Maxamud sangub Ps: Adiga marka as a somali see u aragtaan falkaan xun oo lagu eedeeyay nin abwaan eh, sharah leh, oday somali eh, muslim eh?? Fekradada ka dhiibo fadlan adigoo waliba abwanka ixtiraamaya Share this post Link to post Share on other sites
Geel_jire Posted February 29, 2008 abwaanka waa bani aadam wuu samayn karaa fal kastoo xun, sidoo kale in been laga abuurto waa dhici kartaa. arintan weji kale hadii laga fiiriyo waxa jira, wax dhaqan somali ah oo hadii la buunbuuniyo kufsi laga dhigi karo. yaa maqlay wax la yidhaa 'daboo gur', oo ka dhacaya khasaatan dhulalka baadiyaha, qofka aan fahamsanayn kufsi ayuu ku qaldi karaa. haddii arintan ay run tahay oo falkan u gaystay, abwaanimo in loo ixtiraamo ma mudno oo gabadha miskiinta ah in xaqeeda lagu tunto sax ma ah, lakin hadii laga been abuurtay adoyga waa in la raali galiyo. ilaahay uun baa og, waxa dhacay Share this post Link to post Share on other sites
Faynuus Posted February 29, 2008 Hadii ay jirto inuu falka ku kacay(Illahaybaa runta og) waa in la ciqaabaa laakiinse sida xaqiiqda ah waxeey ummada badankood ka dhigayaan sumcad dhigid cad oo qabyaalad su salaysan. Koleey anigu runta ma ogi laakiin hadii uu gar daranyahay Illaajhay gabadha xaqeeda ha uga qaado, hadii laga xaq daranyahay waa ineey raali galiyaan la ceebeeyana dadkii ka been abuurtay. Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 31, 2008 Abwaanku maaha macsuum oo khalad wuu samayn karaa waanuu ka dhici karaa ,, arinkan hadda lagu soo eedeeyayna in isaga loogu jeedo in lagu xumeeyo way dhici kartaa inuu dee khaldamay ilayn waa bani'aadame na way dhici kartaa. Sida kele waa abwaan ixtiraam iyo qaddarin ka mudan qof kasta oo soomaali ah. Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted April 2, 2008 Haduu odayga ahaa (waadhihi lahaa 'yahay' laakiinse iima aha aniga) abwaan sharaf iyo taariikh dheer ku leh fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed, ma waxey la micnatahay waxaan lagu heysto inuusan sameyn ama sameyn karin? Sheekoy ku nacay, bey tiraahdaa islaan aan aqaano markaanoo kale... Gabadha iyo isaga mo'oyee, alle uun baa og' runta...Lakiin sidaan u arko, hadaanan wax cadeyn ah lagu heysan, uuna is hubo inuusan sameyn 'falkaan xun' inuu cararo ma eheyn... Waxaana wax kasto iigu sii daran, Soomaali say wax ukala gadiso...Aloow ale...Wax kasto 'qabiil' uun baa ku lug leh mala'is yiri? Sheekoy ku nacay marlabaad iyo sadexaadba... Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted April 4, 2008 Odayga waa abwaan wayn,waxba badana ku soo kurdhiyay fanka, laakinse bani aadam. Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 5, 2008 Odayga habarta la saar baan maqli jirey! Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 6, 2008 Odayga habarta wax loo saar dheh niyow ,,, maahmaahda ha kharibine Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted April 7, 2008 Originally posted by nuune: Odayga habarta la saar baan maqli jirey! Acuudubilaah!!! Oo muxuu odayga habarta usaaran yahay? Iyaah...Unukaaba sheeko aragnay... Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 7, 2008 Imika waxa la yidhi habartaaba odayga fuusha ,,,, sheekadu way is rogtay Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted April 10, 2008 ^War ma'adaa lagu kala rogay? Balo ku kala rogtoo kufuushay kuma dhihikaree... Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 11, 2008 JB, adna waxbaa is fuula unbaad dhahdaa markaan ku arko, quraanjaa is fuushay xataa waad oran iyo qaabkey isu abaahiyeenba Koolo, odeyga habarta wax loo saar, waa maahmaah ama oraah Soomaali oo loo isticmaalo qof qof kale iska daba dhigto ama Ilaahay ku salliday Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 13, 2008 Waa dhab oo qudhaanjo way is fuushaa laakiin qaabkay isu abaahiyaan ma sheeki karo oo weyneyso ayaaanan haysan aan ku eego ,,, Share this post Link to post Share on other sites