Paragon Posted December 22, 2007 Waa duni - Sayidka Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted December 24, 2007 Waa dunida gaal lagu salliday, sanac la’aaneede Waa duni sarwaan lagaga guri, sedo ammaaneede Waa duni sabaan aakhiroo, silic ka joogaaye Sayidka Allaha u naxariistee, run buu sheegay, waa duni waalan oo qasan, danbigii ka batey. Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted December 24, 2007 ^^Haaheey. Cajiib. Gabaygan markaan dhagaysto waan madluumaa sxb. Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted December 24, 2007 Cajaaib! Gabayo badan oo sayidku leeyahay oo aad moodid in shalay la tiriyey baa jira! Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted December 24, 2007 ^^Dabshid, the man was a visionary ninyow. His poetry is as relevant as it was then, and I am sure many years from now when w're all gone, his poetry will still have strong relevance. Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 24, 2007 Odaygu berigaa uun muu noolayn ee ilaa maantuu nool yahay mustaqbalkana wuu noolaanayaa ,,,, Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted December 25, 2007 Carabta maxay buu ka yiri markii la waydiiyey sababta ay ugu soo gurman waayeen! Cudud ma leh col kula weerar gala ciidan iyo xooge Inkastoy cid kuu soo diraan waa cidloo kale'e Waa ceeryaamo soo curatey iyo xuubka caarada'e Madax iyo calooshey sidii dumar cantuugaane Maandhow calaalka iga daa Carabi waa naage Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 25, 2007 Madax iyo calooshey sidii dumar cantuugaane Maandhow calaalka iga daa Carabi waa naage Allaylehe waa siduu u sheegay ..... Share this post Link to post Share on other sites