Ismahaan Posted December 24, 2007 Originally posted by Dabshid: Ismahaan,waa waxa ay u haboon tahay in aadan turjubaan cid u qaban, adigoon u haysan tababarkeeda iyo khibradeeda, arinkan iyo kuwa ka daraniba waa dhacaan marka uu turjubaan noqonayo qof aan aqoon qaabki wax loogu turjimi lahaa, ama aan haysan luuqad ku filan. Islaantu waa saxsaneeyd, soomaaligeedina waa Soomaaligii islaamaha, markaa dhibku adiga buu ahaa! yaa ku dhahay hee tababarkeeda iyo khibradeeda ma laha Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted December 25, 2007 ^lol,ma indha adayg baa sheekadu. Maxaad oran lahayd hadaad qof aad u turjumayso Dr ku dhaho waxaa kuu haray 2 bilood? Ma u sheegi lahayd,sideesu ugu sheegi lahayd,aniga taas baa iigu la yaaab iyo naxdin badneeyd. Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted December 25, 2007 Originally posted by Dabshid: ^lol,ma indha adayg baa sheekadu. Maxaad oran lahayd hadaad qof aad u turjumayso Dr ku dhaho waxaa kuu haray 2 bilood? Ma u sheegi lahayd,sideesu ugu sheegi lahayd,aniga taas baa iigu la yaaab iyo naxdin badneeyd. Indho adeeg kulahaa Mayee waa madax adeeg Of course waa u sheegi lahaa laakiin si wanaagsan oo indirect eh ugu sheegi lahaa. Teeda kale qofka haduu muslim yahay always waa in aa xasuusisi Allah. Allah wax uusan idmin ma dhacayaan. Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 25, 2007 waxaan odhan lahaa cibaadada badso waqti badan baa kuu hadhaye Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted December 26, 2007 ^lool, Ismahaan,Allah ha u naxariisto, waa dhintay qofkii arinkaasi hasatey,si dadban (indirect) baan ula socodsiiyey, horta ma reer Mudug baatay? mise waxbaa la wadaagtaa? Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted December 27, 2007 Originally posted by Dabshid: ^lool, horta ma reer Mudug baatay? mise waxbaa la wadaagtaa? Yaa oh hee let me think about it will you :rolleyes: :rolleyes: :rolleyes: Share this post Link to post Share on other sites
Alla-Maxaan-Kulayaabay Posted December 28, 2007 AYOUB Immigration Officer: Full name please Interpreter : Magacaa? Sujui Man: Abdi Farah Immigration Officer: Where did he travel from? Interpreter: Xagee baad ka.. Sujui Man: Ma-ga-ra-na-yo af soomaali Interpreter: From Somalia Immigration Officer: How did he get here? Interpreter: Suurad Faataxa akhri Sujui Man: Alxamdu lillaahi rabii.....wala daalin aamin. Interpreter: He praised God for making it here. He says he travelled from... Immigration officer: What about his family? Interpreter: Suurad kale akhi.. Sujui Man: Qul accuudu bi rabbi nnaas... Interpreter: He says he lost contact with them when they got displaced ... Inuu Quraanku mucjiso yahay cid diidaysaa jirin. looooool Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted December 29, 2007 stillll thinking :rolleyes: :rolleyes: Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted December 29, 2007 Naag R**xanweyn ah ee an fahmi waayay waxa ey shegeeso totally..lol Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted December 29, 2007 Originally posted by B_Analyst: Naag R**xanweyn ah ee an fahmi waayay waxa ey shegeeso totally..lol Share this post Link to post Share on other sites
Yaabka-Yaabkiis Posted December 29, 2007 And her name was ISMAHAAN....lol Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted January 1, 2008 Originally posted by B_Analyst: And her name was ISMAHAAN....lol Was that? Share this post Link to post Share on other sites
Dj Mad_MaN Posted January 2, 2008 well.... Some of the stories are really funny,being a somali turjamaan is some times tough and needs bit of experience specially when assisting elderly people... Dhabarka waran iiga jiraa !!! Indhaha falaar la iigaga taaga ! is better in qofka fahmi karo waxa laga wado... it's informal language like Gaalki ladhahay CAGAHA WAX KA DAY!! He looked at under neeth his foot. So i would have sugested to the Somali interpreters to sit down and chat with the elders in order to learn from them as they are their Potensial Customers lol.but the worst is Fish and Chips turjamaan rabo inuu noqdo, imagine what's he gonna say ? nothing more than creating a chaos and confusion Share this post Link to post Share on other sites
umu zakaria Posted January 2, 2008 Ani waxeey ahayd mar aan u turjumaayey an eedo of mine. Doctor. What is your problem? Me........ xagee lagaa hayaa? Aunt.......... Maandhaay rubuq raabuqoo dhan baa mutulaato i ah oo meel ii fayoow ma leh Me.......... :confused: :confused: :confused: Share this post Link to post Share on other sites