Som@li Posted October 14, 2007 Waa casharo dhaadheer oo ku saabsan dagaalkii O-G-A-D-E-N-I-A, iyo dhaamaan tariikhda umada Somaaliyeed waqtigii ay xabashida dagaalka kula jirtay iyo sidii dhulkii Soomaalida loo qaybsadey. Dr Enow waa nin rabi hadiyad u siiyey dhica qorida, runtiina aanan ba hore u arag qof soomaali ah oo sidan wax u qora,Masha Allah. Casharada iyo qoraalo taxane taariikhi ah oo Dr ku qoray ka daalaco http://mudugonline.com/, ka dibna dhinaca Midig baad ku arki, waan gelin karin waayey linkga toos, waayo khalmada oo ku qoran yahay oo ka mamnuuca boggan. Dr Enow. Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 15, 2007 ^^^ Dhib malahan sxb inaad isku taxalluujisey inaad linkiga soo qorto, halkaas ayaan ka akhrisanaynaa Inshaa Allaah, waad ku mahadsantahay Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 16, 2007 Thanks mate ...... Share this post Link to post Share on other sites
Haneefah Posted October 24, 2007 Thanks Dabshidoow. Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted November 9, 2007 Originally posted by Dabshid: Waa casharo dhaadheer oo ku saabsan dagaalkii O-G-A-D-E-N-I-A , iyo dhaamaan tariikhda umada Somaaliyeed waqtigii ay xabashida dagaalka kula jirtay iyo sidii dhulkii Soomaalida loo qaybsadey. Dr Enow waa nin rabi hadiyad u siiyey dhica qorida, runtiina aanan ba hore u arag qof soomaali ah oo sidan wax u qora,Masha Allah. Casharada iyo qoraalo taxane taariikhi ah oo Dr ku qoray ka daalaco http://mudugonline.com/, ka dibna dhinaca Midig baad ku arki, waan gelin karin waayey linkga toos, waayo khalmada oo ku qoran yahay oo ka mamnuuca boggan. Dr Enow. Thanks Sheequna. Share this post Link to post Share on other sites