Nephissa Posted June 26, 2007 ^L0L. Waa ii muuqataa asoo saan leh: "Allow yaa galbeed kuma wacnee gaadhi kula dhoofa Allow yaa gayiga aan dagniyo bariba gaarsiiya Allow gob lama caasiyee aniga ii guursho." Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted June 26, 2007 mirror on the wall! who is the qurux badaan of all... mirror hissed at me and said xuuuuuux...lol. Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted June 27, 2007 Waan gartey sharmakee iyo MMA. qof walbee wax baa laqurxoon. whethers its dilated pupils or not. Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted July 8, 2007 Originally posted by Nephthys: ^L0L. Waa ii muuqataa asoo saan leh: "Allow yaa galbeed kuma wacnee gaadhi kula dhoofa Allow yaa gayiga aan dagniyo bariba gaarsiiya Allow gob lama caasiyee aniga ii guursho." ^Oh Bishaaro you got quite clever there...weliba waqti baan waayaye'e i got very close to where she lives . Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted July 25, 2007 Ninkii jiray waxa uu yiri! Quruxda iyo dadnima dumarka waxaa la ogaan karaa marka ay guursato! Ameer riiray caano iyo ilma lagu ogaadaaye, Aragiisi maan maleh intuu adhaxda taagaayo. Gabadh oogadeed iyo guraa lagu ogaadaaye Arageedu maan ma leh intay tima agliilayso. Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted July 25, 2007 Originally posted by Dabshid: Ameer riiray caano iyo ilma lagu ogaadaaye, Aragiisi maan maleh intuu adhaxda taagaayo. Gabadh oogadeed iyo guraa lagu ogaadaaye Arageedu maan ma leh intay tima agliilayso. dabshid, see lagu og'aada , i mean maxaa lagaa wada waxa kor ku qoran. im sure i have annoyed many nomads here by asking always "maxaa ka/laga wada". Share this post Link to post Share on other sites