Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 21, 2007 Haddaa qoraal qoreysid -- ha ahaado buug, warqad, maqaal, iwm -- waa laga maarmaan xirfadaha hoos ku qoran inaad ogaatid. Xirfadaas oo kala ah: Tusmada buugga = table of contents Tusmo = contents Muujiye = index Gogoldhig = preface Hordhac = introduction Afeef = disclaimer Gogoldhig = foreword Mahadnaq = acknowledge Tixraax = source Lifaaq = appendix Maraajic = reference Raadraac = bibliography Xigasho = source Cududaar = apology Qaamuusyare = glossary Daabacaad = publication Gunaanad [qatin] = epilogue Kahorbilaaw = prologue [erey uma helin u dhigmo kan. Kahorbilaaw ka warama?] Hakad = comma Hakaddhibicle = semicolon Joogsi = period [full stop] Labadhibicle = colon Hamso = apostrophe Jiitinweyne = dash Jiitinyare = hyphen Qooys [not 'qoys] = bracket Calaamadyaab = exclamation mark Calaamadsu'aal = question mark Calaamadxidig = asterisk Baraakad = quotation mark Astaamayn = punctuation Soogaabiye = abbreviations/acronym Labadhibcood = umlaut [ä] N.B. = PS [postscript] Jaldi = cover Cutub = chapter Cinwaan = title Bog = page Tuduc = paragraph Weer = sentence Erey = word Xaraf = letter Kaladurkin [banaan] = space Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted May 22, 2007 thanks MMA... what do call essay in somali? Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 23, 2007 Buuxo -- horta wali ma buuxsamin miyaa? -- 'essay' waxaa la dhahaa maqaal, sidaan kor ku qoray. Dad qaarna curis ayee dhahaan. Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted May 23, 2007 ^^well i am thats why i have the name, bilaasha aaad isku bixisay miskiin ,when i figure out the opposite of it ,im gonna calll you that.. thanks anyway,maqaal i will use , curis sounds weird. Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 28, 2007 Maskiin ma ii diiday, walaashiis? Haye 'qamarji' iigu wac. Kaas ayaa "opposite" maskiin ah. Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 28, 2007 Miskiin sxb gacan baan kuu taagey, thnx sidaad noo soo xusuusisey amaba aad u hindistey erey-bixin cusub ee afka Soomaaliga ah. Saaxiiboow waan wada ognahay afkaan waa sii silcayaa, da'yarta maanta joogta ee aan nasiibka u helin inay Soomaaliya iskool ku dhigtaan sideedaba inta badan maba laga dhaadhicin karo in Af-soomaali sidaas hodan uga ah ereyada inuu jiro oo malaha waxay isleeyihiin amaba ma jiro ama kii asalkii afka qalaad unbaa la maroojiyaa like here: Soomaaliyaonlayn....if you know what I mean! Bal horta ma isku daynaa inaan ONLINE xal u helno haddii ay suurtogal tahay haddaan hore loo helin? Buuxomagacaaga markaan arko waan qoslaa...xumaanna ha moodin ee xasuus baa iga keenta! waa ku salaamay anyway. Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted May 29, 2007 ^^ lol abwaan im glad you can see the funny side to my name iyo xasuuta kusoo noqotay,salantana waan kaa qadaya marwalba,salan qali ah na waan kuu so diri. MMA qamarji it is , i just hope its not some term for a stud. Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 29, 2007 Online = xiriirsan. Soomaaliya'onlayn [somaliaonline] = XiriirsankaSoomaaliya Abwaan, taas aa ugu fudud. Waana la dhihi karaa 'online' shabaka marka dhanka 'internetka' loola jeedo. Ama aan dhahee 'qadkashidan,' maadaama qad laga wado 'on.' Ereyadda kombiyuutaradda aan isku tijaabinaa mar kale. Buuxo, Yaa og hee qamarji in laga wado 'stud.' Qaamuuska kasoo fiiri iska hubso. Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted June 1, 2007 Bro Miskiin so far wax xiriirsan ka wanaagsan ma hayo markaa aan sidaa u deyno illaa laga helo eray kale ee uga qalma. Kuwa kombiyuutarka halkee ka billownaa. Horta Kombiyuutarka laftiisa aan ka billowno iyadoo kelimeddaan asalkeeda la raacay ee la Soomaaliyeeyey ay jirto mid Soomaali ah halloo sameeyo, anigu waaan ku talin lahaa sidan: hoos-caqliyeed , lol...it may sound weird or funny to some, laakiin macne ayaa ka dambeeya oo waxaan isleeyahay maadaama uu yahay aalad ku hoos shaqaysa caqliga aadanaha oo aan iskeed u shaqayn karin ayaan ku tilmaamay hooskii caqliga, amaba haddii si kale loo dhigo aalad caqli gudaha ku leh oo dahsoon. Share this post Link to post Share on other sites