Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 4, 2007 Baxsan, err, Baxnaan, magac isku dhacaayo aa la heshay. Micnaha baxnaan magaca nimanka ee baxsanka gabdhaha miyaa? Aniga waxaa ka heli jiray kuwaan waayadii hore, amaaba soo qaataa taloow: Jinoole-aw-Jacburis Xariif-Xaaji-XuuXaaX Jiifdiid-Jeeddoon-Hurdawaa Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted April 4, 2007 ^kkkkkk saaxib haa laakin badalay. Waxan ku waydiidyey maalin dhawayd anoo kujiray qolka darondooriga loo sheekaysto (chat room) ayaa waxaa soo galay yar aan umalaynayey adiga. Wuxuu ii bixiyey magac iga qosliyey, Kuusow...ma adiguu ahaa qofkaasii? kkkk Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 10, 2007 Badgaduudoow, kuuusoow mee ku dhahayn. LoL. Ar haa anuu ahaa, dadka meesha ku wada jiray wey i garteen, ee adi see igu kasi weysay, xataa waaba i weydiisee? Teeda kalena maxaa qolkaan inta loo keenay, oo 'general' loogu soo raray? Hadda waxee dhihi rabaan miyaa 'generalka' Afsoomaali ma lagu qori karo. Ii koow ahaa. Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted April 22, 2007 ^Ileen aduu ahaa, balaayo kufuuli wayday. Cara ayaa hada ila daba socota magacii. Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted April 29, 2007 loool badacas, kuusoow baan hada kadib kuugu waceeynaa. Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 16, 2007 MMA, lool, ani muggoo ma ihi qofkii soo rarey topigaan, Baxrul-Mayyit, sxb halkaa ka wad baan ku iri, waxaan Soomaali aheen haku hadlin lol Aaliyah, oo qeebtanna ma soo gashaa, ballan baan ku mari inaan soo qoro Af Soomaali aad fadmi karto, illeen adaa i dhahee af soomaali nooc minal korean baad ku hadashaaye Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted May 18, 2007 aad fadmi karto? dheh fahmi karto. Warya ya somali ku baray lol Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted November 18, 2007 kkkkkk walahi read sea waba intaxaan.. somali pure ah dad ka inta badan ma qori karaan... ani koley 5 eray markaan qoro 1 lee ku soo daraa luqad ajanib ah.. ;laakiin manta waa isku dayaa in somali uun aan soo qoro .... hada bal iga eega ma ka fakadey mise wax baan ku soo daray ops Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 18, 2007 waxaad ku dartay: ops pure 1 5 Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted November 19, 2007 sheekhajeceylka kkkkkkkk alla waba is ilaawey 2 dhan aa laakiin at least B waa helay Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted November 19, 2007 BadaCas, aka Kuusoow, maxaa dhacay, meelaha adoo af Ingiriis la gagabaayo aan kuu jeedee...Mise inta lee ku egyahay af Somaliga? Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 19, 2007 ^^^^ Adigu yaa ku yiri halkan imoow, calaayata xaal kusoo dhawoow DoodWadaag section, gacma furan, minja daboolan, maan balaqan, maskax miyir qabto iyo qub moos aa lagugu soo dhaweenaa, qub moos waligaa intaa ku istaagtey qadaad qadaad ma u dhacdey intaa taraaraxdey oo lugaha cirka ma u taagtey Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted November 19, 2007 ^Qub moos adi ku kuf...Xaasidsanidaa...Adi intaa ku taraaraxday af af ma u dhactday...lol...Ha i xasuusin... Haye hee luuqaaqa ma kuu dhaafaa miseh? Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 19, 2007 Maama aragtidaa waxey iila mid tahay Anigoo Makiyo Madiinaba tagoo Xajkii soo maree Hooyo magan ilaah markastaba ahoow!!! Share this post Link to post Share on other sites