Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Iikar Jeesto

Recommended Posts

Salaan iyo soon wanaagsan.

 

Jillaagii ugu qatarsanaa Soomaalida soo maro. Ar muxuu wax jili karaa, oo jeesto bilaash loogu bixin. Marxuumka Eebbe ha u naxariistee ruwaayado badan uu jilay, oo kamid ah qeybtaan.

 

Kuwa shabakadaas leh illeen maba yaqanaan markee ugu waceen cajalka "calaacal" hees. Cajalka waxaa ka muuqdo Sanqool, Dhagool iyo Shimaali. Ruwaayadaan maxaa la dhihi jiray waaba ilooway? Tan uu xabsiga galaayo ma'ahoo? Rafaad iyo raaxo?

 

Iikar Jeesto

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ooh, qoraaladii waa dhumeen mar labaad. "Darn" iga dheh. LoL.

 

Muuqaalkaan Qalanjo ila fiirsadaba. Telefashinkii Xamar aaba soo xasuustay. Ar maxaa qoftaan anigoo yar ka dambeeye.

 

Gabdhaheena ku qurxoonaa hidaha iyo dhaqanka. XaaX.

 

Heesta ee qaadeyso:

 

Dheesha dheela dhulkeyaga

Anaga u dhimaneynee

Dhawaaqlahayaa

 

Sow dhalinyaradeenu

Sharafta dhowrimeyso

Dhaqanka iyo hidaheena

Hore u dhigimeyso

 

Dheesha dheela dhulkayaga

Anaga u dhimaneynee

Dhawaaqlahayaa

 

Dhaxalkiyo aayaheena

Dhalaanka bari mayno

Sow dharaar cad waajibkooda

Dhabada marimeyno

 

Dheesha dheela dhulkEyaga

Anaga u dhimaneynee

Dhawaaqlahayaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Qalanjo, sure she was qalanjo loo bogey barigaas, aad baa looga danbeeyey heesaheeda hidaha ahaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haye, telafashinka markee kasoo gisho hoostiis aa fariisan jirtay ma'ahoo? Aniga saacadee soo gali jirtay xataa waa xafiday -- laba saac ilaa sadex saac, filinkii Jarmalka taxanaha ahaa bistoolada intuu bilaaban kahor. :D

 

Hobalahada Shareero waaba iska ilooway. Iftin, Durdur, Waaberi kuwaas aa hoosta giliyeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool, intaan bog bog u seexano aaan qoorta kor ugu taagi jirney Tvga lol

 

hobalada shareero markii horeba saas uma badneyn, kaddibna waxey u kala yaaceen kooxda waaberi iyo iftiin, qaar aaba xataa lagu sheegay kooxda Xarbi ee jabuuti :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this