Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 17, 2006 Salaan... Ereyada af Soomaaliga kusoo kordhay toban iyo shankii sano u dambeeye. Ku dar intaad xasuusato oo hadee ku jirin kuwa hoose. Badanaa bililiqooyinka iyo rafaadka dagaaladda ka bacdi ayee kaaga turjumeysaa. Qaarkood ereyo horeey u jiray oo micno cusub yeeshay waaye. Nirig [dabaqa ayaa la dhahaa maanta Xamar] Sheeno waaye Ma ka heshay Gardheere Tusbaxdheere Sulux Liifaa saaran Mashiixe Mashalaaye Ii qaraareey Qaraarkaa i gaaray Naar ka bood Ay kaanti Dey gaariga Dey dalabka Iga baandheey Habartaa geli Daboolyare Waa iigu jirtaa Bagdhi waaye Adeerka weyn Waa qarax Waa laba qarax Qaam raam Isa saar Bililiqo Anaa xalaaleystay Qax Waan shiiday Mar fujis laba mar fujis (laa mayeeriga) Duqiyow, duqdiyeey, La hayste Dib u heshiisiin Barakac Soo barakacay Waa la fiiqday Tikniko Waa la wiideyhaa Laba shaarre Afar jeeble Aag beddalasho Waraa iib ah Maxmiyadley Soo galooti Kooyto Xamaroow qayaarkaa Yaad i moodey Samatabixin Quudin Halgan hubeysan Ugaaska ka deg igana jeeso Geesi dilaa ah Jihaad baan ku jiraa Macallinka weyn Neefka weyn Adeer baa tahay Wejigee Suufi baad tahay Tacsiyeynta iga daa Qolof ha ii dhigin Roobkaa looga dhigay Lambarkaan cusub yaa waaye Been boode Isku qaad ma heysaa Wuu dhaanteeyey Ka fagaarey Tabeele ayaa laga dhigay Atoore baadiye Hadba kii raran raac Isbaaro Ku nasiibso Waan taabsaday Madigaa yiri Qabqable Waa neefley Iga wareegso Badaa ku jiraa Waa dabaalanoyaa Keydsaneey Anaa ku habeenaa Cisaleey Haaf gacan leh Guri guri liqay Marqaan weyne Waan yabaalay Waa jirtaa Soo gaabo Xalaan jabay Moor.yaan Ciyaal buufis Waan buufsanahay Suu Shilko Dabamiinshaar Madfac Hoobiye Eeyaa cunay Muqalas Maleeshiyo Kuwa qurbaha: Sujuu. Falayt-dartiin {Flight 13} Bug Leen ma heysaa Jeex jeex baasaboorka markii... Ceyr Shabta Isbiimeey Kabaandha Isdhiib Nayn Wan Wan Isboonsar Otaanga Islii Gaarisa Looj Singal Maadar Share this post Link to post Share on other sites
Daandaansi Posted April 18, 2006 hey macruuf waa sidee aqyaarka adiga Somali aa natiri hadana ereyada qurbaha inta aad sheektay waa jus English E.g. sigle mother etc Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 19, 2006 MMA, waxaad illowday; buufis bug hilib-xalaal Caadi ay hadda nala noqdeen laakiin anigu qaxii ka hor ma aqoon. Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted April 19, 2006 Haa, ku dar Sharooko, Ayuuto or Hagbad to the list. Si kale kuma soo xasuusane, bishan toogadeeydi aan qaadan lahaa waaye nooh. Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted April 19, 2006 ^^Bisinka. Waa maxay sharooko ? Ayyuuto weligay baan aqaanay. Hagbadna mar dhow baan bartay. they just mean the same thing. Share this post Link to post Share on other sites
Biixi Posted April 19, 2006 Asalaamu calaykum "Nayn Wan Wan" Share this post Link to post Share on other sites