Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 8, 2005 Salaan... Soon wanaagsan dhamaan. Wax faraq ama lifaaqo eh u dhaxeeyo maa jiro ereyadaan dhamaan hoos ku qoran, oo hormo iyo guuto u socdo: Oori Afo Maranti Xilo Xaas Bilcaan Arad Daaqad Dariishad Shabaako Khalfad Naag Bilcaan Haween Dumar Islaan Ganbooleey Oraah Kalmad Erey qowl Kiish Loor Ceemad Mandad Joonyad Bariin Badbaado Kabaro Bed Giddi Dunji Dhamaan Murug Caloolyow Hami Sakati Tawal Uur kutaalo Walwal Walbahaar Nabar Heer Humaaji Qoon Halakee Dhibaan Cabir Qayd Kiil Dhereri Jimee Miisaan (waala soo deensaday) Socod Luggeen Hadaaf Dareer Leeg leegso Hunbaalle Hudan Cagajiid Huleel Dabandeeb Cidijiid Caano Wan Maal Lebeen Haati Mowjad Hir Lul Maskar Liidasho Tabaryari Uduufo Cabanaan Diif Hodantooyo Qabno Baydi Cood Maaliyad Hanti Aalad Sabab Hub Silaax Fennid Baar Faaqidaad Raadgoob Eegeeg Raadin Culaab Habiso Culays Galbeed Qoraxsiin Bugux Balaar Balac Baaxad Qani Hodan Maalqabeen Tagsi Guur Aroos (waala soo deensaday) Kulan Madar Lajnad Dhafdhaf Lufluf Qoosh Murug Iskujir Doqon Dabaal Nac-as Gunuunuc Nuunaas Hunnu hunnu Hugan Calyo Balqan Candhuuf Raadi Goob Jeri Qur Is Duunyo Faquuq Kalasaar Kalasooc Feeraari Fiindhee ______________ Wee sii socon doonaan. Share this post Link to post Share on other sites
Bakar Posted October 9, 2005 Qani Hodan Maalqabeen Beesoleey iyo Diite kabo laawe aad katagtey. Sxb, maku fahmin ee faah faahi. Share this post Link to post Share on other sites
ayanasli Posted October 9, 2005 salamucaleykum ramdan kariim runtii arayda aad halkan ku sooqortey waa ereyo saxa qofkuna uu ka fa iideysan karo waxan jeclahay inad sii wado intad wadi kartid Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 9, 2005 Salaan... Aw Bakar, waxaan ula jeedaa af Soomaaliga siduu qani u yahay oo u baac weyn yahay. Ereyada badan meesha ku qoran badankood waa dhumeen oo wax isticmaalo waa dhif dhif. Ayaan Asli, kusoo dhawoow golahaan; ha is martiyeenin. Gambar soo qaado. ______________ Cilaaq Muran Akeekan Hagag Dabeebo Jactad Jikaar Jaarri Jiriibban Karaan Tahlid Tarid Karti Karasho Maaro Muddac Heydaaro Hanaayo Garran Eedee Muusaw Hiif Cimri (waala soo deensaday) Facaad Dhallin Fil Fac Itifaaq (deensaday?) Cahdi Oggolaan Heshiis Muwaafaqo Israac Hallayeelo Heemasho Leer Neecaabi Hawo Taltaliini Shactiroole Jile Majaajile Geyr Cartan Caro Gedaad Juuqjuuq Gidaad Gadood Dhirif Awaaji Naadi Iclaan Ogeysiin Sakati Murugo Kurbo Welwel Bidhaan Muuqaal Hannaan Warayso Weydii Tooyo ______________ Wee inoo socon doonaan mar kale. Share this post Link to post Share on other sites
ayanasli Posted October 9, 2005 waa si wanagsan walalo wan ku fadhiistey gambadhkii aad ii dhigtey runtii afka somalilgu waa qani ereyadan aad halkan ku soo qorteyna waxa la isticamla oo kaliya marka gabey la tiranyo ama sugan kale hadana waxaad moodaba in somaligii si dabar go ayo oo luqad suuqdiya la qaatey oon horeba loo aqoon marka koley anuu wan ka fa iideysan doona arayadan mahdsanid mar kale walalo Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 13, 2005 Salaan... Aroor Waaberi Hiraab Geeri Meleg Wad Mowd (deensaday) Tahluuko Hadimo Dhimasho Ladqabo Laqdabo Sir Dag Dhagar Khiyaano (deensaday) Qataysii Siinee Sharax Dahaar Qurxin Naqshad Caddil Daahi Raaji Raagid Dhoof Ambabax Bixitaan Istaahil Mudo Mutayso Lahasho Hawood Haweyso Lahan Mohasho Damac Niyood (deensaday) Muho Rabniin Jamasho Lubi Kadeed Balaayo Eedaad Ciriir Qaxar Dhan Jiho Tusmo Gees Dabqi Qashqashaad Qalalaas Ciil Riyo Hawaawi Dhadhab Alalad Cab Dhan Danyo Wade Kaxeeye Shufeer (deensaday) Engeg Dowr Qalal Kawrixi Boor Fidh Habaas Bus Mirifle Bootaan Siiso _________________ Casharka waa inoo socdaa. Ha moogan. Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted November 9, 2012 Cashar beel, ereyo iska taxan oon wixii adag la macneyneynin cashar maashee, 7 sano kadib Soomaaligaaga waa ka sii fiicnaadey kii hore ee bal haddana wax ku soo dar, wixii la soo amaahday ama la soo bililiqeystayna ha ka tegin!. Share this post Link to post Share on other sites
Saxansaxo Posted November 15, 2012 Gunuunuc Nuunaas Hunnu hunnu Hugan [*QUOTE] Care to explain the meaning of these words? It's really beneficial I hope you write more. Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted November 17, 2012 ^They all mean the same; to whine or whining. Add Yuus to that list. Words that are spelled the same but have different meaning and completely pronounced different. Inan vs Inan. Calaacal vs Calaacal. Calaacal as in crying fault & Calaacal as in the palm of the hand. Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted November 20, 2012 Faraq Weçel Rabshoole Dhibloow Ciyaala-suuq Share this post Link to post Share on other sites
Saxansaxo Posted November 22, 2012 Jacpher;889927 wrote: ^They all mean the same; to whine or whining. Add Yuus to that list. Words that are spelled the same but have different meaning and completely pronounced different. Inan vs Inan. Calaacal vs Calaacal. Calaacal as in crying fault & Calaacal as in the palm of the hand. Thank you, I have only heard of yuus before. I have a lot to learn. Share this post Link to post Share on other sites