Muhammad Posted October 6, 2005 » Asalamu Alaykum, Halxidhaalahan bal isku daya; waa mid fudud; Aw-Axmed Diini: Shan kun oo nin oo wada shaxdoo shir iyo ceel joogta Oo wada sharaaka ah haday naftu shaqaynayso Asaan shaado xoollo ah lahayn wadana shoobaysa Aan shabaabka iyo sheekha iyo sheybku kala soocmin Wadana shiil modow ah aan casaan ciddi ku sheegaynin Maxamuud hadaad shicir taqaan sheeg hadaad garato? Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 6, 2005 Halxiraalahaasi saan ogsoonahay waxa uu ka koobnaa laba tuduc, mid baad soo qortey, kolleey qeebta kalena waad garan baan filayaa. anigu shakhsi ahaan ma garanayo jawaabta, ninkii la weydiiyey halxiraalahan xattaa kama uusan jawwaabin, Aw-Axmed Diini unbaa laga war sugi sey ila tahay isaga unbaa halxiraalihiisa furaheeda hayya Share this post Link to post Share on other sites
Muhammad Posted October 7, 2005 nuune sxb, inkastoo maxamuud wax jawaab ah laga hayn, laakiin halxidhaalahan waa la furay. bal maskaxda tuuji! Share this post Link to post Share on other sites
Meygaag Posted October 9, 2005 Shan kun oo nin oo wada shaxdoo shir iyo ceel joogta Oo wada sharaaka ah haday naftu shaqaynayso Asaan shaado xoollo ah lahayn wadana shoobaysa Aan shabaabka iyo sheekha iyo sheybku kala soocmin Wadana shiil modow ah aan casaan ciddi ku sheegaynin HADDAAN SHEEGGO WIILKAYOOW JINNACA SOW MAAHA? Waa JINNACA nooc ka mid ah oo la yidhaahdo JINNACDUULLAAN! Share this post Link to post Share on other sites
Muhammad Posted October 11, 2005 meygaag - maya walaal, Jinaca ma aha. Maskaxda si fiican u Tuujiya! Share this post Link to post Share on other sites
checkmate Posted October 12, 2005 Shan kun oo nin oo wada shaxdoo shir iyo ceel joogta Oo wada sharaaka ah haday naftu shaqaynayso Asaan shaado xoollo ah lahayn wadana shoobaysa Aan shabaabka iyo sheekha iyo sheybku kala soocmin Wadana shiil modow ah aan casaan ciddi ku sheegaynin Waxaan filanayaa in laga hadlaayo, SHAHWADA RAGA. Share this post Link to post Share on other sites
Muhammad Posted October 12, 2005 Originally posted by checkmate: quote: Shan kun oo nin oo wada shaxdoo shir iyo ceel joogta Oo wada sharaaka ah haday naftu shaqaynayso Asaan shaado xoollo ah lahayn wadana shoobaysa Aan shabaabka iyo sheekha iyo sheybku kala soocmin Wadana shiil modow ah aan casaan ciddi ku sheegaynin Waxaan filanayaa in laga hadlaayo, SHAHWADA RAGA. looooool good one! mar lake ku noqo! Share this post Link to post Share on other sites
checkmate Posted October 12, 2005 Was i close thou? Hint please. Share this post Link to post Share on other sites
Muhammad Posted October 14, 2005 maya uma dhoweeyn, lol hint - waa xayawaan aan duulin oon dabaalan. Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted October 15, 2005 ^^ Haye, waa Maroodi? Share this post Link to post Share on other sites
checkmate Posted October 15, 2005 ^^Sorry waad qaldan tahay weewe, Maroodiga wuu duulaa. Jawaabta saxa ah YAANYUURTA Share this post Link to post Share on other sites
Muhammad Posted October 15, 2005 Alla maxaa maskax Barafka ku firiiz garooday waa maxay yaanyuurta iyo maroodiga duulaaya aad sheegaysaan? ma iska sheegaa dee? another hint: SHAN KUN - waxaad ka fahmi in uu xayawaanku aad u badan yahay. maskaxda heatka u daara oo barafka ka xoqa! Share this post Link to post Share on other sites
Haneefah Posted October 15, 2005 ^bal aan eego iney maskaxdeyda wali freeze garaysmatay iyo in kale. Here we go.... QURAANJO? That's a well thought of educated guess so it better be right @maroodi duulaya, war ileen yaa wax arkay! Share this post Link to post Share on other sites
Pujah Posted October 15, 2005 waa wariiriga dhabar loogu shubi jiray ciyaalka marka loo duubayo. Share this post Link to post Share on other sites
checkmate Posted October 15, 2005 Posted by Meygaag Waa JINNACA nooc ka mid ah oo la yidhaahdo JINNACDUULLAAN! Posted by Muhammad maya walaal, Jinaca ma aha. Marka Abraar, Incase you don't know what Jinac/Quruwaale is, Its Quraanshada Ninka ah, Ok. so weewe idigana waad qaldan tahay. Jawaabta saxa ah agian waa YAANYUURTA Share this post Link to post Share on other sites