Muhammad Posted August 20, 2005 sxb: waan helay suaasha jawaabteedu Doqonimada tahay waa: cudurkii ku doorshee daduu helana aan dilin dawa aan yeelan ii sheeg? kuwa kale waan ka soo fekeri sxb Share this post Link to post Share on other sites
Muhammad Posted August 20, 2005 ok Halxidhaalaha aay Heestu ku socoto waa: xidigahan dusheena middaan uga dan leeyahee doonaayo ii sheeg aan doonaayo ii sheeg? Jawaabteeda ma hubo, armay tahay gabadha uu heesta la qaadaayo ee Dahabo? lol Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 20, 2005 Saaaxudiin, waa sax jawaabta ay tahay doqonimo, laakin waxaad khaladey halxidhaalihii ahaa ula jeedada heesta, hadda saddex halxidhaale unbaa la furey, saddex kalaa hadhey iyo su'aashii ula jeedada heesta dhanba, saddexda hartey waa halxiraalaha ugu horreeyo iyo labada ugu danbeyso, isku day wacan. Share this post Link to post Share on other sites
Bakar Posted August 20, 2005 Jawaabta koowaad waa fiidmeerta , sababto ah fiidmeerta geedaha unbey kudagataa ama hoy ka dhigata. jawabta hadaysan taas, waan ka gudbaya. Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 20, 2005 Bakar, maashaa allaah, saxiix, waad sheegtey, hadda laba ayaa hartey, waa labada halxiraale ee ugu danbeeyo Share this post Link to post Share on other sites
Bakar Posted August 20, 2005 Nuune, widaayow waan kugu wareeray. Farxan waxu ku jawabey Albatros, anigana waxaan ku jawabey fiidmeer. labada xayawan soo makala gedisna? Haday saas tahay, Farxan baa sheegey, marka ka raali noqo jawaabt aan kuceliey. Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 20, 2005 bakar, waa caadi sxb, labada soo hartey bal isku dayya, waa labada ugu danbeyso, midda horta ah: xidigahan dusheena ah, taas aad bey u adagtahay mana sii faahfaahsano, marka tan waan idinka deynayaa, haddaad isku dayyi kartaana isku tijaabiya Share this post Link to post Share on other sites
Bakar Posted August 20, 2005 xidigahan dusheena middaan uga dan leeyahee Waxaan umaleynaa Eebe/Allah. Ileyn asaga ayaa daacad loo noqdaa, kana koreeya Xidigaha. waxyaalo badana baa ka koreeya xidigaha, balse Illaah uun baa daacad loo noqdaa. Haye qatar ma ahay Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 20, 2005 waa runtaa, wax ilaah ka korreeyo ma jiraan, balse jawaabata saas ma ahan, jawaabta anaa soo wada qori doono oo heesta ku dhammeestiri doono. laakin tan ugu danbeeyso isku dayya, saan horey u sheegayna jawaabta xaraf D bey ka billaabataa, Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 22, 2005 Maadaama halxiraalayaasha qaar aan laga jawaabin, saas a tahay jawaabaha waan soo wada qorayaa: dhulka waxaan usoo dagan cirkana daarad ku laheyn ee duula ii sheeg ? Fiidmeerta waxaa sheegey Farxaan iyo Bakar cudurkii ku doorshee daduu helana aan dilin dawa aan yeelan ii sheeg? Doqonimo waxaa sheegey Salaaxudiin waxa socodka diinka leh dabeeshana ka orad badan een daalin iisheeg? Dayaxa waxaa sheegay Farxaan waxa dugaaga raaco dibadana u hoydo dad la moodo ii sheeg? Daanyeerka waxaa sheegay Salaaxudiin xidigahan dusheena middaan uga dan leeyahee doonaayo ii sheeg aan doonaayo ii sheeg? Calankeena Soomaaliyeed halxiraalahan aad uma sharaxsaneen! qof dibbira la jiifo gaajana la daaco diidaayo ii sheeg? Dumarka tan qof ka jawwaaba waa la waayey halxiraalahan ugu danbeeyo ayuuna ahaa ula jeedada heesta dhanba micnaha qof dibbira la jiifo waa dumarka markey uurka yihiin, saas waaye sharraxaada, waa qof dibbirsan xagna gaajo heyso! Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 31, 2008 Sadex sano ayaan raadinyey heesta maqalkeeda ee topigan Ugu danbeyntii waan soo helay Halxiraale, exclusive to radio Mogadishu jawaabaha Halxiraalayaasha are included in the song, enjoy it, by Maryan Mursal & Cumar Dhuule Share this post Link to post Share on other sites
Prinz Posted September 29, 2008 Outch! waa liiga horsheegay haye halxiraalaha? Anyway, it's good if you've already found it, website kale oo ay ku jirto aan hayaa, it's a great song full of xikmad iyo hadal waaweyn. Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 2, 2008 ^^ Shukran walaal, waxaa kaloo jiro heeso halxiraalayaal ka kooban, hadaad aragto heesahaas bal noo keen. heestan muusigadeeda waa yaa salaam Share this post Link to post Share on other sites