Sign in to follow this  
Paragon

Gabay: Caano daatay: diinta oo la isku xukumo

Recommended Posts

Haneefah   

I say it's a must listen for Islaamaha SOL as well smile.gif (well, at least "Caano Daatay" which is the one I got around listening to...will check out the other one another time Insha'Allah)

 

Walee ninku waa nin waxgarad ah oo xaqiiqda taabtay. Aad baan ugu raacsanahay fikradiisa ah, xalka kaliyeeta ee maanta wax wanaajin kara inuu yahay Diinta oo la isku xukumo.

 

Waxaan anu qabaa jaahilnimo aad u weyn iney dhinacan inaga heysato hadaanu nahay Somali, ee Ilaahay siraatul mustaqiim-ka ha inagu hanuuniyo oo diinta qiimaheeda ha na fahansiiyo. Kolkaasaanu isku xukun diineed gaadhi doonaa, Insha'Allah...oh how I dream for this day to come!

 

Inkastoon hadalkiisa oo idil la dhacay, hadana qeyb baan isku dayay inaan soo qoro (ii sax walal hadaan wax khalday ama ku tuntay..ceebtayda maha redface.gif ).

 

War duub duub hadaydaan ku liqin daxalka laabtiina

Dabka iyo hadaan layska dhigin seefta danaaneysa

Haweenkii duleynayee hadaan weerka laga deynin

Aayaadka soo dagay hadaan daacad loo noqonin

Oo diinteynu eednayee hadii aan cayda laga deynin

Dugsiyada Qur’an-ka iyo hadaan deyrka lagu weeran

Kutubaha hadii aan dagta iyo duudka lagu qaadan

Walee wey ka sii dari sidaa doorkan eey tahayee

 

so true!

 

Jamal, Jazak Allah khair walal for sharing this wonderful gabay with us. :cool: ...and btw, the ending was a little abrupt, was there more to it?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this