guleedyare Posted August 30, 2005 xiinow meelaha kale intaan hadalka dhataq kasiiyo baan ka dhaqaaqaa meeshan laakiin doodwadaag baa liyiraahdaa. Hadaadan cararina waxa badan baad hurdo seegi doontaa adeer. anigoo qoonxun daba jooga baad isoo gashay warma qaareenkii ay qabsadeen baad tahay. Marwaduna afkeeda caano riyaad lagu qabaye iyadaaba ku hiilanaysa adeer oo kaa hadal khatarsan. waxay sheegtay inaanay ku jurin qoonkii aan maagay hadalkeeduna waa ii cadeeyay. somaalidu labo shariif bay leedahay mid nin aan ogahay iyo umadii somaaliyeed baa ka dhaqaaqi la midna somaliaonline buu ku jiraayoo libaax buu doonayaa inuu la lagdamo. war ilayn nin aan libaax aqoon baa lax ka rida. shariif anugu uma hurdo seegee 5 daqiiq isii aan heestaada uga jawaabo. nin aftahanimo rabi haybad u siiyay iyo nin buug ka higaad shay isma haybsankaraan oo halmawadaagi karaane inta aanan ku halgaadin iska hooyo habeenyahow....... Share this post Link to post Share on other sites
guleedyare Posted August 30, 2005 Guleed ashaxii gabaye waa hayaa iyo asluubtiiye Xiinow adaan hanaan gabaye aqoon iyo hadalka qaarkiise Adigaa hadba meel u howle sidii howtelhamagiiye Adigaa ku hurdo seegay oo hadana heelo daabacaye Ka hilaabo yaan sidii hebelladaan ugaa haada ku cunsiine Afartaa horudhac gabay iyo higaadii dheh Halkuu ina hasan ka hayn jiray iyo asaaskii dheh Hosaasintii cali aadan iyo haybadii mire dheh Waxa aad la hees heesaysaa waa cabdiaan weedho ka horgeeyay Inaaan ku hayo oo halbowlaha ku jaray oo hooskii kaa kiciyay Wadigaa hinqaday oo hanaddadii doodwadaag hiilo ugu baaqay Marhadayan howd iyo ka iman hoyadii gabayga Hurin hurin baan habaaska u cunsiin oo heegan baan ahaye Warka hagoogo haweenkuna haday doonayaan inay ku hiilshaane. Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted August 30, 2005 Guuleedyare; adeer gabaygaagu waa kii Ciise- cagoole! It was reported that when Ciise-cagoole was challenged by the one of the poets of Mudug and in the face of his sheer inability to get close, much less match, the net yields of literary heavyweights, he cunningly resorted to what amounted pure Cantarabaqash, all-be-it satirical and quite entertaining. Najjisyahow najjis-ku dhalay sidaad iigusoo baxdaad kuugu soo baxaye. ....................... I could see a matching analogous in your embarrassing effort to close the distance between us. Adeer wax badan baa kuu dhimman. Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted September 12, 2005 Najjisyahow najjis-ku dhalay sidaad iigusoo baxdaad kuugu soo baxaye. Iska celiyay Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted September 17, 2005 Yaa ku dhaca hee! Share this post Link to post Share on other sites
guleedyare Posted December 7, 2005 SOMali baa yiri nin naagi wado iyo rati rati wado midna kaama leexdo. Bari baa 3 wiil oo jaamacada lafoole dhigta baa u yimi islaan dukaan haysata. labadii jaamacada ku cusbaa baa english ku wada hadlay islaantii baa waxay tiri war ma english kaa inii cusub kii kale baa soo booday oo yiri eedo anigu sanad kan baa qalin jabin waa labadane maxaad ku garatay? hadaba wiilkan dood wadaag english kaga hadlayow waan ku gartay. armood baan kugu daayaye 1 muran beena 2 magacaaga oo ah waxa la fuulo 3 waalid aadan aqoon caydiisa 4 ragii aan faduuliyaye oo ka gaabsaday 5 gabaygaaga oo ah jacbur aad ku hurdo seegtay Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 7, 2005 @3 waalid aadan aqoon caydiisa. War guuledow u yara kaadi. Najiska najisku dhalay adiga kaama wadin ee wuxuu hor dhac u ahaa jacburkii Ciise. Malaha ingiriiska aan qoray baa ku qalday ee cay igama suurowdo walaal. Ilaa heerka inay sheekadu gaarayso kama fakarin. Balo ku degtay :mad: . Intaa hanoo joogto. Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted December 8, 2005 Guleed C'mom man...are you kidding me? That shyt has no rhythm. Yaanu policekii suugaanta Somaalidu ku qabsanee saaxiib iska aamus. Share this post Link to post Share on other sites