Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 2, 2014 Amsterdam, Holland - 2014 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 2, 2014 Beledweyne - 2014 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 2, 2014 Capetown, Koonfur Afrika - 2014 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 2, 2014 Minneapolis, Mareykanka - 2014 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 2, 2014 Iswiidhan - 2014 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 2, 2014 Roome, Talyaaniga - 2014 Xuska 1da Luulyo Oo Lagu Qabtay Safaarada Soomaliya Ee Wadanka Talyaaniga Munaasabadan oo ahayd mid si heer sare loo soo agaasimay ayaa xalay lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Magaalada Roma ee dalka talyaaniga,waxaana kasoo qeybgalay diplomaasiyiin ka tirsan safaaradda Soomaaliya,mas’uuliyiin ka tirsan dowladda talyaaniga diplomaasiyiin ka tirsan safaaradaha Caalamka ee fadhigoodu yahay Roma iyo jaaliyadda soomaaliyeed ee ku dhaqan talyaaniga. Dadweynihii kasoo qeybgalay xaflada ayaa muujinayay sida ay ugu faraxsanyihiin xuska sanad guuradii 54-aad ee kasoo wareegatay xornimada Soomaaliay waxaana goobta lagu saaray calanka jamhuuriyadda soomaaliya saqdii dhexe ee xalay. Mas’uuliyiintii goobta ka hadashay oo ay ku jireen xubno ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda talyaaniga iyo diplomaasiyiintii kale ayaa ugu hambalyeeyay shacbiga soomaaliyeed sanad guuradii kasoo wareegatay markii ay somalia ka xurowdey gummeystihii. Marwo Safiya ku simaha safiirka safaaradda soomaaliya ee dalka italy ayaa ka hadashay marxalidihii kala duwanaa ee loo soo maray gobannimada somalia waxeyna ku ammaantay geesiyaashii keennay xornimada doorkii wanaagsanaa oo ay qaateen. Sidoo kale mas’uuliyiinta safaarada soomaaliya ee dalka talyaaniga ayaa casho sharaf u sameeyay madaxdii iyo shacabkii kasoo qeybgalay xaflada ,iyadoo munaasabaduna kusoo dhamaatey jawi aad u farxad badan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 30, 2015 Sanadguuro wacan idil ahaantiina. Kowda Luulyo libin ha ku waarto. Waa maalin u qalanta in la xuso,had iyo jeer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 30, 2015 Kowda Luulyo waa maalin heybad badan. Xus iyo boggaadin ayee naga istaahishaa mar walba. Jir oo joog Kowda Luulyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 30, 2016 Sanadguuro wacan oo wanaagsan dhamaantiina. Kowda Luulyo waa maalin aan la iloowi karin, la iloowi doonin. Maanta, maanta, maanta waa maalin weynee maantaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 30, 2016 Had iyo jeer halyeydii Soomaaliweyn u soo halgantay, naftooda iyo maalkooda u soo huray xushmad iyo xasuusin ayee naga mudan yihiin. Astaantoodana waa maalintaan. Kowda Luulyo wacan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted August 11, 2016 MMA, 3dii sano ee ugu dambaysay keligaa ayaa halkan 1da Luulyo uga dabbaal degay!. Waa 2 mid uun, ama sol aa dhimatay ama dadkii waddaniyaddii baa ka dhamaatay!. Mar uun bay igu soo dhacday inaan halkan soo siyaarto. Waan idin slaamayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 14, 2016 Alankeey Maadeey Muudeey. Ar ma faaydaa? Inaa waa hore jana tagtay moodaayee. Waa kaa guddoomay salaanta. Sidoo kale adigana. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 14, 2016 Koowda luuliyo is not a day to celebrate there is no independence in somalia because the country is occupied by Amisom and there is certainly no longer a union between Somalia and Somaliland. so what is there to celebrate Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted February 11, 2017 Awkeey MMA, waa kuu roogaa. Salaan fayle adiga iyo asxaabta kale!. Quote Share this post Link to post Share on other sites