Sign in to follow this  
Paragon

Waa Xusuus iyo Ruwaayaddii Shabeel Naagood :)

Recommended Posts

nuune   

mar horaa iigu danbeesey riwaayadani, Odey Cabdulle waa my nume uno shactiroole.

 

my favirite lines:

 

waxey tiri maryan mursal:

 

"laba beyna xalaal wixii eebbe ka beerey horta soo barkhad ma ahan"

 

and Odey Cabdulle wuxuu ku jawwaabey:

 

"laba beyna xalaal wixii eebe ka beerey barkhad weeyoo wanaagsan teena saas uma buurnee been been baan ku sameeney "

 

kaddib waxey tiri:

 

"been been aan ku sameenayaa bissinka iyo yaasiinka alla beerka"

 

kaddib wuxuu ku jawwaabey:

 

"been beenaan ku sameenayaa burdihii abal caanka alla madaxa" loooool burdihii kulahaa lool

 

 

"naa ka coo bood waligaa

bilistoo dhan u yeer

biliis xoog lehna keen

beybey xabeebi

bad weyntaas isku tuur

dhaaf baraa ka caddoow

buur qaroore kor fuul

baarlamaanka dhex qaad

beer casaani walaaq

baladkoo dhan wareeg

wadadaa isku baaci

baabuur ha iska daymoon

siyaad baasha ka goo

liida baal ka dhereg

beexaani isksu maqiiq

baalcad dhaaf

iyo jowhar baladweyne mood

illaa baalxad lugee isku daadi

baaziin iyo baaruud isku daar

ama bood ama dhac barta aad doonto maree

boolida aad wado aniga igala baal mar

haddey kaa bixin weysana boolis kuguwacayaa beerka kaa tumayaa islaanyahay qowlada dheer leh"

 

this is my all time favorite riwaayad

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

loool nuune classic daadis.com :D

 

Ruwaayada waa cajiib, waana mid ka hadleyso amba saadaallisey xaalladaha maanta haysta qoysaska iyo dadyowga Soomaaliyeed . Clever composition and acting. Halqabsiyo badan ayeey ruwaayada leedahay balse, laba aan hoostan ku xusay ayaa iga qosliya mar walboon dhageeystaba.

 

"Cirba gaabo wallee kheyr ma wadid" smile.gif

 

"Eedo inanbaa ubaxayoo waa shan billood" damn ... the reaction that follows is fine play-act.

 

Very philosophical walaahi lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

sxb linekanna aad baan u jeclahay markey oranayso

 

"war idaa horta ha i taaban"

 

markaas buu yiri

 

"naa wax kaa taaban maayee hilbahaagan gaheerka ah" looool this line is classic, daadis aa eber lagaga dhigey hablihii

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Odey: “Waxaan ka yaabanahay edaabta iyo sharafta illaaheey kuu yeelley, iyo sida aan kuu gardarreystey keliyaan la yaabanahayâ€

 

Shalaayo: “waabad I gardarreystee deyâ€

 

Odey: “anaa ku gardarreystey, anigaa ku daldaley, anigaa ku jiirey, anigaa ku dhexmaray, anigaa ku kufiyey, anigaa ku faduuliyey EDEBNA MA LIHI†lol

 

lool

 

Waxaa ugu qosol badan sideey shalaayo magaca aabaheed ee Guuleed Cawaale iyo kan hooyadeed ay oogu dhaarato, iyo sida uu Shabeel uga faaideysto. lol

 

"War heedhe maxaad ahayd"?

 

"Waxaan ahay, Waa joogaa" lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

guhaad ruwaayadan oo aanan maqal ilaa 14 sano.i laa 3 jeer baan kusoo cesheday. Oday cabdule aad buu iiga qosleyay.Waxaa laga dhigay xil aad u fog hadan waxaad moodaa inay hada soo bax day. Ragi waa ragii hore hadal na waa intuu yiri

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this