Paragon Posted June 16, 2005 Waa ruwaayaddii Shabeel Naagood oo aan is iri bal inteena xasuusata halkan ugu soo gudbi, si ay dib ugu jaleecaan waayihii ay ruwaayadani caanka ka ahayd dalkii. Qaybtii Koowaad Qaybtii Labaad Qaybtii Saddexaad Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 16, 2005 mar horaa iigu danbeesey riwaayadani, Odey Cabdulle waa my nume uno shactiroole. my favirite lines: waxey tiri maryan mursal: "laba beyna xalaal wixii eebbe ka beerey horta soo barkhad ma ahan" and Odey Cabdulle wuxuu ku jawwaabey: "laba beyna xalaal wixii eebe ka beerey barkhad weeyoo wanaagsan teena saas uma buurnee been been baan ku sameeney " kaddib waxey tiri: "been been aan ku sameenayaa bissinka iyo yaasiinka alla beerka" kaddib wuxuu ku jawwaabey: "been beenaan ku sameenayaa burdihii abal caanka alla madaxa" loooool burdihii kulahaa lool "naa ka coo bood waligaa bilistoo dhan u yeer biliis xoog lehna keen beybey xabeebi bad weyntaas isku tuur dhaaf baraa ka caddoow buur qaroore kor fuul baarlamaanka dhex qaad beer casaani walaaq baladkoo dhan wareeg wadadaa isku baaci baabuur ha iska daymoon siyaad baasha ka goo liida baal ka dhereg beexaani isksu maqiiq baalcad dhaaf iyo jowhar baladweyne mood illaa baalxad lugee isku daadi baaziin iyo baaruud isku daar ama bood ama dhac barta aad doonto maree boolida aad wado aniga igala baal mar haddey kaa bixin weysana boolis kuguwacayaa beerka kaa tumayaa islaanyahay qowlada dheer leh" this is my all time favorite riwaayad Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted June 16, 2005 loool nuune classic daadis.com Ruwaayada waa cajiib, waana mid ka hadleyso amba saadaallisey xaalladaha maanta haysta qoysaska iyo dadyowga Soomaaliyeed . Clever composition and acting. Halqabsiyo badan ayeey ruwaayada leedahay balse, laba aan hoostan ku xusay ayaa iga qosliya mar walboon dhageeystaba. "Cirba gaabo wallee kheyr ma wadid" "Eedo inanbaa ubaxayoo waa shan billood" damn ... the reaction that follows is fine play-act. Very philosophical walaahi lol. Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 16, 2005 sxb linekanna aad baan u jeclahay markey oranayso "war idaa horta ha i taaban" markaas buu yiri "naa wax kaa taaban maayee hilbahaagan gaheerka ah" looool this line is classic, daadis aa eber lagaga dhigey hablihii Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted June 16, 2005 Odey: “Waxaan ka yaabanahay edaabta iyo sharafta illaaheey kuu yeelley, iyo sida aan kuu gardarreystey keliyaan la yaabanahay†Shalaayo: “waabad I gardarreystee dey†Odey: “anaa ku gardarreystey, anigaa ku daldaley, anigaa ku jiirey, anigaa ku dhexmaray, anigaa ku kufiyey, anigaa ku faduuliyey EDEBNA MA LIHI†lol lool Waxaa ugu qosol badan sideey shalaayo magaca aabaheed ee Guuleed Cawaale iyo kan hooyadeed ay oogu dhaarato, iyo sida uu Shabeel uga faaideysto. lol "War heedhe maxaad ahayd"? "Waxaan ahay, Waa joogaa" lol Share this post Link to post Share on other sites
guleedyare Posted June 25, 2005 guhaad ruwaayadan oo aanan maqal ilaa 14 sano.i laa 3 jeer baan kusoo cesheday. Oday cabdule aad buu iiga qosleyay.Waxaa laga dhigay xil aad u fog hadan waxaad moodaa inay hada soo bax day. Ragi waa ragii hore hadal na waa intuu yiri Share this post Link to post Share on other sites