Wiilo Posted June 1, 2005 Dhammaan aqayaarta SOL waxaan idin Salaamaya nin aad wada taqaanaan oo magaciisa la yiraahdo Jeceylbaro, salaan dabadeed wuxuu idin leeyahay oo gaa ayaan yara shiiday oo waxaa ii gooyaya Computer internet leh, marka sidaa ayaa ii weydeyn, but now waxaan soo helay computer internet leh marka hadda kadib waan soo noqonaa ee aqataarta sidaa ula socda. Okey, you guys might have questions like how did Wiilo know all those info, waxaa laga yaabaa inaan ogahay iyo inaan iska sameystay marka labaday mid tahay sAlaAmA kA dhEh:......... Share this post Link to post Share on other sites
Pacifist Posted June 1, 2005 Baaac Baaac Waar ba ka dacaay I smell something fishy Walashaay macaan I missed you so dhawoow kaalay .. Jacaylbaro also please do the same for me tell him hasna said Hello..... Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted June 1, 2005 wiilo adna ayaamahaan, waalagu waayay, ma aqal gasheen kaalay horta.. salaant waa laga qaaday oday j baro.. Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted June 1, 2005 aqal gal kulahaa waraa honeymoon ma la dhihi jiray kaas aan ku jirni nooh...kidding... waraada waan noolaa nooh, waxaa igu dhacay internetkii aan iska gooyay nooh kadib markii aan iska bixin waayay bill-ka marka hadda waan soo noqday nooh... sAlaAma kA dhEh:...... Share this post Link to post Share on other sites
lol Posted June 1, 2005 Nagu salaan.. Jacaylbaro......Ilaaheey shiidnimada hakaa saaro dheh....naag aroos ku dheh... shiid ma noqoneysidee... Ilaaheey aa kugu risqaayo..... Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 1, 2005 shuute iga dheh sxbkeey Ray maa salaantaan soo direyna, iga gaarsii hee abaay wiilo, ku dheh, nakab kusii too yaniistoo Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted June 3, 2005 War heedhe minkii jeceylbaro ahaa wuxuu yiri iga gaarsiin salaan waan ku soo noqondoonaa SOL balse lama hayee waa maxay dee sidatan, war heedhe jeceylbaro ku mee? Waa lagu sugayaa ee bal la soco. Go figure:........ Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted June 5, 2005 nakab ku sii too yariisto ah haye loool.. waraa fuunto lee haka dhigin miskiinta.. Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted June 5, 2005 Abooooootoooooooooooooy....Wiilo saas miyaa!! ninkii aa ka faani jirtay maa maanta secratery u noqotay oo boostoole kaa dhigtay?...ar walaashee saan maa kuu danbeesay? anina Zabta waa iga qarsatay marax yahee... Jaceelbaro iigu salaan walashee waxaana siiyey u sheega bilada shaxaarinimada qaranka ee sanadkii 2004... Wareer Badanaa!! Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted June 6, 2005 Juujiye sxb aniga iyo Zab maxaa idin kala heysta, waxaa ani secratery uma ihi jeceylbaro ok.. laakiin farriin lee u soo gaarsiiyay nooh... sAlaAma kA dhEh:............ Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 7, 2005 Heeeeeeeeeeey ,,, waa i kanaaa ,,, waan soo dhacay ,,, ka warran ,,, ilaa waagii waan soo gurguuranayay ,,, haye ,,, salaantii ma idin soo gaartay ,,, adinka tiiniina waan helay ,, waad mahadsan tihiin ,,,, haye ,, maxaa iga dambeeyay ,,, yaa nool, yaa ka baxay ,, yaa dhintay ,,,yaa guursaday ,, mashruucii jacaylka ee SOL iiga warrama ,, xagee marayaa ,,, i need someone to update me ,,, come on ,,, don't be shy like this ,,, ii sheega warka oo dhan ,,, maxaad ii diyaariseen ileen warka waad hayseen inaan soo socdo e ,,,, Akhiyaartii SOL ,,, yaa ka maqan ,, dad badan warkooda waan xiisaynayaa runtii ,,, haye ,, Waan ku faraxsanahay inaan soo noqdo ,, dhamaantiina waad salaaman tihiin mar kele ,, Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 7, 2005 Kaaba Laadar Rey, waa is keentey miyaa, dhuumashaa galee, haddiibo la helo too yariistoo oo la biya biyeesto mala dhuumanaa, barxada lafaha chatroomka is keen hadda kadib duqa Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 9, 2005 Ahlaaaaaaaaaaan Duq Nuune ,,, haye weli ma noolayd ,, alla maxaa rag nool ,,,,, ilaahayow ku daa ,,, haye ,,,,,, waa lala dhuumanaa maxaa ,,, see waaye ,,,, meeshaan oo chatroomka aa sheegayso ,, dhowr mar aan galay hal qof waan ka garan waayay ,,, dadkaba magacyo kale aa la sitaa ,,, iga dhaaf ,,,, Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted June 23, 2005 ahlan wa sahlan walaalaheyga aad qiimada badan oo aan sol daradood u jeclahay (sol family-noolaada), salaan ka bacdi waa la faayaa oo dhib ma jiro xiiso aan idiin wada qabo inta aan ka eheen everything waa cool. waxaan meeshaan uugu hambalyeynayaa walaalkey NUUNE oo soo helay title'ka MODERATOR it was about time these "outlaws" got some sort of recognition.....my ni99a I salute YOU! walaasheey wiilo....hon how is ur summer-holiday, enjoying i hope qq- my main man wus up dude - when we gonna link up cm - akhayaar - adi iyo single mother yaa raay? Tuujiye- magacaaga kaliix aa qosol iigu filan, la'aantaa abaar waaye.... i love u man, shactiroole adiga ka hor ma jirin...keep it up ooh i missed u all so much , u guys r so dear to me....love u loads....n remember increase da peace laters homies Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted October 2, 2005 "walaasheey wiilo....hon how is ur summer-holiday, enjoying i hope" Sweet than your Tea sbx yeah i had a lovely summer than you so much for asking.... Thanks.... Share this post Link to post Share on other sites