Jacaylbaro Posted June 10, 2005 Anigu talada aan siinayo waxay tahay inuu qofku naftiisa ka shaqeeyo kuna dadaalo sidii uu qof fiican u noqon lahaa ,,,, qofka uu dooranayana aanuu qurux keliya ku dooran iyo dhoolla caddayn ee uu dhaqanka dhabta ah iyo dabeecadda ku raaco ,,,,, waxa kele oo aan kula talin lahaa hadii ay gabar tahay inay uunsiga iska badiso ,,, una diyaar garowdo inay habeenkii is qaawin doonto wixii imika ka dambeeya , ,,, JOKING ,,, Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted June 10, 2005 Jaceylbaro since aad aniga hadda ka soo laabatay your Honeymoon-kaaga waxaan filaa talo fiican waad bixin kartaa.. joking with you man... Anyways, thanks y'all it has been great responds and advices from y'all.........thanks..... Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 12, 2005 haa sow ma aragtid ,, wixii guur, jacayl, caashaq, isku dheg ,, isku nacaal ah oo dhan aniga igu daaya taladeeda ,, anigaa ka sheekh ah hawlahaas oo dhan ,,,, Haye ,, maxaan idiin qaban karaa hadda Wiilo ,, ?? Share this post Link to post Share on other sites