MR ORGILAQE Posted August 10, 2005 everything is down jacaylbaro Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 10, 2005 i think u need a cup of tea or coffeee ,,,, don't be so desparate ,,,, Ok ?? Share this post Link to post Share on other sites
MR ORGILAQE Posted August 10, 2005 Wednesdays are usually my mondays.I tend to be tired on wednesdays Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 10, 2005 ,,, me i'm not ,,, it is same 4 me all da days ,, unless when i come back from holidays ,,, Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 10, 2005 Originally posted by Jacaylbaro: Farxan ,,, sxb waxa aan hadda hayaa isaga oo buug ah ,, laakiin waxa aan sugayaa in la ii soo diro isaga oo electronic version ah ,,, marka aan helo i'll give u a shout ,, Ok ?? Thanks,,bro,Waxbaan maganahaye,,lol Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 10, 2005 Ok ,,, Ok,,, sxb ,,, anigaa kuu soo sheegi markaan helo ,,, hadii aad inta ka horaysa kuftana .... just gimme a ring ,,,, will send ya s/th ,,,hehehe Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 30, 2007 Dhuuqmada: Micneheedu waxa weeye in labada bushimood ee afka ninku ay ku lismaan kuwa xaaskiisa. Afku sida daloollada kale ee jirka, aad buu u dareen jinsiyeed badan yahay. Kolkay bushimuhu isku lismayaan, labada isqaba mid waliba waxa uu gaarkiis u dareemayaa macaan aan xad lahayn. Dhunkashada naasuhu waxay leedahay dhowr dariiqo: - Bushimaha oo lagu xantaxanteeyo ibaha naasaha. Bushimuhu intay kala qaadmaan bay marna ibta qabtaan marna sii daayaan. - Bushimaha oo inta lagu cantuugo oo lagu qabto xayndaabka naaska, markaasi carrabka ibta lagu cayaarsiiyo. - Afka oo si toos ah ibta loogu nuugo. - Ibta oo loo qanqaniino si khafiif ah oo ay xaasku ku istiinto. Salaaxista haweeneydu, kuma koobna oo qura labada naas, balse waxa loo baahan yahay in la salaaxo meelo kale oo jirka kamid ah sida; labadeeda warqood, gudaha bowdooyinka, gumaarka, faruuryaha cambarka, iwm. Waxaan muran ku jirin in haweeneyda ninkeeda ay jeceshahay uu labada cajar dhexdooda kaga salaaxo mid kamid ah labadiisa gacmood, isaga oo isla markaasi tan kale kaga salaaxaya labadeeda naas, ay dareento istiin iyo raaxo labanlaab ah. Kolka gacanta ninku ay soo maamusho naasaha iyo shafka xaaskiisa, waxay u degtaa dhinaca caloosha, iyada oo salaaxaysa rugta xuddunta, dabeetana u jiitamaysa dhanka cajarrada iyo gumaarka, halkaasi bayna in muddo ah ku noqnoqotaa. Intaas dabadeed, kolka ay haweeneydu si wanaagsan istiinka u qaadato, labadeeda bawdo ayaa iskood u kala kaca, faruuryaha waaweyn ee cambarkuna waa ay kala fogaadaan, qanjirradiisuna soo daayaan dheecaan qooya cambarka gudihiisa oo idil. Rag badan baa aaminsan in geedkoodu mar hadduu biyaha tuuro balaqna noqdo, aanu wax faa’iida ah u lahayn haweeneyda, kusii hayntiisuna aanay wax micne ah samaynaynin, isagoo mid kamid ah raggaasi uu ku doodo: (Oo maxay ku falaysaa geed balaq ah?), xaqiiqduse taa ka fog. Raaxada dumarka iyo biyabbaxoodu kuma koobna oo qura rabitaanka cambarkooda, balse waxa ay ku raaxaystaan isku nabnaanta jirka iyo isdhexgalka iyaga iyo raggooda. Waxa weliba taa kasii ahmiyad badan dareenkooda jacayl iyo dhab ugu jirka raggooda oo ku dhaliya raaxo maskaxeed iyo mid rabitaan, gaarsiisa heer gariir iyo biyabbax. Haddaba geedka oo intuu biyaha tuuro dabeeto damaa haweeneyda ugama dhigna inay galmadii dhammaatay, balse waa inuu kusii dhexjiraa gudaha cambarka siduu doono ha ahaadee intuu doonana halla ekaado eh, waana in haasaawihii, dhunkashadii iyo istiimintii halkii kasii socdaan ilaa ay biyabbax ka gaarayso, kolkaasi oo intay si xoog leh isugu nabto, jirkeedu wada gariiro, daqiiqado dabeetana kala daadato, cambarkuna geedka dibadda isaga soo saaro, kolka oonku si fiican u daayana iga deg ku tiraahdo. Ulajeeddada kale ee laga leeyahay isku sii dhexjirku waxa weeye iyada oo haweenka aanu kacsigu hal mar ka go'in, balse uu si tartiib tartiib ah uga soo jabo oo uga baaba'o. Haddaba salaaxista, shumiska, istiiminta fudud, iyo ereyada macaan ee jacaylka iyo ammaanta isugu jira ee ninku ugu deeqo ooridiisu waxay si tartiib-tartiib ah uga soo dejiyaan buurtii uu saaray kacsigii ka dhashay hawshii dhammaatay, ilaa ay ku soo noqoto xaaladdii caadiga ahayd. Dhallinyarada qaar baa isku daya inay biyabbaxa kadib geedka kusii hayaan haweenkooda oo aanay kala bixin, billaabana istiimin si ay mar kale uga tuurtaan. Qaar kale kolka ay kala baxaan bay misna daqiiqado kadib istiimin iyo dhuuqmo billaabaan si ay u gaaraan isla hadafkaasi. Haddaba caafimaadku waxa uu ku jiraa, diinteenna Islaamkuna qabtaa in galmada hore kedib geedka ninka biyo kulul lagu mayro, welibana hadday suurtagal tahay la qubaysto ama ugu yaraan la weyseysto, si firfircoonaan iyo looga helo dardar hor leh, markaa kadibna haddii la isku afgarto garoonka la iskula laabto. Waase in biyabbaxa labaadna lagu soo af-jaraa isla gunaanadkii aynu soo sheegnay. ----------- Waa wareey. Qolkaan waa i dhaafay. Ar maxaa wax lag faa'iday. WiiiiiiiiW. Bisinka iyo murdaha iga dheh. Gaaljire Gaboobay taloow macmacaankaas muu ku maqanyahay wali? Buuggaan mid Carabi ayaa laga soo turjumaa maqlay, ee ninka turjumay Afsoomaali ku qoray aad ayuu u keenay runtii. Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 2, 2007 looooooooooooool ,,, waaban iloobay inuu topic gani jiray ka waran Runtii ninka buugan qoray/turjumay aqoon badan u muu lahayn waxa uu ka hadlay. Laakii wuxuu dhaamaa kuwa aan waxba ka aqoon. I hope inay dad badani ka faa'ideen meeshan Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted September 8, 2007 Buugan lacag badan baa lagu raadinaya, waxaan been ahayn in uu wax tari karo reero badan oo arimah dhib ka haysteen! Well done to the auther! JAC, I am stil waiting for my copy! Dhakhso Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted September 8, 2007 War maad inta Illaah ka yaabtaaniin Ramadan baa soo socdee, waxan iska daysaaniin. :rolleyes: Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted September 9, 2007 Ayayayaya!! cashar waalan aa halkan ka socday oo igu dhaafay!. Qofkii su'aal qaba yaa la weydinaa kolleey macallinkii ma jooge balse horjoogaha fasalka Jacayl Baro su'aalo malagaa weydiin karaa ku saabsan casharkan? PS. "Bushimaha laisku lisayo" af-somaliga la adeesaday halkan ayaaba i dishayba!! thumps up! Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted September 9, 2007 Some people are acting very primitive after having read this beautiful, almost educational to the untrained mind in these affairs. Maxaa ka si ah in laga hadlo amuuraha sidan oo kale ah, haddii dad waaweyn kaliya ay akhrisanayaan. Waa waxbarasho, just like any other. Stop putting your palms over your faces and read and learn. Geel-Jire, Thanks saaxiib. Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 10, 2007 LLPP, Soo daa waxaad su'aalo hayso. Nephthys, This not Xaaraan and we'll talk about it even during Ramadan. Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted September 10, 2007 Originally posted by Jacaylbaro: LLPP, Soo daa waxaad su'aalo hayso. Nephthys, This not Xaaraan and we'll talk about it even during Ramadan. Knock yourself out JB. Ku nuur-nuurso those words on the screen. Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 11, 2007 looooool ,,, teaching and learning is not nuurnuursi if you think so. Adigu make sure not to sneak to do some nuurnuursi Share this post Link to post Share on other sites