MZanzi Posted December 18, 2008 Faranacb Fildaro kudishay marki horeba wax qeyr leh maka sugeyn ......Laakin fiiri habo habo inta kabaxdid iyo ciyaal xaafad nimada bishaaro war kakeen ciyaarta bareejo kadhig ....aniga saan makaga haraaye TAN aan kugu dhigo fiirso ...sheeko eey so aalifeey wajiyow xun inaan kaa keenayo lasoco waliba AMIN ARTS aan kuso ijaaraana ..basayuul waaxid Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted December 18, 2008 ahahah, bareejadadaadaa uuslehe, maxaa ka rabtaa wiilka? He made you look hot in the story, a feisty one that takes no shidh, and goes home to Tuujiye each nite. . It couldn't get any better than that! kkkkkk. Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted December 19, 2008 Afro, you're the lamest wife ever, I'm giving you up for adoption! Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted December 20, 2008 ^^^ Kalkalyooni kuuntadil canbuulo waryaa!!! shiiiiiiiiiiiiiiiiiidh!! Charactor assasination mee gaala dhihijireen kaalay? maxaan saan laakiin? Horta Farancab mise Faragaab ama boodiyo gaab waxaa kawadid magaca adiga ayaa garanayee, saaxiiboo Jiljileecaan aad magaceyga ka dhigtay maxaa waaye? Afro Girl majaqda sawir ahaan ee u wadato fiiri horta, wax loos iyo wax kale cafineyso makugula egtahay? anigana qamarjinimadeeda fiiri makugula egahay in aan kala jeclahay bajaq loos lufluf eh qaraabaneeso? seecamal adi maskiinimada sheekadaa ka daa!! ama dadka qarxi oo go all out or naga shib dheh nacalaa qalin rasaaskaaga kutaalee!!! Bishaaro aka Nafiso lol kan baari yaah..Afro hadee ani ii soo hoyaneeso habeen kaste imagine ani waxa aan qori lahaa lol naga shibdheh!!! Wareer Badanaa!!! Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted December 20, 2008 Originally posted by Tuujiyee: Afro Girl majaqda sawir ahaan ee u wadato fiiri horta, wax loos iyo wax kale cafineyso makugula egtahay? anigana qamarjinimadeeda fiiri makugula egahay in aan kala jeclahay bajaq loos lufluf eh qaraabaneeso? seecamal adi maskiinimada sheekadaa ka daa!! ama dadka qarxi oo go all out or naga shib dheh nacalaa qalin rasaaskaaga kutaalee!!! LOL^^ hahaha ah bless you awowe, qamarji wax kala tuujiya, in aan kaa dhigo way ahayd laakiin bahashu meel bay ka miskiintay? Marka hore tijaabo ay ahayd darteed yey u miskiintay? Marka xigta Afro ayaa miskiin noqotay oo cashadii ka dib in ay is rogto diiday? Mar kale waxaan is dhahay armaa Miskiinka Macruufka la soo ridaa? Awr awr wado iyo nin ay Afro wado midna kaama bayro'e? Miskiin la soo ridaayo iyo Amiinka oon abti u ahay ayaan ka baqay in aan madaxa isla galno ka diba aan ku soo dhajiyo sheeko xariirta anoonba laba beri joogin ka dibna dhiiqo wada noqotaa, noqotay bee? Imika iyo haatan wayso iima dhowrna ninkaan ka cabsanaayey in lasoo rido waa soo dhacay, bum? Ilamaaa abtiyo (aminarts) ayey sheekadii lawsku gaadhay? Ani iyo Adi waa isnaqaanaa madaxgaab iyo bowdyo gaab aan iska dhignaa, afka lee inaga tahay? Cidna ma ka xanaaqno markaa waa in khamarjinimadeena duco la inoogu daro? Waxaan anu ku sii dheerahay amar ah in markiiba aan ka xanaajiyo boqol iyo toban qof? Ma jecli in aan shaqadan oo kale isku dayo lakiin lacag xawli ah aa iga soo gasho? Waxa la idhahay haddii aad xanaaqdo Ka kaa xanaajiya inta aan qaato iyo jawaan pepsi ah aa lagu wareejinaa. Pepsi saan u jeclahay waa ogtahay la'aanteed ma mirqaamo, markaa ma kula in aan pepsi cid kale ku wareejinaayo? Laakiin runta marka laga hadlo meeshan waxa jira dad hadaad hebel dhahdo isa soo tuuraaya sidii gantaal warshadda pepsiga laga soo ganay oo ku dhahaaya maxaa ii wacday, Yur dheh? Topica aa fiiriso waxaa la isku haystaa maxa hebel ii dhahday, wid dheh? Dadka busaarad ayaa kaga dhacday samirka, Farogaabowna in uu busaarad ku sii rido aa lagu amray. Laakiin nabaad guur in uu meesha ka dhaco lama rabo waayo shaqo la'aan mushkilo waaye, pepsiga iyo lacagta in ay socoto aa la rabaa. Next stories mid ayaad ku jirtaa laakiin meel dhexe sare ayaad kaga jirtaa ha cabsan madax gaab carooda marnaba ma kugu ogi, shib dheh? Awowe adi haddaa hayso 'any' sheeko xariiir soo tuf oo banaanka keeen , jeexna ha ahaatee? Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 7, 2009 ^^ Sheko xariir Aawey sheekooyinkii talaw, aniga waanba hilmaamay sheekooyinkii, luqadiiba waan sii hilmaamayaa. Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted October 15, 2012 lol sheekooyinkaan caadi ma ahan, kamaavi 5 farood aa u taagay ani lol Share this post Link to post Share on other sites