raula Posted December 4, 2005 ^^^wa hagaag mandhay(Wiilo). Bishaaro waxaa la yiri tuug intaanan tuug dhihiin buu tuug kuyiraahda..(some like that) marka mandhay hadaad cawitaan deg deg uu bahantahay..sheeg noh..minnesota waad ogtahay in laga buuxee its not rocket science. looooool...mandhay horta cirmi aan jaceyl uugu fafakan lahaa kuma jiri..laakin adaa fakad ah ...allow yaa ogaado mid hadii luguu keeno adoo dhan biriq daadi baa laweyn Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted December 5, 2005 Waraada reer MN.. Oday cabdule u sheega gar dhuubka "qandha la gar dheeratayee" Canada ninka lacagta aa kasoo dhiitisay u celi hadii kale adiga iyo Ciyaalka jaamacadaha aa is daba socotaanba MN intaan ugu imaano aan how doododa kicineenaa!!! Gardhuubka ama GARKA..in uu la baxo waaye oo uu iska dhigo Oday cabdule ...Somali naasees aan loo joogin ee ku dhajiyaan dadka!!! Wareer Badanaa!!! Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 5, 2005 ^^horta midkaan xirsiga qoorta ku wataa muxuu ahaa ? abraar & raula, Cedar gabdhahu waa 50% off, sarta UNta waa 30% off, hadaad North ka aadidna xoogaa rajey leeyihiin! Ok now, raula adiga dhabiib aad tahay soo Qalanjoy you can never shrink in value . abraardhuubo, xaal waa iga diyaar laakiin gogasha aan xaalka ku bixinayo waa in Bishaaro joogtaa, oo raula joogtaa, oo Falxado joogtaa ! Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted December 6, 2005 ^^^^wa hagaag..waxaan fila adi iyo sadexdaada odayaal meesha inaad isku soo xaadirin doontan. Share this post Link to post Share on other sites
Simply_I Posted December 6, 2005 Originally posted by raula: its not rocket science. Yep Hun its not rocket science. Share this post Link to post Share on other sites
Simply_I Posted December 6, 2005 Originally posted by raula: looooool...mandhay horta cirmi aan jaceyl uugu fafakan lahaa kuma jiri..laakin adaa fakad ah ...allow yaa ogaado mid hadii luguu keeno adoo dhan biriq daadi baa laweyn Haaa magaalada sanco suuqa aad oo u shidanyahay. Share this post Link to post Share on other sites
Haneefah Posted December 6, 2005 Bishaarooy, rumour has it that you have mastered the art of ka jajabis...raula faraha ka qaad dee, mise waa sey u sheegtayoo intaan la iga gaadhin ka gaadh weeye xaaladaadu Raula, heedhe yaa u diiday dadka da'da ah jaceylka? waxaasu waa prejudice cad ma is tidhi Xiin...yara sug bal horta abraar iyo dhuubo isma garab galaanee, lol, waxaan ku idhi xaal baan bixinayaa iyo condition baan dadka ku xirayaa xageed kala timi...wax gogol loo dhigo maba istaahishid adu Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 6, 2005 ^^Ha i oran abraan waa nin ! Ceeb baa dhacday. Inkastoo ceebi laba af-maroojis tahay. Haddana xaal kalaa iga diyaar ah. No conditions attached this time thou. Share this post Link to post Share on other sites
Haneefah Posted December 6, 2005 ^oh no, not at all, lol...I was referring to the literal meaning of the name and dhuubo don't go well together waan kaa yara wareeriyay mala Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 7, 2005 ^^Haddaan gartay. abraar (ma fasiraa dee) baad ka waddey. Baddel magaca dee. Dhuubo is a lot better. Qoortaa xadiyyan oo dhexdaad qabatin moodaaye Tallaabada qallooc uma dhigtee waa qotomisaaye Qalbigaa ku faaraxa markay qaado laafyahe'e. That's the dhuubo i am talking about. So no more abraar, yaa abraar . Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted December 8, 2005 Originally posted by Abraar: Bishaarooy, rumour has it that you have mastered the art of ka jajabis...raula faraha ka qaad dee, mise waa sey u sheegtayoo intaan la iga gaadhin ka gaadh weeye xaaladaadu Raula, heedhe yaa u diiday dadka da'da ah jaceylka? waxaasu waa prejudice cad ma is tidhi mandhay bal ma ila aragte. waa naag maseersan mowjada ayaa ka qaldaan abaayo abraarey hala yaabin. regarding jaceyl iyo da' mandhay anigu horta waxan aminsanahay..hadaad mar da' culus aad kujirtid jaceylku iyo murtidisa inaad iska yara yareysid..maxaa yeele wuu iska dhib badanyahay. xiin waan kuu jeeda..marna dhuubo..dheereyna dhex yar weey so socota miyaa Share this post Link to post Share on other sites
Haneefah Posted December 14, 2005 Originally posted by raula: xiin waan kuu jeeda..marna dhuubo..dheereyna dhex yar weey so socota miyaa I know eh! You'd think he'd at least be a tad bit more original soomaha...geeljire maxaad ku tiqiinay adu Baddel magaca dee. Dhuubo is a lot better. Macalasaf ya'khi xiin, if only you knew how this sister is waaaay beyond her 'dhuubo' days...imika xaaladu waxey maraysaa qacmaha oo kor loo qaadoo la yidhaahdo...Rabanna Faghfir lanaa Dunuubanaa Wa Kafir Canaa Sayi'aatinaa Wa Tawwafanaa Macal Abraar...dabadeedna waxan ku leeyahay, indhaha hoos udhigoo ameen-ka ku dar Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted December 14, 2005 ^^^Gacmaha in kor loo qaado iyo Dhuubo iney isdiidaan ma anaa u qabay ? Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted December 19, 2005 maxaan ka hadloonaa? :confused: :confused: Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 26, 2005 raali ahaada sxbayaal sababti loogu talagalay topic ayaa ka badasheeyn, waxaan jeclaan lahaa inaad topic-ka aad u deysaan sidii loogu talagay please.............. Share this post Link to post Share on other sites