Juxa Posted June 8, 2005 wiilo baafintadi wala helay, fariin yar kuu wadaa! Og-moti wuu is xaadirshay, lakin 4 indhoyar aa ku goobatay oo faraha uu ka jabanyahay, lakin wuula socdaa, in la tabay. marka haka walwalin, nafta waa ku jirtaa. alle-u-baahne...wuu xeranyahay, walaalahen ku nool stateska pls halaa raadsho, cause qofna kuma soo siyaarato xabsiga. walaalken wuxu soo faray inuu waqtiga ka faaiidaysanayo, uuna ku jiro qoritaan buug la yiraahdo ( road to MURAN.........dood ilaa aa ka suuxdid) Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 8, 2005 ( road to MURAN.........dood ilaa aa ka suuxdid) Juxa, yaa saas kuu barey sxbkey Alle-Ubaahne, dhagax dhaxdiisa dhoobo ayuu ka soo saari haddaad warsato, anyway akhbaartiisa anaa haayo odey Alle-ubaahne, beytul-maalkeyga aan buuxinayaa buu igu yiri kaddib dhulkii baan ku noqoni oo in yaroo xeyn geela baan sameesani kuwii horese gudaafadey raaceen buu yiri. Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted June 8, 2005 Juxa dear waad mahadsantay nuune sidoo kale, Sxbyaasheeyn OG_MOTI iyo Alle-ubaahne waxa loo waayay waxay ahaayeen sidaas yaah.. OG_MOTI sxb ani waa hore aan kuu sheegay nooh, isaga soo tag indhayartaa. Sxbkayn Alle-ubaahne maxaa tiri xabsi uu ku jiraahaa maxaa jiraane ninka waa fiicnaa markii iigu dambaysee, Alle-ubaahne sxb wat did you do? Bal halagu maqlo.. Go figure:......... Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 9, 2005 Haaaaaaaa ,, waar waxaan raadinayay Alle u Baahne ,, ninkii odayga ahaa miyuu xiran yahay ,,, Ilaahay ha u fududeeyo ,,,, muxuu sameeyay aa ,,, Wiilo iska dhaaf wuxuu sameeyay ,,, armaa wax aadan filanaynini kaaga soo baxaan ,,, may be inuu inta jacayl qaatay uu xabsi ku xirtay ,, heheheheh Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 9, 2005 OG-GIRL IS BACK, we all missed her, now she is back, I was happy to see her Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted June 10, 2005 I'm glad to hear that, OG_Girl good to see you gal, welcome back, jeceylbaro as well..Thanks nuune. Nabad & Caano:............ Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 10, 2005 Ohhhhhhhh ,, thanks Wiilo ,,,, dhamaan dadka lumay ee hadana la helay waan soo dhowaynayaa waanan salaamayaa ,,,,, Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted June 10, 2005 war heedhe adiga computer-ka aad dhinaca kale ka fadhidaa miyaa waanba kaa yaabee.... Soo dhawaaw.... Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted June 14, 2005 salaamz...summerka baan uu diyaar garoobaye mandhowyaal. waa inoo markale Ma'salaama. akhyaarta soo noqotana-wlc back. insha-allah Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 15, 2005 Waar heedhaha,,,, oo waxaan moodayay in asxaabta ay isu soo ururayeen oo la isu wada yimide maxaa dhacay ,,, sowtan qaar hor leh la waayayo ,,, aniga dadka badankoodii maba hayee xagee la qabtay ,,, come on ! ! ! ! ANIGA WAXAAN BAAFINAYAA DHAMAAN REER SOL OO DHAN ,,, Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted July 23, 2005 Where's Wiilo? and why am I the only one who noticed her missing? wax dhintay baa tihiin ilaa, reer baro? :rolleyes: Share this post Link to post Share on other sites
Pujah. Posted July 24, 2005 ^^ Alla bishaaro waan ku farax sanahay inaad inala joogtid....anigana hadaan islahaa baafi inanta Wiilo waa laguu xiisay saxiibay soo noqo....hada jacaylbaro waa jooga idinka marba mid maa dhuumanaayo Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 25, 2005 Haa waan joogaaa ,,, sidaan u sheekaysanaynay gabartii wiilo ahayd ,,, ayuunbay hal subax iga baxday ,,,, ilaa hadda waan raadinayaa ,,, cajiib ! ! tolow miyaa la afduubtay ,,, Ilaahayow Sahal ,,,, yaaa ??? Wiiloooooooooy ,,, Wiilo ,,,,, Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted July 27, 2005 ^^ Cajiib Aniga ma ilowden - waan soo noqdo waana nollahay Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted October 15, 2005 Bishaaro and Araweelo sxbayaal Iam back now alxamdulilaah. I was taking care of some "business". balse hadda waan soo noqday, thanks for noticing my absence. Go figure:....... Share this post Link to post Share on other sites