Wiilo Posted February 18, 2005 Waxaan threadkaan u bilaabay in All Nomads aan la maqal baryahaan ay iska soo diiwaal galiyaan.. DADKA AAN LAMAQAL BARYAHAAN: J'baro Qac Qaac Tuujiye Dhammaan aqayaarta aan kor ku xusay waa inay si deg deg ah isku diiwaan galiyaa GOLAHA AQAYAARTA DHALIN YARADA SOL. Haddii kale baafintu way dheeraanaysaa oo ilaa iyo waxay gaaraysaa Xarunta baafinta iyo is gaarsiin Sol, ayagoo waliba lagu qaadi doono sharciga G.A.D. SOL. Fadlan soo gaarsiiya warkiinna G.A.D. SOL. Go figure:............ Share this post Link to post Share on other sites
Garyaqaan2 Posted February 24, 2005 Dhammaan aqayaarta aan kor ku xusay waa inay si deg deg ah isku diiwaan galiyaa GOLAHA AQAYAARTA DHALIN YARADA SOL. Haddii kale baafintu way dheeraanaysaa oo ilaa iyo waxay gaaraysaa Xarunta baafinta iyo is gaarsiin Sol, ayagoo waliba lagu qaadi doono sharciga G.A.D. SOL. Fadlan soo gaarsiiya warkiinna G.A.D. SOL. wiilo raadiyow waa in aan kuu furaa lol wararkii uugu danbeeyey waxeey sheegayaan in aay wiilo baafineeyo dadkii baryahaanba laga waaye sol hadab cidii na aqrisaneeyo waxaan idka codsaneeynaa in aad gaarsiisaan dadka aan is soo diiwaan galin. Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted February 24, 2005 waxaa lagu sheegay ninka la yiraahdo QQ marki igu dambeysay GENERAL FORUM....Tuujiye wuxuu shaqo wanaagsan ka helay WOMEN FORUM....laakiin meel kuma sheego JB...maybe magaaladiisa isgaarsiin la'aan baa ka jirto Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted February 25, 2005 wararka dag daga ah baa igu soo garaay, anoo magaalo outside the skirt ah jooga halkaas oo u baadi galay in aan raadiyo computer si aan isku soo sheeko in aan wali adduunka saarnahay, si ay walaalahayna wiilo, styt ay u wal walin... marka anigu waa ikan.. Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted February 25, 2005 ^^Alhamdulillaah waan ku farax sanahay in walaalkay Qac Qaac uu isa soo diiwaalgaliyay, one in two more to go.... Go figure:............. Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted February 25, 2005 I am back.. warka isii walaashiis.. Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted February 25, 2005 ^^Qac Qaac waan ku farax sanahay marka hore in aad soo noqotay. Marka xiga war maan helaa J'baro aa iga maqannee..Lol.. armaa maqashay war kiisa.............. Go figure:......... Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted February 27, 2005 j'baro waxaan maqlay too uu luuq lagalay.. tuuga, i hope in uu wadaad ula tagay.. ee adi maxaa talo kuu ah lool. Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted February 28, 2005 QQ dear that is very funny, I think J'baro has the right to do what he wants, and as far as my TALO goes,well,,,,,markii horeba ani iyo J'baro waxaan aheyn walaalo............... Go figure:.............. Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted February 28, 2005 micnaha waxaa ka wadaa j'baro afar aa loo baneeyey iyo suubis, so wuxuu doonuu sameen karaa Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted February 28, 2005 nuune dhimo ma ku dhahaa sxb, adi ma iga maqashay taa.....look sxb j'baro waa nin rag ah wuxuu doono ayuu sameyn karaa wiilo'na shaqo kuma leh......... War dadkaanaa yaaqee wiilo maa idinka fakan weyday,,, cajaa'ib sheekhow....... Go figure:................... Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted March 1, 2005 Nuune allaa yaa cizak... waad iifasirtay si fican... wiilo waan ognahay jbaro in uu yahay nin rag ah.. laakiin su'aasha sida laguu waydiiyay ooga jawaab nooh.. labo qof oo walaalo oo is rabno baan nahay baan ka jeclaan lahaa.. Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted March 1, 2005 its unbelievable,,,you two are just being annoyingly foolish, and I could careless about what you two have to say from now on............... Go figure:............... Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted March 2, 2005 haddaa naga xanaaqday walaashiis.. xaal qaado.. haddii kalana qashinka lee ku sii tuur.. Share this post Link to post Share on other sites