Loyan Posted February 10, 2005 Ardaagan oo waxa iigu dambeeyey afsoomaaliga laga dacwoodo... Maasha Allah, sow tan gole dhan loo sameeyey Qoob baa igu taagan oo fadhi iima yaallee, akhyaarey waa la idin salaamay. Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted February 10, 2005 ^^waxaa arrinkaa ka dambeeyay dad wadaniyaal eh.....marka ina adeer adna waad salaaman tahay Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted February 10, 2005 Loyaanoow bal soo dhawoow... Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted February 15, 2005 Salaam diiraan dabacsan baa lagaaga Qaaday Salaantaadii soo dhawaw "Mininka waa Mininkaadii... Nabad & Caano Share this post Link to post Share on other sites
Pacifist Posted February 15, 2005 Baal walaal so dhawoow, ohh fariso kaalay shax iyo xaalwad cuun....... Alla waan ilowbay baal salaan khatarisan ahh baan ni so shigtiniya Jacburis Somali ahh baa socdaa Share this post Link to post Share on other sites