Nin-Yaaban Posted March 8, 2005 amuu ninkii naagta qabay sheekadoodi oogaaday, uu labadoodiiba ka takhalusayba. :eek: :eek: wakhtigaan wax waliba waa suuroobaan. :eek: :eek: wa ileen tanoo kale... Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted March 10, 2005 ^^^^nin yaaban sxb maxaa tala ah illeen ninkii lama hayee illaa iyo hadda, bal si aan yeelno oo aan raadinno ninkii shirwac ahaa..... Go figure:................. Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted March 10, 2005 Naag raadinaysa in dhagax lagu dilo, waligay taa oo kale ani ma maqal.. Share this post Link to post Share on other sites
Faheema. Posted March 10, 2005 Eeda labaduba way leeyahiin, markuu ogaaday in la qabo, muu faraha ka qaado, maxaa wali daba lulay. :confused: Aduunyo waa shalay iyo maanta :rolleyes: Share this post Link to post Share on other sites
Shirwac Posted March 12, 2005 Aad iyo aad ayaad ugu mahadsantihiin gidigiin waqtiga aad siiseen qoraalkayga. Turns out inanta lama qabin. Dadka igu yiri waa la qabaa ayaa inanta nafsadooda la doonayay. Nasiib daro inanta iyo aniga ayaa labo qabiil kala noqanay, sidaa daraadeed sheekadeeda waan isaga haray. Marka sheekdaa waa intaa. Mar labaad aad iyo aad baad u mahadsantihiin. Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted March 12, 2005 labo qabiil kala noqdoy.. what is this mean.. does it mean.. those tribes could never marry from each other again.. parents won't allow it.. subxanallah jaahilnimo... Share this post Link to post Share on other sites
Shirwac Posted March 12, 2005 Qaqac ...Sooamliya jawiga ay maanta taagantahay baa keentay. Jaahilnimo taa hadaad u aragtana nin/inan huradaad tahay. Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted March 13, 2005 wooow Shirwac u sacab tuma. :confused: Share this post Link to post Share on other sites
Pujah Posted March 13, 2005 Originally posted by Shirwac: Nasiib daro inanta iyo aniga ayaa labo qabiil kala noqanay, sidaa daraadeed sheekadeeda waan isaga haray. Brother, If you live by that principle you will miss out alot in this world just my opinion Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted March 13, 2005 Shirwac walalo hadii gabaraad shukansaneysay lagu yiri waa laqabaa oo soo ogatay in laqabin waxa shekada kusoo tabiyayna yihiin niman isurabo gabarta aniga waxa kudhihi laha gabartas hadi aad damac kaleedahay yaysan kudhafin kala qabiil aan nahay iyo sheekoyinkas laga tagyaye ...hadi xata qabiladina kala guursan oo adiga gabarta rabtid than i think is between u n her soo mahan.. Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted March 14, 2005 shirwax are u saying, not marrying the girl because of tribal reason is not jaahilnimo bro.. Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted March 15, 2005 waraa shirwac, sawirka ninwaaye haye....aqaseeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee.............. waraa leerta nasii nooh... wareer badanaa!!!! Share this post Link to post Share on other sites
Jabarjaan Posted March 17, 2005 loool@different tribes waraa it is 21st century,like qacqaac said jaahilnimo weyn weeye inaan gabadh ku guursato according to her qabiil. Man wake up Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted March 17, 2005 aduunkaan waxaa la dhahay saa u socotid rah dhalaayo aa arkee.... Shirwac ban aa ku fadhisaa abaa..xaanshida musqusha waakugu yartahay.. Qabiil nin ama naag ku guursaneyso horta jaahiliin waaye..hadii taas laga wareegtona baac waaye hadii laga sii kala fireestona xoolo waaye.. wareer badanaa!!!! Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 20, 2005 aduunkaan waxaa la dhahay saa u socotid rah dhalaayo aa arkee loool Share this post Link to post Share on other sites