Shirwac Posted February 1, 2005 Gabar aan shukaansanayay in mudo ah ayaa waxaa la ii sheegay in la qabo, wax aan suubiyana ma garanayo. Share this post Link to post Share on other sites
Pacifist Posted February 1, 2005 Bisinka maxaa tiri baal. Waar culus baa sheegtey. Ohh ya ku sheegay baal? Ma sheeku jiirto oh ruun baa. Waar walaalow waarka baal hobso baal. Cajiib Iyo Nuus. Adunka is running. Shirwac huno ideykeysu imikaan okay. Waxaan umaleyniya waarku ino yahay PraPaGando Cajiib baadhana. Marka iska ilaali people ka ohh hadalka baadhan...Too much talking talking is no good absolutely no good. I suggest u that u listen here here that u hear andy listen me here okayyyyyyyyy u istardandi me? I hope u istardandi me aaa what say okay. i mean say that if the girly is xaas then u live her aloni oky. they say in af gaaled plenti fishi in tha ocean I hopi u istardandi me very well me go now. Share this post Link to post Share on other sites
HONEY-D Posted February 1, 2005 naag iyadoo la qabo nin kale hunguriyeysay maxaad u sheegeysaa haday qof wax isku faleyso tahay falkaas xun kuma kacdeen marka aniga waxaan ku oran lahaa sumcadaada dhowro kana carar intaad ka carari kartid yaan lagugu ad sawirine. nin noolow maxaa aragti kuu laaban tanina ma jirtey walee waa wax lala yaabo. Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted February 1, 2005 ayaa waxaa la ii sheegay in la qabo, hubsiinyadu waa dahab, hubso hadalka marka hore, hamigana ha iska halleenin. waxaa dhici karta in warkan aad ka heshay niman iyagu laftirkoodu hunguriyeenayo gabadhaas aad is shukaansateen. haddii aad warkan gabdho ka maqasheyna iyagaa doonayo inaad shukaansato ood gabadhaasi ka harto Share this post Link to post Share on other sites
Diamante Posted February 1, 2005 istacajib iyo nus...aduunyo gaddoon waayabe ma'istiri...naag la qabo, nin kale raad saneyso... sidey Honey-D hore u tiri, dacaska wax kadday. Naagahaan baan la yaabay oo iska dhigo iney hot and single yahiin wali, ayagoo uurka buuran yahay...mid saas oo kale ah ayaan maalin ku qabtay ayado inan abtigey ah ku heyso. Inaan karbasho baa damcay, laakin ninkeedi already found out (muhahaha) Shirwac, tilaabo dib u qaad....tilaabo oo aad iyo aad u weyn, aint no fun shukaansiying married women, if they don't break your heart, their husbands will Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted February 3, 2005 Waxaan shukaansaday gabar la qabo Ceeb badanaa Runtii waxaa ceeb ah ama wax laga xishoodo ah in adigoo lagu qabo nin kale aad la sheekaysato. Shirwac walaalkiis runtii adiga wax ceeb ah kuma lihid arintan, balse waxay ahayd inay ayadu kuu sheegto oo ay ku tiraahdo aboowe arintaan baa jirta, hal su'aal though did u ask her if she was u know single or available? TALO YAR: waxaad samaysaa hubi arintan inay dhab tahay iyo in kale, adigoon ku dag dagin qoftana aad la dagaalin. Waxaad kaloo fiirisaa Qofka kuu sheegay inuu yahay qof la aaminikaro iyo in kale, iyo waliba u sheedada uu kaleeyay sheegidda uu kuu sheegayo. Waad ogtahay waxaa iska jira dadka aan wanaag arki karin jecelna inay ka shaqeeyaan xumaan iyo isku dirka, marka anigu taladayda waxay tahay hubi arintan before u do anything. And if its in fact true u need to step back and leave her alone totally. Wabillaah:................ Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted February 3, 2005 LEEE Naag laqabo shukaansadoo aa tahee "ceesaan yaroo mina shaakiriina"!!! LAx dhimatay laan ka tuugoow aa tahee "ceesaan yaroo mina shaakiriinaa"!! wareer badanaa!!! Share this post Link to post Share on other sites
Pacifist Posted February 4, 2005 WAAR SHIRWACOW HMMM NOWHERE TO BE FOUND!!! I HOPE THE HUSBAND DIDN'T BUMB U OFF TO NEVER NEVERLAND. BAAL HEEDHAYAL UH SOO DUCAYA WIILKA YAAR. Share this post Link to post Share on other sites
Abdulladiif Al-Fiqih Posted February 4, 2005 Hadii aand shukaansatey naag laqabo adoon ogeyn inay xaas tahey maxaa macnaha maad aayar iskaga hadhid markaad ogaatey inaa laqabo mise heedhe, wali rajaa kaa haysa? Waxaan umaleyn wali damacbaa kugu jira....Allow sahal umuuraha ragbaa.......hee Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted February 4, 2005 ^^si fiican baad u hadashay...... intiina kale wiilka ka qaleeya....he told you he wasnt aware of it Shirwac- bro, Ilaah baa faraj furee ee cagahaaga wax ka day! Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted February 7, 2005 War nagta waalan iskaga har,ogowna hadaad isku daydid inaad ninka ka qaadid,adigana hadhow mid baa kaa qaadi ee u diyaar garoow.What goes around, comes around! Share this post Link to post Share on other sites
SJ Posted February 26, 2005 Haye, Waxkala Ma Ku Tiri Aaan Ahayn: "Abaa iidhiif" Share this post Link to post Share on other sites
Pacifist Posted February 26, 2005 Shirwac is nowhere to be seem. Like ow my gosh I hope the boy is alive. Alla hooyoy baal inanka meyey Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted February 26, 2005 Waa su'aal lee shirwac yaa arkay, war heedhe wiilka yaa la tagay, bal aan baafinno walaalkeeyn wax kasta baa dhici karee....... Go figure:................. Share this post Link to post Share on other sites
Abdulladiif Al-Fiqih Posted February 26, 2005 Wiilo iyo Pacifist, wiilka maxaad u haysaan iska daaya wuu shukaasi tagaye.....koley naagtii laqabey buu busy kunoqdaye. Alloow sahal umuuraha..aamiin dhaha Share this post Link to post Share on other sites