Shirwac Posted January 14, 2005 Walaalayaal Waligaa ma aragtay nin ween oo leenkaan isticmaalaya? Ladies, has this line been used on you and did it work? Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 14, 2005 looool waxas aa waalni la dhahaa, abbaa ii dhiib Share this post Link to post Share on other sites
runawayvirgin Posted January 15, 2005 Shirwac: Haloo dhiibo waa garanee...Maxaa loo dhiibaa??? Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 15, 2005 duqu muxuu ka hadlay ??? ,,,,,, yaa fahmay horta ?? Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted January 15, 2005 shirwac walaalkiis maxaa waaye waxa aad ka hadlayso? Ma fahmin runtii,,,, Go figure;................ Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 15, 2005 wuxuu ka hadlayaa shukaansiga casriga ah oo dadka badankood isticmaalaan, khaasatan dhallinyarada gabdha iyo wiilalba, abbaayo ii dhiib abboowe ii dhiib Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted January 15, 2005 Bal aniga iga raali noqdee waan dambeeyaaye maxaa laga wadaa "abbaayo ii dhiib, abboowe ii dhiib?" :rolleyes: Go figure:................ Share this post Link to post Share on other sites
runawayvirgin Posted January 15, 2005 Be Specific Nuune: Maxaa loo dhiibaa?????????? Share this post Link to post Share on other sites
Diamante Posted January 15, 2005 Alla gabdhooy maad joojisiin su'aalahaan. Haddi Hadhoow wax aadin rabin la'iin sheego, waad soo cabaadi kartiin iney wiilasha edeb daran yahiin. Hadduu nin ku shukaansanaayo waxaan oo kale ku yiraahdo, waxaad normally ku jawaabtid dheh! Share this post Link to post Share on other sites
Muhammad Posted January 16, 2005 ^^^^ well said Diamante Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 16, 2005 Canjeelada ayaa Mooska loo yara dhiibaa nooh Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted January 16, 2005 shirwac.....topic'gaaga meel oo ka socdo iyo meel oo u socdo maba la kasaayo Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted January 17, 2005 Haduu wiil ina yiraahdo Abaa ii dhiib, waxaad ku tirahdaan Habartaa ha kuu dhiibto Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 17, 2005 Ceeeb ,,, taasi waa cay baan filayaa ,, take it easy sxb . .. Share this post Link to post Share on other sites