Wiilo Posted December 6, 2004 Gacaliso runtii aad iyo aad baan u qoslay markii aan aqriyay qoraalkaaga. Gacan iyo lugba waan kuu taagay. Waxaan aad ula yaabay adigu ma waxaad ka heshaan raga waal waalan? haddii aad tiri dee kuwa "DAGAN" kama helo. Teeda kale gacaliso haddii aan ku iri baddayda waa la soo galay macnaheeda maahan inuu jacaylbaro soo galay, bal taa aan kuu saxo. Aniga maalintiin lay dhalay baa lay bixiyay oo maba ihi qof la soo gali karo "Ocean" keeda (Kaftan). Marka abaayo haddii aad wax u heyso dee inanka u sheeg, haddii kalena dee halkan haku cagaarini runta si fiican ugu sheeg. Go figure:............... Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted December 7, 2004 ^^carab maa tahay markii lagu bixiyay isla markaad dhalatay? yaa xurnimada kaa qaaday? fiiri hadaad adi xitaa isku dayeysit inaad qarisit waxa idinka dhaxeeyo adi iyo Mr jaceyl, isagaaba soo taagan oo sheekada kasoo fakfakaneysaa Macaanto, ninkaan waxaad u qaataa heestii Axmed Cigaal oo eheed "maxaa inaad shirisay naagihi ***** uugu sheegday sheekadeeni dabaal shalay galab" erayada wey iga kala maqan yihiin but u got my point Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted December 7, 2004 ^^^wale maila aragte huuno-mansha yaabe beryaahano dhaan.waxaan is iri wale ma da'dii baa kadaba timaade mise waa lagu soo haya waraada S_T_B iyo Wiilo-wiilka taagera yaqee..see waaye aqiyaarta. Labadiina intaad shan xaboo shuuruurac ereeyo jaceyl-ah itaad isku soo shiriseen-yaa marku Alla uu bahne inkuso kala fireeye..baa wadnahii idiin gariire..sidii arliiyo camal "ala ma anigaa.." balo STB iyo Wiilo-adiinka baadinaa buxdoo..dhinacayga..ceel aan ka waraabsana -wabiyaashi baa qalaaleen..in yaro xagaaya ah mooyane ..wale roob maso socdo mardhow-ilaahow no sahal Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 7, 2004 Simply maxaa dhahday Hees u qaad aa, waraa waxaad rabtaa miyaa inuu iyiraahdo maxaa waaye NINkaam ii heesaayo. Maxaa umaleysaa in "Wiilo" laygu bixiyay?? Heedhe hadda waxayba sheeka maraysaa markii la soo waco guriga oo aan aniga Telephoneka qabto in lay yiraahdo "Aboowe" wiilo ama walaalhay qofkii markaa la doonayo in lay yiraahdo ii dhiib Macaanto waxaan umaleynayaa inaad i fahantay. heesta aad sheegayso iska ilow inbeeshe waxaad tiraahdaa asiga hakuu Heeso jEcliyAaaaaaaaaaaa:........... Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted December 8, 2004 afuufoow wax qabo ma yara wallee Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted December 10, 2004 ^^afuufoow lee sheeg daa adna abaar iyo aaran! Share this post Link to post Share on other sites
Garyaqaan2 Posted December 19, 2004 Asalaamu calaykum w.w. Sidaan ayaan u badinaayaa in uu qofkasta ku guursado. bal anah aan isku dayo in aan qeexo sifada lagu guuresado gabar muslim ah 1. In ay qurux leedahay. 2. in ay ka dhalaytay familiy fiican 3. in ay heesato dhaqaale fiican 4. in ay islaamtahay 5. in ay dhaqan wanaagsan iyo dabeecad fiican leedahay nabigeen naxariis iyo nabad galyo ha ahaato dushiisa ayaa yiri sidaas. intaas ka dib wuxuu in taas ka soo qaatay labadaan oo ah in ay Diinta islaamka sifiican uugu dhaqanto ayana dabeecad wanaagsan leedahay in ta kale waa ay iska harayaan lacagta iyo quruxda iyo ehelka ba madaam intaba aan waarin oo quruxdu suusho lacagta dhamaato familykana xumaankaraan. wabilaahi toofiiq wixii dambi ah ilaah ha ii cafiyo Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 20, 2004 Simply dear I don't think inaad aqrisay qoraalkeyga :confused: Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 21, 2004 Sida Wiilo oo kele Gabar dunida waayaha Inta ay u wacan tahay warkeedu ku deeqoo wanaag badan ha la helo waqtigaa i ciilee waxaan siin lahaa abaal shahaado aad u wayn iyo magac aan la waabin waad salaamantahay Inaabti Waxa iyana amaan mudan Simply da wacanee wanaaga ku hadashee wadankay ku dhalatiyo asxaabta wada jecel Alle u baahne waa kan isaguna waa mid kele sheekada wanaagiyo haasaawe wacaniyo Hallaasi waan ku ogaa Isna waan salaamay Nuune waa nin sare waa aad u weynoo wadaadoo fiicanoo wax garadoo hagaagsan isna waxaan u dirayaa habliyiyo wanaag iyo Salaan waalidnimo iga dheh Raula waa waa raggeedii waa dowlad culusoo wacanoo isgaadhoo dadku uu ka wada helay Iyaduna ahlan wasahlan waad salaamantahay iga dheh Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 21, 2004 waan kaa qaaday dear waadna ku mahadsan tahay, balse waxaa iga su'aal ah? Da'da weynoo Daa'inkeysiiyay siiyay nuune yaa inoo doonoo da'diisa inoo sheegay? Ma annagaa Damacnay mise waa noogula Deeqay :confused: Go figure:............ Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 21, 2004 Wiilo horta adiguna illowshiyo badanidaa ,,,,, soonigii maalin hore kuu sheegay inaan ku riyooday Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted December 21, 2004 wiilo....qoraalkee abaayo? Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 21, 2004 waxaad fiirisaa nuune qoraalkiisa qoraalka ka sareeyo ee aan aniga qoray Fahantu dear...... Go figure:............. Share this post Link to post Share on other sites
MR ORGILAQE Posted December 21, 2004 Maxaa umaleysaa in "Wiilo" laygu bixiyay?? Heedhe hadda waxayba sheeka maraysaa markii la soo waco guriga oo aan aniga Telephoneka qabto in lay yiraahdo "Aboowe" wiilo ama walaalhay qofkii markaa la doonayo in lay yiraahdo ii dhiib xuux!!! Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 21, 2004 Orgilaqe dear u find that funny huh :confused: well iska raaxeyso meeshaba waa baashaal unne...... Go figure:.......................... Share this post Link to post Share on other sites