BN Posted May 19, 2012 Biyo fadhiya, biyo socdo ayaa kiciya. I believe this maahmaah is older (and more eloquent) than Sir Isaac Newton's first law of motion: The velocity of a body remains constant unless the body is acted upon by an external force. Once again, our contribution to the world is not being recognized. :-) Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted May 19, 2012 ^ lol oh wow you are so right. Somali maahmaahyo are full of wisdom. I love them.. nin so joog laga waayo, so jiifso aya laga helaa Share this post Link to post Share on other sites
BN Posted May 19, 2012 ^^The above is one of my favourites! Probably use it too much. :-P Gari ilaahay bay taqaan - Justice knows only God or Justice is blind to influence. :-) Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted May 19, 2012 ^which maahmaah is your favorite the one i posted? ... somaali is soo funny..gari? maanto dhan waxa moday gari like giraffe lool i was thinking of course ilaahay mataqaan waa xayawaan...but when I READ your translation I understood you mean justice..gar.. Share this post Link to post Share on other sites
BN Posted May 19, 2012 ^LOL@giraffe! Too funny. But, yes, I can see how that can be read that way. Next time we can flip it around and use caddalaad, xaq, garsoor, etc. PS: The maahmaah I liked was nin soojoog laga waayo, soojiifso aya laga helaa. I used this other one just a few days ago: Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted May 19, 2012 ^ The link you posted is a song not a maahmaah. I love that song "nin lugu seexdow ha seexan xil baad sidaa ha seexan somaalidi midowdo sahalki baxayoo samaatay so jeedo si weynn u foojignow".heestan wa hees aad iyo aad u qiimo badan oo macno ku fadhida.....lovely clip. Share this post Link to post Share on other sites
BN Posted May 19, 2012 ^^That song is based on the maahmaah. Nin lagu seexdaw ha seexan. http://www.somaliroots.com/Xarafa%20N.dwt. #653. :-) Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted May 19, 2012 ^ oh nin lugu seexdow ha seexam ma maahmaah bay aheed. Hees magaceeda uun ayaan u haystay. intaad noshahay maalinba waxbaad baran ayaa layidhi. Waad mahadsantahay. Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted May 19, 2012 BN;832029 wrote: ^^That song is based on the maahmaah. Nin lagu seexdaw ha seexan. http://www.somaliroots.com/Xarafa%20N.dwt . #653. :-) BN, thanks a million for that link, i plan on memorizing as many of those maahmaahs as i possibly can insha'Allah. Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted January 8, 2013 Soomaalidii horee iyo kuwii dhexe waxaa laga heli jiray dad dhaqan yaqaan iyo hal abuur leh, kuwa hadda jooga dhaqan iyo maah maah iska daaye waxaa laga kari la'yahay surwaalkaaga kor u qaado. Maah maahda waxaa loo adeegsadaa meeshay ku haboon tahay ama way kugu soo dhacdaa markaad mudankeeda la kulanto Waxaa laga ilaaliyaa deel qaafka ama erayada xun xun oon hagaagsanayn,qaab ahaana layskama yiraahdo adigoon u fiirsan, raggii horee ma soo qaadan jirin maah maahyada aan miisaanka lahayn haday ku maahmaahaana way ka cudur daaran jireen intaysan oran, ama waxay ka dhigi jireen sarbeeb aan toos loo tilmaamin waxaa ka mida kuwa ugu cajiibsan KORTAG NINKII GARANAYA INUU WAAGU BARYAYO YAA FOGEEYA Waa maah maah miyi ama reer guuraa macnaheeda caadigaana waa kala fogow hadaad xaajoonayso meelaha dadku degan yahay waayo reer miyigu ma laha restroom sida reer magaalka, maahmaahduna meelna kama tagto laakiin si asturan baa loo isticmaalaa ama sarbeeban Sidaa daraadeed maahmaahdaan waxay u isticmaali jireen inay ka fogaadaan wax kastoo ceeb iyo magac xumo u keenaya intuusan waa ku baryin Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted December 5, 2013 "Summadii awoowgey iyo sinji waa ma guuraan" Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted July 29, 2014 This topic is from 2004. Every year someone added maahmaah. Today it is my turn. Habar fadhida legdin la fudud. Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted October 23, 2014 Eey 10yrs Anniversary for this thread. Maah Maahda soo dhiba. Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted October 23, 2014 Only Barawaani/Reer Xamar maah maah. NO LAMA GOODLE, SOMALI MAAH MAAH. Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted October 23, 2014 Liin Iyo Caano Waa Lakala Leexiyaa. Luuq Luuq Maroow, Laamilee Ju Dhacaa. This are the Benadari ones Share this post Link to post Share on other sites