NGONGE Posted November 26, 2004 Nin durban xaday xagoo ku tume? Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted November 26, 2004 taleefan hadaa dirtid haloow lee lagu dhahaa ceesaan qayileeso hadaa aragtaan qiyaamo waaye qooleey shuban ku dhacey futashaari ay qabtaa mindhicir kaneeco kuunta wareer aa laga qaadaa Share this post Link to post Share on other sites
checkmate Posted November 26, 2004 ^^LooooooooooooL...milinkiisa aas ku tumaa, waxaa la yiri nin reer xamar ah ayaan hada ka hor wuxuu maqlay labadaan maahmaan Nin daad qaaday, dugaalka ayuu cuskadaa iyo Labo qaawani isma qaado Markaas ayuu wuxuu ku jawaabay, Ninkii daad qaado, kaas waa ku daayey...LoooL......Labo qaawan aa maxaa la sugaa ka bacdi neh..LooooL asxantu Share this post Link to post Share on other sites
GlassEyeGirl Posted November 26, 2004 lol@check Abaaso fuufleh, faraha hala galin Dabadiisa, fùto baciidaas kasoo jadaa Nin iyo qabkiis Nin dheer waxba looma tilmaamo Intii orod jirey, kuftinna waa jirey Balaayo buulkagaa laga galaa Bayac-mustar bur iyo bajiye waaye Car Faruurow ha fooriyo Mukulaal dooliga danteeday u dabataa Abootadaa taag darran ayadoo tabar lahayn aa dadka isku taagtaa. Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted November 26, 2004 waraa checkmate..lol..ruwayad aa isoo xasuusisay oo yarkoo caan ah uu ku sameeyey Toronto..taqtar jaceel...lol... labo isjecel aa ladhahay hadee is fiirshaan daaf aa ka dhaco! wareer badanaa!!! Share this post Link to post Share on other sites
checkmate Posted November 26, 2004 ^^LooooooooooL....alaah yarkaas walaahi qatari saana aas yahay..aboow yarkaas toronto taas ka dhigay hadiin kuu sheego lee, atooro mala dhahkaro as magackaleetu loo raadiyo lee waaye "laashe istaare" magac malaga dhigikaraa yaa kheey..LooL asxantu Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted November 27, 2004 guygaas gabay uu u tiri yeye gabartoo on stage hadii maqli laheed.... qaabkaaga iyo quruxdaada baa i qanciyee qaadirkii ku abuurtay baa caqli iyo qurux ku dhameye ee qalanjooy qalanjo adiga oo kale eh qaaradan kuma noolee in aan qoys wada abuurano qosalka iyo sheekada wada qeyb sano ma qalad baa u aragtaa? ajaaaaaaaaaaaaaajaaa....waraa gabartaas stageka ee ku suuxday nooh, bareele aa loogaga qaaday.. caadi ma'aha widaaygaas.... wareer badana!!!! Share this post Link to post Share on other sites
Deysane Posted November 27, 2004 Xanjo Buufis ilmaha ooma Fiicno LOOOL...Alla Beerka. Dooro Ordeyso Hadey Ku soo Gasho,Ogoow diiqaa Kudabo Jiree. ..... Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted December 10, 2004 mid kale ma idin kuugu daraa? nin loo shoobo ma shoobo Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 11, 2004 Canjeero Sidii Ukala Koreyso Aa loo Kala Qaadaa Don't Maxaa Waa Jirtaa tanna... Go figure:...... Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 12, 2004 oodo dhacameed siday u kala sareeyaan baa loo kala guraa Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 12, 2004 Aadane gef lagama waayo. Aammusnaan waa oggolaansho barkeed. Af daboolan waa dahab. Afkeennu waysu ammaan. Akhri sadarrada dhexdooda. Ammin dumay dib uma soo laabto. Aqooni waa awood. Aqoonla'aani waa iftiinla'aan. Aragtida qaanuunka. Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 13, 2004 Tuug tuug ma xado afkaagu wuxuu kaa xadaa waxa uurkaaga ku jira ma anaa waalan mise cadan baa laga heesayaa laabi laba u la' gaal dil gartiisana sii Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted April 13, 2010 , ar dadkaan inteey aasteeen? Share this post Link to post Share on other sites