checkmate Posted November 23, 2004 oook mudanayaal iyo marwooyin here is my xujo waxaad sheegtaan.... wax aad dhashid oo aadan dhabtaada saarin? asxantu Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted November 23, 2004 xaarka... sorry for the language ppl.. Share this post Link to post Share on other sites
Golden Girl Posted November 23, 2004 lol. ceeb caleek, QQ magac ka fiican mau waysay.. ani waxaa u mooday cunug aa dhashay oo kaa dhimtay, then kaas dhabtaa ma saarin, besides ma woxoow QQ sheegay aa la dhalaaa???? 3ajabTu! Share this post Link to post Share on other sites
checkmate Posted November 23, 2004 QQ, waxaan ka jeclaan lahaa adigoo "saxaro"ugu yeera...laakiin jawaabtaadu waa sax asxantu Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted November 23, 2004 LooooooooooooooooooL waraa checkmate Jampballka waa ka baqay..Sxbkee qac'qacna si fiican uu u tiireeyey rigoorada aa salaxday yaah..lol.. Dahableey, yes qac'qac is right waa la dhalaa!!! wareer badanaa!! Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted November 23, 2004 Saxaro ok, ama feces.. what ever u like.. Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted November 24, 2004 Qac'qaac feces maxaa la dhahaa wax lacunaa???? wareer badanaa!! Share this post Link to post Share on other sites
Golden Girl Posted November 25, 2004 hal xiraale!: naag aa maalin wexeey raacday gaari ayadoo wadato ukumo oo eey rabto ineey dukaanka geeso oo soo gado. gaarigii aa markoo jidka kusii jiray gari kale ku dhacay oo ukumihii naagtii waa ka wada jajabeen: markii la weeydiiyay imise ukun aa waday wexeey ku jawaabtay: ma kasaayi, laakinse markaa u tirshay labo labo, 1 aa kasoo haraayay, markaa sadax sadax u tirsho 1 aa kasoo haraayay, markaa afar afar u tirsho 1 aa kasoo haraayay, markaa shan shan u tirsho 1 aa kasoo haraayay, m arkaa lix lix u tirsho 1 aa kasoo haraayay, markaa todobo todobo u tirsho waxba masoo hareenin. so soo sheega inta ukumood ee naagtaas wadatay! Mac salaama Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted December 16, 2004 ar manaqaan ash siifa noo sheeg, jawaabtaan way nagu dheeraatay.. ash shiifa iyaah, golden girl ma nacday.. dahabkii maakaa dhamaaday.. Share this post Link to post Share on other sites
Golden Girl Posted December 20, 2004 Salaam; Lol QQ don`t give up man; jawaabta waa 303 ukun Ok?? Dahabkii tabalcaaro oo ku maqanyahay(Aroosaas jiraa) so; intii lagasoo celinaayo kan baan sii wadanaaa Share this post Link to post Share on other sites
Golden Girl Posted December 20, 2004 Alla sorry jAWAABTA waa 301 ukun salaams Share this post Link to post Share on other sites