Blessed Posted January 11, 2005 ^^^What a compliment. Mahadsanid walaalo . Waa runta weli maan akhriyin wax jacaylka macnihiisa bixinaya oo gabaygan ka xikmad badan. Thanks for completing the sheeko.. Originally posted by Wilo: Sheekadu ma heesay isku badashay :confused: Heesuhu / gabyadu waa salka caashaqa..Maaha? Somalis often communicatetheir ideas of love through poetry- it appears to be ceeb in caadiya looga sheekeysto. Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted January 11, 2005 My Fav's of all time,,,, MA SALGUURI CAASHAQA Ma salguuri caashaqee, Ani sibiq ma igu yidhi Intuu samada ila tagaey Saxar qaadka fooraha Dulsabbee ma igu yidhi! Dhalanteed ma igu sabay Soo jeede maqan uun! Seexanayn ma igu dhigay; Ma salguuri caashaqee, Ani sahal ma igu helay Intuu soorti iga jaray! Sur adag ma igu xidhay Ma i saaray heegada Wax sanceeya mawdoo Saaka maygu weyn yahay Suxulada ma ii dhibay. Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted January 11, 2005 aaah! Sahra Axmed rocks. Laakin heesoheedu calaacal bey u badan yihiin. Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted January 11, 2005 you are so right, but this song belongs to Xaliima Khaliif Magool,,,yeah sahra rocks Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 12, 2005 Aniga Sahra axmed kama helo ,,, My Fav. Saado Cali ,,,,, she rocks walahi ,,,, Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted January 12, 2005 J'baro sxb Sado Cali heesa heeda hal album ayaa ugu fiican,,,,ma xusuusto magaca albumka balse waxaan xusuustaa hees ku jirtay oo ahayd "Aamiin Allahayow Aamiin, ,,,,,'galgacal axdi dooristii samaanteeda lee sow jeedadayniyo 'kumaynaan aflixin ubad qayr qabiyo nolol aayatiin wacan Aamiin Allaayow Aamiin" that album ayaa ugu fiicnaa,,, aniga heesa heeda kale kama helo,,,,,,,, Go figure:.................... Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 13, 2005 Xiisaha kalgacalkeena Xaashaaye guurkeena Xeryosamo ku waarkeena sidii xaawo iyo aadan rabibaa isku keen qoray waa xaal inaga waynoo xaga samada laga qoray duqay xeer aqoonliyo xerxer iyo sheekh baa xirsigana inoo xiray Rabbigeena xaakima ahe Xilo iiga kaa dhigay baan Kun jeer ku xamdiyayaa Xarun khayrle labadeena Xidigeena nuurkiisa Xanaanaynta reerkeena ................ ................. Ma dhegeysatay Album ka XAMDI ,,, Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted January 14, 2005 Sxb gabay lee meeshaan kasocda! Waa laga tagay alaabtaas Shukaansi makubaxaayo noh Buug jaceel aa loo bahanyahay iyo Tufaaxna horay aa loo sii qaataa Ama Filim Hindi aa laga sheekeeyaa Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 15, 2005 Waxaas waa sheeko ciyaal ,,, annaga waan ka weynahay waxaas ,, filim hindi iyo waxaas ,,, tufaaxa caruur ma la maslaxaa ?? Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted January 15, 2005 whatever works people either film Hindi or Tufaax either one Go figure:........... Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 15, 2005 Really ??? :confused: :confused: Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted January 17, 2005 Caashaq waa shidiyo hoog, Waa sheydeaan qarsoonoo shafka kaa waswaasiya Shaqsigii uu qaadana wadnuhuu ka shiishaa Feedhana shaandhiyo shabaq buu ka yeelaa Ana keygii wuu shubey daruuraha........ Ma aan sii wadaa!!!! Caashaqu waa kaas ina aaboow. Share this post Link to post Share on other sites
Noorah Posted January 18, 2005 ^^^sounds immensely painful! and it seems like this is the common depiction of Ishq universally...but I wonder, maybe you can enlighten me Mr. Sophist...why do lovers permit themselves to reach this deep stage, perhaps a stage of insanity?...does logic become totally inapplicable when it comes to the matters of the heart?...I'm asking cuz You seem like your going through this phase freshly (or maybe not, no offense) I know some would say qalbigu af gooni ah buu la soo baxaa markuu caashaq hayo, laakin, I can't help but question. I'm just a bit too cynical about this whole concept of Ishq, actually even about love..yea, really! It never seizes to amaze me why ppl would put themselves through its hassles :confused: Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 19, 2005 May be they like to suffer and feel always pain ,,,,,, Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted January 24, 2005 Saado Cali Warsame & Cabdi Baadhil "Ajashaan Dhammaan" Ajashaan dhammaan ifka kama tagoo Waa sida innaga; Bal eeg ubaxan baxay! Ubadka iyo raaxadan Alla innage simay! Ogoobey kalgacal Axdi dhawristii Samaanteeda lihin, Sow ujeedadeennii Kumaynaan aflixin Ubad khayr qabiyo Nolol aayatiin wacan Illaahow na sii Aamiin Allaahayow Aadan iyo Xaawo Ololaha kalgacal Illay soo unkee Aadmiga kalana Ambaqadiyayoo Abtirsiimo noqday! Ogoobey kalgacal Axdi dhawristii Samaanteeda lihin Sow ujeedadeenni Kumaynaan aflixin Ubad khayr qabiyo Nolol aayatiin wacan Ilaahow na sii Aamiin Allahayow; Adduunyada nin nool Wakhti urugo leh iyo Waa ayaamo farax, Sidoo kale innana Adkaysi iyo samirbaa ku alloosaynaa Ogoobey kalgacal Axdi dhawristii Samaanteeda lihin Sow ujeedadeenni Kumaynaan aflixin Ubad khayr qabiyo Nolol aayatiin wacan Ilaahow na sii Aamiin Allahayow; Ugub maaha laba isu oomanoo; Wakhti kala irdhee Ehel caashaqoo waxaan nahay In badan aayaha sugee, Ogoobey kalgacal Axdi dhawristii Samaanteeda lihin Sow ujeedadeenii Kumaynaan aflixin, Ubad khayr qabiyo Nolol aayatiin wacan Ilaahow na sii Aamiin Allahayow. Share this post Link to post Share on other sites