nuune Posted November 24, 2004 ^^^^ u fassir plzzzzzzzzzz muran qeelo hayhaata Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted November 24, 2004 wiilo is qor bilaa list waaxid.. i was talking to tuujiye not u... Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted November 24, 2004 Diamente.tnx..aragnaa fahantaa walaa maqalnaa yaaqee...waxba hafasirin... Laakiin nuune xitaa waa u duugneed nooh. fiiri sida uu ula socday sheekadeyna.. waraa nuune "quuq" mataqanaa!!! wareer badanaa!! Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 14, 2004 Horta maxaa wiilashiina markii aad Gabdhaha Qaadaan (Ride) siisaan u weydiisaan Teleefankooda. Ma caada bay idinka Noqotay? Mise sida baa u maleyseen inay reer magaalnimada ku jirto? Hadaba waad Qal dan tihiin ee ogaada. Wiilkii raba inuu ila doodo Gacmo furan ku soo dhawow........ Wiilasha aan ka hadlayo waa kuwa ku nool Magaalada aan daganahay, wiilkii kale oo raba inuu ka Qeyb qaado Doodnaa ur welcome..... PLEASE read the whole posting b4 u star ur dood. Dood Caafimaad leh uun........ Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 14, 2004 Oo xaggee deggan tahayna ?? Imisaase ku waydiisay telephone kaaga ?? maxaadse ugu jawaabtay ??? imisaad u ogolaatay inay helaan number kaaga ?? maxaadse qaarna ugu diiday qaarna ugu ogolaatay ? aniga se ma i siin lahayd hadii aan ku waydiiyo ? Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 14, 2004 J'baro walaalkiis aad iyo aad ayaad ugu mahad santahay Dhammaan su'aalahaaga balse waxaan jeclaan lahaa inaan ka doodo arintan oo waliba aan kala doodo wiil dagan magaaladayda balse wali lama hayo....... Go figure:............. Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 14, 2004 Magaaladaadu waa tee ??? armaan kula deganahayba ?? Hadii aad jawaabta public uga baqanayso , , dhib ma laha private msg iigu soo sheeg ,, Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted December 14, 2004 ^^^ma xishoode....gabadha maxaa luuqa uugu waceysaa? dacas baan kula dhici doonaa Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 14, 2004 Dacaska aniga ma waxaad i moodaysaa haweenkii Muqdisho ee dacaska isla dhici jiray markay gaboobaan Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted December 14, 2004 ^^^waxaan ku moodaba ...dacas yaan kula dhicin Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 14, 2004 Maxaad dacaska ku keentay anigu dhirbaaxadaan ka jecelahaye ,,,, Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted December 14, 2004 fuli aa tahay. waxaad ogtahay soo ma'aha in uu dacaska ka xanuun badan yahay dhangalaasada? Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 14, 2004 Maya sidaas maaha ee marka aad i dhirbaaxayso sow gacantaada dhabanka iga taabsiin maysid ?? Hadda ma fahamta ujeedada ??? Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 14, 2004 War heedhe labadiina waad iga Qosliseen Wallaahi J'baro walaalkiis my dear girl baa DACAS kula dhacaysa haddii aad iga deynweyso dhibka.... Simply the Best="Best" abaayadiis aad iyo aad baad ugu mahad santahy iga celi ninkaan doonaya inuu "Hoos" iigu dhigo......... Waraa adiga arinta ka dood haddii kale JOOJI dhibka................ Go figure:................ Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 15, 2004 Maya maya, sidaas maaha Wiilo ,,,,, ma rabo inaan hoos kuugu dhigo ,,,, waxaan rabaa inaan kor kuugu qaado Share this post Link to post Share on other sites