Wiilo Posted November 19, 2004 Qa qaac Sokorow aa ladhahaa waxaas dadkaan hilib ay cunaan har iyo habeenna dood iyo war ay ku jiraan marka hale yaabin sxb. Jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaa Share this post Link to post Share on other sites
IL CAPO Posted November 19, 2004 Qac Qaac, sxb muran waxba laguma kala faaiideesto marka filinkaas dhaaf, teeda kale adiga ileen waxaa umuran jeceshahay waa saas? Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 19, 2004 ^^^^^Agreeeee^^^^^^^^^^^^^^^ Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted November 20, 2004 Wiilo sawirka meesha kuugu dhagan waxuu u egyahay naagtoo neerobi dharka noo dhaqi jirtay.. Iyada iyo danya arimoy mala kala kasaayo.. wareer badanaa!! Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 20, 2004 ^^^^^haye garab taas waxey aheyd ur first girlfrnd huh. waan ogayhay inaad faraha ku shukaansan jirtay adigoo sawaahiliga garaneyn. Necliyaaaaaaaaaaaaaa Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted November 20, 2004 Il capo, educational dabates maxay yihiin, haddii muran lagu kala faa iidaysan... u tell me. Share this post Link to post Share on other sites
IL CAPO Posted November 23, 2004 Muran and Debate are entirely different Sxb! Muran is Argument and we can argue on anything, but we can't debate on anything and everything as one of us will produce facts rather than fiction, but to win an argument all you need is skills to survive. Peace. Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted November 23, 2004 hayye waa lagaa qoray taas. Share this post Link to post Share on other sites
Diamante Posted November 23, 2004 meeshaan wax doodayo ama muran wado uma jeedi, nac nac kaliya baa lala soo tagan yahay. ninkaan, Il-Capo, iskugu yeerayo...magaca baa ii dilay :rolleyes: ...ujeedadiisa waxey aheyd haddii laga muran badiyo inuu dagaal uu kaco. Miyir isku yeel dee, ee muran, muran kale baa lagu dilaa. Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 24, 2004 I agree with u.................. Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted November 24, 2004 Diamente..Iyaaaaaaaaaah Somaligaga waa iga danbeeyee... Maxaa iskuq arineysay cajuuso yahee..lol.. Waa noo dhuumatay..fiyorayaal iyo dimond intaa isku sharaxday aa fasaleeti sharxan noo xiratay.. I didn't know in somali aa qori kartid...But good to know... wareer badanaa!! Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 24, 2004 War heedheh! ma'adi kaliya baa yaqaan Af-Soomaaliga :confused: wareer weeye :rolleyes: jEcBiyaaaaaaaaaaaa:................ Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted November 24, 2004 waraa kaalay luqada soomaaliga yaa wakiil kaaga dhigay.. dhib badanaa. Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 24, 2004 FYI: luqada waa tiin aan ku dhashay ee leygu soo koriyay ok.................. nEcBiyaaaaaaaaaaaaaa:................... Share this post Link to post Share on other sites
Diamante Posted November 24, 2004 Tuujiye, oday yahow camanka kuuskuusan, ingriiska maah maah bay leeyahiin, ee waxey yiraahdaan "all will be revealed in due time"...marka lama is qarineynin...fahantu? haddaadna maah maahda fahmin, ii sheeg, caadi baan kuugu turjimi karaa, no brooblem Share this post Link to post Share on other sites