Sign in to follow this  
Paragon

Cirroolleyda Qurbeysan (warning: for elders only)

Recommended Posts

Tuujiye   

Ahahahahaha...looooooooooooooooooooooool...Raula walaahi your very funny..my goodness girl...lol...

 

iga tag san u qoslaaye dhareer aa iga keentayee...Aaaaaaa

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Warasadii ilmo Baro aheyd ilaa hadda wax af garta waa la la' yahay. Bal tab dheh! Qac ina Baro horta addigu arday fiican maba tihid. Innad wax siyaad sato maba dooneysid. Finito! waa qasaaro fowqal qasaaro waxaan cashar akhrinaayey :D

 

Fee ina Baro awoowe waan is ogaa e sideydan u ahay wiil damac waalan. Maa caleesh addigu hadde maadan arag iyadoo Williamson Hall inta ka soo baxaday dhanka University Ave iyo Dinkytown u soo socota oo laafyaha garaaryaha leh saa iyo saa ka siineysa ;) Waa waxaanba la quudhi karin smile.gif Ballan hore aan u galay iyo fuleynimaa yaa i celinaysa ee wey iyo wey iyo wayeey :mad:

 

Shoo ina Baro war heedhe Fee waa laa walaa! Waxay ila tahay hadaadan u lagdin inaan wax u kala soconeynin :D

 

Raula qallanjo qoraneey maxaa miciyaheyga ku tusay falaado-haaga :D Cirrada miyaa laga sheekeeyaa. Hadaad hadda qiratey bal inta aysan kugu dhicin

 

Muxubo muuno beeshayee,

Moosin-keed waa la moodayee,

..

 

qofyahay i qaabil aan ku habeeyee. Hadii kale waxaan halis u ahay firka reer Baro sidey u dhan yihiin iney igu maadsadaan oo ay igu dhacdo sidii ninkii laga sheegay:

 

Labo miyirlaa ley mudaa,

Waa leegu maadsadaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

posted by baashi

Shoo ina Baro war heedhe Fee waa laa walaa! Waxay ila tahay hadaadan u lagdin inaan wax u kala soconeynin

loooooooooool baashi ninyahoow meel dheer ayaa wax ka aragtaa...sidee baad ku ogaatay in uu laangare yahay feebaro loooooool.....waxaan maqli jiray "ninkii tuur leh asagaa yaqaan siduu ugu seexdo" laakiin kan koo tuurtiisa ku seexan kara ma ahan....waa iska caawinaynaa yaa kheey, meel maan uga tagi karaa yaa kheey..... :D:D:D

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

^^^^^^^^^ waalagaa soo qeylshay sxb. ama talo keen noqo ama talo raac.

 

if baashi is married, i wonder what he is doing :rolleyes: :rolleyes:

 

reer baro, pls dont entice ninkaan, reerkisa ha duminina :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Originally posted by juxa:

if baashi is married, i wonder what he is doing :rolleyes: :rolleyes:

 

reer baro, pls dont entice ninkaan, reerkisa ha duminina :mad:

Waxu waa kaftan aan turxaan laheyn baayo dee! Sideese talac talacda screen-ka lagu qoray reerkeyga ugu dumayaa? Maaweelo iyo madadaalo yaan ku jiraa ee ha naga dhabqin ina adeer.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

baashi, kaftan iyo maaweelo waa sheeko bilowgeed. dont invite temptation to yr mudul :D

 

qacqaac kkkkkkkkkkkkkkkk waa saaaaaaas

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Originally posted by juxa:

baashi, kaftan iyo maaweelo waa sheeko bilowgeed. dont invite temptation to yr mudul
:D

 

qacqaac kkkkkkkkkkkkkkkk waa saaaaaaas

Her highness the queen of the mundul has total control over her territory and its subjects. I got too much to lose to fall for the squibs on the screen. Perhaps you and qacbaro are simply projecting ur take on the subject onto others.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

^^^^^^^ qacbaro and i are just concerned and caring muslimiin.

 

brother no offence nooh.we were been helpful. go and get yr no2 smile.gif

 

sorry sheekada kaa qasnay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa Baashe iyo Shoobaro saa u socoteen maa hada keenteen in a dhahdaan..feebaro in garba duub wax loogu qabto ma ahee wax kama qaadi karo...Waraada dhiigeyga saabuun mise oomo ayuu ka sameesan yahay??

 

Odey baashe waxaa laga keenay "mudul, xaas, lacag la'aan, waankutugaa iska keedaa" shoobarona waxaa la keenay "xaas leey aan nahay, alaab aan dhaqaa, baastamiir aan radinooyaa" Qacbaro waxaa laga keenay "abaayo lug aa i xanuuneeso" boolbarona ilaa iyo hada musqusha uu ku orday wuu ku maqan yahay.........

 

marka hada anaa soo haray oo Noove sita...Strikerka aduunka ma is tiraahdeen..lol

 

Anigoo cago qafiifinayo oo kubada faraha foodooda ku sita ayaa waxaa igu soo tuurteen raula oo ah liibaro..(baro kale)..

 

markaan iska soo hor bax nay waatee kubadii igu cuslaatay ileen waxaan noqday nin raba in uu qurux "tundheer" kasaaree..yaa..

 

markaan arkay midabkeeda labeentah iyo timaheeda oo aan iska arkaayo iyo indha heeda luulka ahi, wataan qar qaryooday sidii nin raashiya gaajo heysee..yaa..

 

hadaan ogaan lahaa Oday baashe iyo shoobaro iyo qacbaro iyo boolbaro gabarta garirka ku riday in ee tan liibaraha ah tahay, soo masoo qaateen kubeerto..yaa..

 

Ileen balayaa ka dhacday oo meesha rag aan kubada iskaga baaso ma eesan ku ahrinee yaa..

 

Watee xaajadii igu xumatay markaan damcay in aan ordo maxaa yeelay kun indhood baa i fiirinaayee yaa..

 

sheekadan waxee u baahan tahay in aan usoo fikiree bal maxaan soo fikiraa hadiin aan gabarta xaadeysoo xasuusanyo oo ku heesaya..

"Gacmahaga xaadaleh markaan soo xasuustaa xadantodayayee"..yaa..

 

Waxa kili aan ka fikiri karo waxee noqotay gabay yar oo hada kohor aan tiriyey anigoo riyo gabar fiyoore ugu dhiibayee..

 

waatuu ahaa gabayga sidaan..

 

Qaabkaaga iyo quruxdaada baa I qancisee

Qaadirkii ku abuurtaa caqli kuu dhameyee

EE

Qalanjoo qalanjo adiga kula mid ah

Qaaradan kuma noolee

EE

Qoys in aan abuurano

Qosalka iyo sheekada wada qeebsano

Ma

Qalad baa u aragtaa!!

 

wareer badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

^^^^^^^^^^goaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaal.

 

intina kale kiilo musmaar laqa.

looooooool@yaaaaaaaaaaaaaaaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^adi gabay le tuurane markaan ku arko...gabarta hadaad wax uu qabtid usheeg maandhow..hadii kale habartaan(<-- ;):D ) aa kuqabileyse, so bod bod he jaale icon_razz.gif

 

Baashiyow-waa kahele odey ZULFA. Horta kow deh(kow)..ma qaabile islaan ruxaamo qabto (habeen kasto qaruumo lashekeysato :eek: ) oo baahan in mingiska laga tuumo maliin kasto? tan labaad, ma xamili karta islaan 4 nin so fureen oo ilmaheeda adi kula eg? kaaga daran waa reer mudug waaye-o(qaldaamad waaxid)indhehey farta ka geliin-cajiib. Haye, markaas shuruudahas ogalatiid, wa hagaag marka...aroos keena baan ugamgameyna...

 

*note: I hope some folks are not serious about cyber-enchatings--just passing time!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this