Paragon Posted December 24, 2003 Ilhaam, yw sister. Actually I missed this thread. Lately it has been Gediid and Caakifah's domain. I have to claim it back from them Share this post Link to post Share on other sites
Iffah Posted December 24, 2003 Bal ma aragtay?...these two have the tendency to fill every thread with their bickering. You'd think they've been married for decades. Jamaal, how are you with Saado Ali? My friend got me the latest Saado tape (Xamdi) and there's this song that I can't get out of my head. It's called "Macaan". Goes like...Alla wiilku mudanaa, mudanaa macaana, Ragga u magac qurxoonaa...Alla yaa malyuunti, maalin iyo habeenkiis muuqiisa daawada, daawada... Do you know of it? Or does anyone else?... Ty in advance. Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted December 25, 2003 ok this will a good nite listen to some funky nomad music! so i like Nur but i cant find his links! i heard he passed by away! may Allah bless his soul! either him or ahmed naaji! then i be rocking!!! if u got those links pm me or post them! i kinda look at the many wonderful songs fwded heya! ha! i dont think i heard them before! but will check them out later when i unhock my head set!! Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted December 25, 2003 Ilhaam I will try my best Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted December 30, 2003 Ilhaan --- here is the first verse of the song you requested... ..sida maydha geelloo ..malkaddii nuugaaleed maqasha loogu xirayoo ma hiigaanku oo da'ay cosobkii macaanaa lagu maydhacaayoo baarqabtii ku maqantahay qaalmaha miliilicey madidii irmaanayd laga maala caanaha maatidu ku nagidahay martidana la sooro --- -- Allah wiilku(gabadhu ) madunaa mudanaa macaanaa rag u magac qurxoonaa alla yaa malyuun jeer maalin iyo habeenkii muuqqiisa (muqqeeda) daawada Share this post Link to post Share on other sites
Iffah Posted December 31, 2003 Jamaal, Thanks a bunch! ...appreciate that. :cool: Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted December 31, 2003 sorry Jamal Gediid time now Here's the song HOOYO by Hadraawi.He composed this song while he was in Labaan Jirow(sp) jail sentenced by Afweyne for dissent.He was held incommunicado and no one really knew where he was being held.After several years of trying to see her son,Afweyne finally relented and ordered that she be taken to her son.After she saw the terrible condition of her son she held him in dhabteeda.Before she left the jail Hadraawi wrote this poem on her Garbasaar. It goes like this: Hooyooy la'aantaa; Adduunyadu hubaashii habeen kama baxdeenoo iftiin lama haleenoo dadku uma hayaameen dayax heego joogoo sida haad mafuuleen xiddig hawd ka lulatoo hawo laguma gaadheen hubka laguma tuureen cirka hirar ka muuqdoo ruux aad hagayso usha mid aad u haysaa Hilin toosan weligii ka habaabi maayo hooyooy addoomuhu halkay maanta joogaan adigow horseedoo intaad hanad xambaartee haaneedka siisee horaadada jaqsiisee habtay baan xisaab iyo tiro lagu heleynoo Marka aad nin hiillo laga baqo hashiisiyo halyey diran dhashaabaa hooyo lagu xasuustaa marka aad nin hoo-loo gurigiisa habaqluhu isku soo halleeyoo hayntiisa quudhoo hor Illaahay geystiyo lama hure dhashaabaa hooyo lagu xasuustaa Marka aad nin himilada hilin toosan mariyoo hir markii la gaaraba ku labaad hilaadshoo haga maatadisoo & la higsado dhashaa baa hooyo lagu xasuustaa Marka aad nin hoogiyo ka hor tago dagaalkoo garta hubin yaqaannoo xaqa hoos u eegoo halistiyo colaadaha dabka hura bakhtiiyoo ku hagoogata dhiigoo dadka kale hagaajoo kala haga dhashaa baa hooyo lagu xasuustaa Markaad hoobal caaniyo hindisa farshaxanoo hab-dhaca iyo luuqdiyo hawraarta maansada heensayn yaqaaniyoo Rabbi hibo u siiyoo labadaba hannaanshiyo hal abuur dhashaa baa hooyo lagu xasuustaa Dumar iyo haween baa nolol lagu haweystaa kuwa lagu hammiyayee sida hawd caleen weyn rag u wada hammuume ishu halacsanaysaa hablahaaga weeyee marka guur la haybshee gabadh heego dheeroo hoobaan la moodoo karti iyo hub qaadloo quruxdana ka hodaniyo hufan laga aroostaa hooyo lagu xasuustaa Hooyooy la'aantaa higgaad lama barteenoo hooyooy lan'aantaa hadal lama kareenoo ruuxaad habinoo kolba aanad hees iyo hoobay ku sabinoo hawshaada waayaa hanaqaadi maayee hoygii kalgacalkee naxariistu hadataay Hooyo dushaadaa nabad lagu hubaayoo hooyooy dhabtaadaa hurdo lagu gam'aayoo hooyooy taftaadaa dugsi laga helaayoo waxaa lagu hal maalaa hooyo ababintaadee hayin lagu badhaadhaay hogol lagu qaboobaay gogol lama huraaneey dugsigii hufnaantaay hidda lagu arooraay Intaad hooyo nooshahay hambalyiyo salaan baan hanti kaaga dhigayaa hamrashiyo xaq-dhawr baan dusha kaa huwinayaa hooyo dhimashadaaduna hoogeyga weeyoo Weligay hoggaagaan ka dul heesayaayoo hiyiga laabtaan kugu haynayaayoo hengel baan u xidhayaa inta haadka duushiyo idil habar dugaaggee IFKA HIBO KU NOOLOOW AAKHIRO HALKII ROON Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted January 8, 2004 Here's another Somali song based on a true story.Once again its Hadraawi's Jaceyl Dhiig Malagu qorey Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted January 20, 2004 Gediid .. nice selection... tis not your time anymore . I am back and exams are done with.. This is for Taarab Lovers Just visit this music page and enjoy.... May favourite is: Nipepee and still topping my Taarab chart: Wape Wape - Asha Malika Share this post Link to post Share on other sites
Nadiir Posted January 28, 2004 This is my favorite song........ku raaxeeso JINI CABDI XASSAN DIGE adoo joogsan waayoo jugta wadnaha gaadhiyo jiro ay kuhayso jilbahana laguu riday janad tii kusiin laheyd haday kulaba joogin haaaahaaaa haaaaaaaa sow iil majiifteen ruuxaad jeclaatay oo beer jileec leh jini kaama celiyee hadeey laabtu kaajeedo ka'adkeyso adna jab kuuma laabnee dumar taad kajamatee haduu jaceylku lacag yahay jawhariyo luul yahay aad jawaan kasiin laheyd adoon jawaab xun aan oran jawaab xumi adoon oran jidka haday ku orodo heeeeeheeeee heeeeeeee jirku siduu ku noqon lahaa ruuxaad jeclaatay oo beer jileec leh jini kaama celiyee haday laabtu kaa jeedo ka adkeyso adna jab kuuma laabnee Share this post Link to post Share on other sites
Iffah Posted February 5, 2004 I just realized no one has brought up the greatest song of all (my opinion). ...RUUN by Lafoole. Jamal? Lakkad? Anyone? Sorry, I don't have lyrics to share....I'm still new to this whole Somali music thing :confused: Share this post Link to post Share on other sites
mahdi- Posted February 6, 2004 This particular page on Somali Songs is really really and really....exciting and simply captivating. At least we may conserve and learn, if we continuously keep doing this kind of practice, some of our Qaraami and Qaaci Songs from the Waayo-Waayo iyo Beri-Samaadkii. Heesihii Qaraamiga ahaa waxaad moodaa in ay sii dabar go'ayaan. They are now on their way to oblivion. Sorry. Anigu niman yahaw garan maayo waaydan wax I haysta oo waxaan ka soo taaganahay igana horyimid heeso ku sheega waayadan dambe la soo saaro iyagoo la leeyahay waxbaa la casriyeeyey.......oo maxaa la casriyeeyey casarkiibaa u dhacoo waxaaba sawir maskaxeed lagu muujiyey in in ay bahwadaag yihiin --REER AAN RAG LAHAYNOO, INTA UU COL RAFAADSHEY, OODDA LOO RAGGEE!! ~Dur-Dur~ Durdurkii soconayiyo Doogii baxaayee Caashaqu dultaagnayd Dareemadii maxaa helay Iftiin aan damaynoo Naftu dugaashoo Qalbigana ka daadagin Laabtayda ku daabacan Maduufaan jacayloo Daruuraha ku xidhanbaa Duufsaday naftaadii Sideed doorbidaysaa? Hadii aan danteenii Soo dabaal isleeyahay Ayse durugtayoo Dalshisheeye aan tagayma, Inaad dangaadhoo Hadba dacal ubaydhaa Daad xoor ahaataa Cadaalkeen kugooysey Haddaan wali ku doonayo Adna aad danaynayn Diidan tahay danteenii Sideey noqon danteenii? Gabadh yahay ducaysani Waxaad tahay dareenkii Dookhaygu raacee Dumar oogu filroonayd Wali muunan dabar gu in Jacaylkii idaaree .................Ma dhamaystirs heestu, waxase ku farayaraystay Abwaanka Dhallinta Cusub (ADC) ee Sayid Max'ud Muuse. Share this post Link to post Share on other sites
Xafsa Posted February 6, 2004 Originally posted by ILHAAM: I just realized no one has brought up the greatest song of all (my opinion). ...RUUN by Lafoole. Jamal? Lakkad? Anyone? My thoughts exactly! That is the best song of all time! Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted February 7, 2004 yo check this out! i was surfing the other nite and stepped into site! check it out! its got some cool nomad songs!! http://www.hobyonet.com/music.htm Share this post Link to post Share on other sites
Gediid Posted February 13, 2004 Check this out Some of my all time Fav's Mohd Nur Giriig's Somaar Somaar H Adan Samater's Mo Ogtahay Siraadey Sahra Ahmed's Waqtigii I Dhaafiyo The one and Only Tubeec singing Amiin Alaahayow Share this post Link to post Share on other sites