Paragon Posted February 12, 2007 ^^LX, waan ogahay sxb laakin these new singers are here to stay. However much unoriginal they are, they'll never stop repeating the words of the old legends. Waa sidaad sheegtaye xikmaddii wax lagu allifi jirey ayaa maqqan. Adeer, the song you are listening qaybtan: Wakhtigu ways daba socdaa adigoo deganaa abaar marbuu dirir kuu da'aayoo daruuruhu kuu curtaano xareed ku dabaalataa ..ayaan aad uga helay. Amazing lyrics. Ma xusuusataa 'Gaasirey Inagu beysku keen diraayaan' ee uu isla heesaagan ku luuqqeeyey? I can't remember goortii ugu dambeysey ee aan maqlo heestaa iyada ah. Thanks for the reminder sxb.... Share this post Link to post Share on other sites
Laba-X Posted February 12, 2007 Anigaa kuu haya iyadoo origanlkeedii ah sxb - Kabankii. heestaas iyo kuwa kaloo badanba anigaa kuu keeni doona insha-Allah asbuucan. Gaasira, is it the one that he repeats "gaasiray Inagaa, inaga, Inaga, Inaga" for thats the one i heard by Axmad Mooge heestiisa kaloo aan ka helo waa tan: Caashaqan isoo ridey Aan ka rayste hawshee kalay raaska kalay raaska ii raac ...Marmar waxaa i qabata intaa ma ku tiraahdaa qoftii iyada ahayd, dabadeedna waan ka kaaftoobaa. Paragon, Do you know know who sings this song or if you have its lyrics: Dhirta xididka hooasa dhulka loogu beeree wey dhici lahayeen dhismahooda weeye dhismahooda weeye Kii dhabaa jacaylkuba gunta kama dhaqaaqoo dhudub baa u aasane ...I would be grateful if anyone gave me the complete lyrics and tells me who sings it. I once heard my ina-adeer sing it and she flew out of the country before i stole the tape from her and i have been looking for it ever since. Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 12, 2007 ^^Stop listening songs young men! It's not healthy for your heart! or so i was tought. Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted February 12, 2007 ^^^ I’m particularly sick and tired of the song that goes along the lines of: Bela edab bad tahay, dhoqon kula mid aan ahay Naf kaa walan ban ahay, lalalalaa la la Ps My collection of Qraami tunes (of which I hardly understand a word) is hitting seventy songs. Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 13, 2007 ^^NGONGE and Somali songs ! I could imagine you listening Mohamed Abdulwahab and Umu Kalthoum, but a NGONGE dancing to a qarami tune is not some thing that crossed my imagination . Anyways, i have stopped listening songs long time ago. The funny thing is my interest in somali literature continues and i continue to exclude songs from somali literature, conveniently ofcourse . Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 13, 2007 farsamo xumo or d/p! Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 13, 2007 Originally posted by NGONGE: ^^^ I’m particularly sick and tired of the song that goes along the lines of: Bela edab bad tahay, dhoqon kula mid aan ahay Naf kaa walan ban ahay, lalalalaa la la Ps My collection of Qraami tunes (of which I hardly understand a word) is hitting seventy songs. Does that song really exist or the lyrics sound like that to you sxb? Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted February 13, 2007 ^^ It does exist . I think it is by Shey Mire ..'Hayska dhigin bir aan jabin, buur aan la mari karin ...' and so on. NGONGe, is that the song? But in that song sung by Shey, I like this part: Bushaaradii nafteydaay Bukto waxaan ku soo maray Batallaaladii uu Boodhari ku aasnaa Illaa buurti Daallo Buraaniyo Hadaaftimo Ceergaabo iyo Badhan Beladadii Kalgacaladu iyagoo barwaaqa ah Biyahuna qulqulayaan Baliyaduna buuxaan Soo booqday awgaa Maybe you should pass on the qaraami collection you have sxb...lol. Xiin, waayahay adeer...waanu iska deyn heesaha kol dhow . Laba-X, brother thanks for the reminder. I shall hope to have that song from you on sat, Insha-Allah. Heesta kale ee aad i weydiisey, I can vaguely recall the lyrics...but I think I need to hum it to myself for a time to find its melody . When I do, I will let you know. Hada ka warran heesta 'Buurtayada buuraha u dheer' by Nimco Jaamac? I just use to love the original version...her voice is amazingly comforting...here is the new version: Buurtayada. There is one stanza of the song which she says: Kii baddeydiyo beerka luley Bila ma aragoo waan bukkaa Baadi doonkiisaan ahaa Mana bareeree waan baqqaa.... Hooyadii Guux bey tiraah Anna Gullaale caddaan iraah Waxa gullaaluhu uu koraa Ma korihi mala korinayaa What do you think? Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted February 13, 2007 Yeah. That's the one. I'll pass on the passing part (but could always do you a copy if you like). Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 13, 2007 Originally posted by Laba_Xiniinyood: Caashaqan isoo ridey Aan ka rayste hawshee kalay raaska kalay raaska ii raac Lol....meelahaan kuma taalid. Heestaan waa culus tahay. Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted February 13, 2007 ^^Waa sababta aan uga gaabsadey heestaa iyada ah . 'Kaalay raaska ii raac' ma wax inan lagu yiraahdaa lol. LX, good luck bro . Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 13, 2007 Goodkiyo abeeskoow Gocomaale aaroow Wiyishaa gedooddee Geeska rayska gelisee Gerigiyo haldhaagoow Gelowgiyo shimbirahaw Garasho seed u leedihiin Caashaq ma idin galay weli? Laba gacal ahaayoo Kala gooyeen waayuhu Gargaar ma u taraysaan Maysu geyn karaysaan Gelaangooleey ged bay baratee Sidirigam Hadday gabar tahay anaa geeyee Siddirigam. Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted February 13, 2007 loool Paragon....bal tan kalena ka warran oo Samatar iyaduna dhammaadkeedu miyuusan la mid ahayn? Share this post Link to post Share on other sites
Laba-X Posted February 13, 2007 Paragon, waan hayaa Buurtayadaa Buuraha u Dheer. Great Song I thought it went "Hooyadii Buux bey tiraa, Anna Bulaala cadaan iraah" As for the other song i requested, inan baa heesta saan filayo. ii soo raadi sxb. Ngonge?? Qaraami?? kaama filaneyn ninyohow lool@Bela edab bad tahay, dhoqon kula mid aan ahay. Looks like Shey Mire dacar dumarkii baa kaa badbadiyey saad iska nacday. Xiin, can Somali songs be exempted from somali literarure? they are, in essence suugaan. Abwaanow, mar haduu cudurku kugu dhaco, wax kasta waa suurta gal bey kuu noqon. Indha cawl lamoodoo, caashaqa abuuraa igu beerey cudurkee... Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted February 13, 2007 ^^Adeer heesuhu waa suugaan laakiin waan necbahay. Markaan yaraa een ahaa fasalka afraad inaan heesaa laygu dili jirey @school! Macallin baa fasalka inta iska soo gala baa wuxuu leeyahay adigu hees. We used to memorize heesaha so when your turn comes you would know what to sing and would not get embarrassed in front of other students! Share this post Link to post Share on other sites