Jacpher Posted February 2, 2006 Xamari waxaa la dhahaa dadka xamar ku dhashay nooh. Diiq wuxuu dhahay ciic ciic, dooro waxay dhahday caac caac, what kind of hees is that? Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted February 2, 2006 Bishaaro maxaa dad reer xamar ah inay meesha joogaan ma ogid miyaa. Maxaa jeceshahay oo laguu raadiyaa, adiga lee sheego.... Share this post Link to post Share on other sites
Haneefah Posted February 2, 2006 Bishaaro: sorry dear but I just think xamaraawi songs waa filthy (oops), seriously, waxay gurayaan uun ku qabo iyo ka kac iyo bakac bakac iyo waxaan loo joogin... Ok ok, so I've given up on music a while back (alhamdulilah) lakiin for some odd reason shaitan has been getting the best of me these days and I'm seeing myself humming to the tune of Liilalow around the house (mom yaab baa ka soo harey)...would someone quickly quench my thirst for the lyrics please! :rolleyes: @myself. Ya Rabbi ii naxriiso! Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 2, 2006 Originally posted by Bishaaro: Out of the 7070 SOL members, wax Xamari yaqaan kuma jiro? Hal hees reer waqooyi haddii la soo dalbado, habiiii waa soo shamuumeesiin laakin. Ok Nabadgelyo. :rolleyes: Maya, maya, saas ha dhihin. Reer faradheer waa ka buuxaan mahaan, laakiin wali hal anaga camal ma gaaraan. Ee adigana heesta sharax, yaa qaaday? Aniga badankood heesaha Banaadiriga waa wada dhageystay, taas aa soo qortayna inaan maqlay ma u maleeyi. Koleey Luul Jeylaani iyo Killer inay qaadeen aan jeclahay. Intaa soo raadinaayo, heestaan sii dhageyso: Guuloow adigaa wax goyn karee by Caasha Cabdoow. Eebbaa cod siiye. XaaX. _______________ Haa, waala soo helay. Bales Guugal! Waxaa qaaday Faarax Siidoow Faarax iyo Siteey Manoogto [siteey Manoogto hadaa heesaheeda dhageysatid, Xaawo Taako isku fac ayaa ahaydeen markaas hee ]: [*Asaga*] Markii meel aan aadoo Waxaan soo maqlaayee Musliin iyo Gaalo Wixiis Eebaheey uumi Mininkaaga joogee Macaaneey maya ha iraahin Ma jiraa warkaaseey [*Iyada*] Maya, maya, aboow Aboow ma jiree Warkaas meel ku xooree Miirkaa adeegoo Mininkaaga moogaantaa Mala soo maraayee [*Asaga*] Markaan waa macaadii Ma Musaafuraayii Meel dheer ma aadaayi Minninkeey ma dhaafaayi Maseer aa i haayeee Macaaneey maya ha iraahin Ma jiraa warkaasee [*Iyada*] Maya, maya, aboow Aboow ma jiree Warkaas meel ku xooree Miirkaa adeegoo Mininkaaga moogaantaa Mala soo maraayee [*Asaga*] Minii mininkeey lasoo mar mareenin Maradaan maxaa waaye Iyoo macawiistaaneey Mideydii maahinee Macaaneey maya ha iraahin Ma jiraa warkaaseey [*Iyada*] Maya, maya, aboow Ma jiree warkaas Meel ku xooree Miirkaa adeegoo minikaaga Moogaantaa mala soo maraayeeeeeee Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted February 2, 2006 ^^Alla ya cizak brother, qof i fahmay-ba adaa ka joogta meesha. Asha Abdow heesteedii waxan jeclahay "Ana ana mush caaraf shuufak, aay dhon wantu siiyuu" ay leedahay. Qatar waaye islaanta. Heestaan raadinaayo waxaa qaado, Awees Khamiis Mabuute. Ducaqabe: Haddaa adiga meel-aan la aqoon iyo duur ku dhalatay, gees u joogso . Su'aasha adiga in aad ka soo jawaabto, amaba isku daydo ma ahayn. Adiga iyo Abraar-ba Xamari cayseenee, ordaya Geel-ka & Lo'da kuwa lagu amaano iska dhagaysta . Waabatan liilallow ii raadinayso. L00L. Wiilo, waa soo daahday saaxiib nooh. Edited: MMA: Haa, waa ayadda . Thank You, Thank You. L0L, Anigaa daadihiyay Xawo Tako . Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 6, 2006 Bishaaro, mahaan unugaa non-lama goodle ka eh ee iska jir. Teeda kale, aawina inaaydii dharka dhaqi jirtay meeshaa kuu saarneed. Baafkeeda iyo saabuun mariskeeda aaba u xiisay. Waligaa saabuun maris maku qabeysatay? Ar too gurigeena joogi jirtaa ku qabeysan jirtay, waxaan ugu sheekeenay nooh in lagu cadaado saabuun marista, ooba saas loogu bixiye "maris" in si fiican la isku mariyo camal; koleey reer faradheer oo kooyto ee iska ahayd, saabuuntii dharka lagu dhaqi jiri dhan wixii kasoo haro ee qarsan jirtay, duhur walbana isku cadeen jirtay. Ar maxee sanboor ka qaaday. Yac! Eebboow naga cafi. Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted February 7, 2006 Aways ans Madiiana, MEEL LIBAAX SOO GALAY LO MA JOOGAYSO WAA LAKALA LEEXIYAA LIIN IYO CAANO LEELOOY LEELOOYAA LEELAA LEELAA YAA LEELA YAA LEELAA That is the besy I can do with reer xamar songs. Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted February 7, 2006 ^^ . L0L@MMA. Here's on of my fav. daadis songs by Hiba Nura: Ka Buldhe. Kaaf iyo kali dheeri weeye bal kaadso. Aniga ha ii kololo leeynine adiga kula keeni maayee ka buldhe. Hadaad kaligaa is moodey inaad kalgacayl abuurto ragbaa kaasii koreeyee jaceylkaagii kaxeeyso aniga ii keeni meyside mid kale kohashada la doono Adoo kululoo karaaya aniga ha idaba kadleeyne kuma arkin kuma aqaane caashaqa kalidaa la koowsho. Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted February 7, 2006 Ajaaja... waraa MMA meeshaan u sheeg marax yaashaan sababta loogu qor qorin banaadiri heeso eh.. abaa meeshaan Kuunto lee u badan.. bajaq kaste hadee maro soo xirato oo "shaq shaq wareejiyoo hurguf" gasho, wedsiteka dhan aa crush noqanaayo see camal....... Naga Ganbista yaaqee.. beshaaro fiiri Maana Ceeloo aa dhahay " ii soo dhawoow ha i dhaafine dhabankaa isaar dhex yareee" Gabasaar eeba la soo oroday ee kuuntada nakatab ku siisay. abootooy!!! Wareer Badanaa!!!! Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted February 9, 2006 Intaan lee haliga maqlo ani: "Gariiree, Alla, gariiree! Guuloow Illaahoow Gabartiin gacloodeyaa Gooni iiga goosatayee! An waa go'doomayee Gibilkeey gurmee Goobteey meel eheenaa I geeysayee" Need I say more? -- Heedhehaya, any idea why I can find Saado Cali's Cunaabi video? Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted February 10, 2006 ^^Paragon looool @ intaan lee halaiha maqlo ani.....u made me lough......jaanis aad ku hadashit maa waysay? looool Share this post Link to post Share on other sites
checkmate Posted February 10, 2006 Gabeyga yeeraaayo Guuxaan baxaaayo iyo gurbaankaan Ooow-geedi shaanbooow-aa Lagu guurihaayeee LAHU GUURIHAAAYEEEE! __________________________________________________________________________________________________ I would like the lyrics to this song...thankx in advance. Gaanjibo Garaado leh maaa Guri geesahaayeee Gacal kaama doonaayee Doonaayee, Gaar iiga qaad Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted February 11, 2006 Waa kuutalaalanay tusaalooyinkaadaan taraacaaye taladay adaalee. Tahniyaan kuu wadaa tiiraa yaqaan iigu soo taagsee somthing something.. someone please dhameytir waan iloobay heesta inteedii kale.... Go figure:............ Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted February 8, 2007 Wagerey aduunyadu, jacayl wabax ma noqonine...wabla uga ma jeede..wiil aan dhaley ma siistaay! The classic song beautifully re-done by Kaskey... it rocks. I know the original singer's version is unsurpassable but Kaskey's take on it isn't bad. Kaskey has previously taken on heavy-weight songs such as 'Dawadii naftaydaay' by Abdinasir Macalin and now some of his songs in a new album, he is taking on Abdi Tahliil. He has done well so far. Enjoy! PS: Sida Faras Bullaale ah by Abdi Tahliil is currently sang beautifully ( I must add) by a new singer whom I cannot know his name. Any idea what this guy's name is? Share this post Link to post Share on other sites
Laba-X Posted February 12, 2007 Wardheer - classis song walle, but paragonow, i am against re-recording of these songs. These new singers, discredit the original singers and spoil the songs with their added verve and vigor that isn unnecessary. Why don't they come out with their own songs, mise Xikmaddii lagu allifi lahaa ayaa dhamaatay? currentlly listening to A Mooge's Maxaa Dayr cad geel habaabo dibjirey uu cunay dugaagoo ninkii lahaa daydayaa Maxay dantu ciishay wiilo dulqaad iyo deeq lahaayoo dadkuna doqon moodayaan Wakhtigu ways daba socdaa adigoo deganaa abaar marbuu dirir kuu da'aayoo daruuruhu kuu curtaano xareed ku dabaalataa inteey deqda Eebe maqantahay hay diidin, hana ila dagaalin dirkan iigu yaaley, ax wadnahayga damqashada ka daa Wadanahayga damqashada ka daa, ka daa Wadnahayga damqashada ka daa Share this post Link to post Share on other sites