Wiilo Posted December 30, 2004 Khadra Daahir ISHA SACABKA MARI Dadkoo uruayoo, Isu tagay dhammaan Ma ogaan Karaan Mooyee isaga! Ayaa uga warrama Aramdu inay eel dheer taqaan; Hadba waxaan arkaa Anoo ay cidla ah Eri dhaban sidiisii Kuu ololayee! Ubax baan sidaa Kuula soo ordee! Maad iga aqbali? Eedaad kalgacalada Igu unkaye Dhibtan mawga bixin! Naftan naftan ku oggolee Kuu abaarsatee Kuu abaydinka ah Hee hee kugu indha la' Haa haa kugu indhala' Usha maad u qaban; Ifo faalo iyo saad aragti dheer, Sida awliyaan ku oddorosayaa Ayaa way haa ilo biyo leh Ku agmeerayoo Oonku ka baaba'ayn Garta odayada La i soo hor dhigaa! Arrin iyo aqoon Afti kaa baxshee Yey ku dhicin ilmadu Dhir abaarsatee Isha sacabka mari! Eedaad kalgacalda igu unkaye Dhibtan mawga bixin! Hee hee kugu indha la' Usha maad u qaban. Share this post Link to post Share on other sites
Diamante Posted February 23, 2005 Hi, it's me again Has anyone posted the lyrics to Alam Dheh by Cabdul Jabaar? ( I didn't have the time to go through all these pages) If not, does anyone know the lyrics to it? Much appreciated if you could pm it to me or post it here Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted February 23, 2005 Ok anigana waxaan raadinayaa hees wadani ah oo aan wax yar ka xusuusto, this how it goes,,, Ummadyahay Ummadyahay Qabiilkuye Qaranimadu waa labo aan is Qaban kareynoo_________________. Fadlan qofkii yaqaan Heestani ii soo qor ama ii sheeg meesha aan ka heli karo,, for those of you who live in London may be know where I can get this song, 'casue i hear that BBCda they have all kind of Somali songs, but I'm not really sure,,, Please help,,thanks............. Go figure:................... Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted February 23, 2005 Diamante, here is the lyrics of alam dheh by al-khalaiiji, well I guess the lyrics are not that hard, you should have written it down if u tried download the song of alam dheh or listen to it alam dheh, to download right click and save target as, LYRICS: haaaaaaaaaaaaaaa tukaanka dhexdiisa bood boodooy mar unbaan banaanka kaa heli tukaanka dhaxdiisa bood boodooy mar unbaan banaanka kaa heli alam dheh alam gariir dheh goodiroo rig dheh balaw dheh baar baxey dheh Ladaney la'aantaa miyaan nagaan alam dheh la'aantaa miyaan nagaan alam dheh la'aantaa miyaan nagaan haaaaaaaaaaaaaaa nin daar ku jira daruur ma arkee illeen xalay roobkii baa da'ey nin daar ku jira daruur ma arkee illeen xalay roobkii baa da'ey alam dheh alam gariir dheh goodiroo rig dheh balaw dheh baar baxey dheh ladaney la'aantaa miyaan nagaan alam dheh la'aantaa miyaan nagaan alam dheh la'aantaa miyaan nagaan haaaaaaaaaaaaaaaa Afrika iyo Aasiyaan marayoo adoo kale aadmi kuma arag Afrika iyo Aasiyaan marayoo adoo kale aadmi kuma arag alam dheh alam gariir dheh goodiroo rig dheh balaw dheh baar baxey dheh ladaney la'aantaa miyaan nagaan alam dheh la'aantaa miyaan nagaan alam dheh la'aantaa miyaan nagaan Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted February 23, 2005 nuune dear I dont want to sound like a child but what about the song that i'm looking for Please ii raadi haddii aad helayso ama ii sheeg meel aan ka download gareysto...... Nabad iyo Caano:............ Share this post Link to post Share on other sites
Diamante Posted February 23, 2005 nuune i know its not very hard, but why write it down if i've got you to do it for me laakin seriously thanx a BUNCH (plus for the link) Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted February 23, 2005 wiilo, i really don't remember that wadani song, but will look around if I can find it, it would be better IF u have full lyrics of it or even half. try this one, it is good wadani song: kanaa ila qabiiliyo, kanaan qolo wadaagnaa kanaa ila qabiiliyo Diamante, lool haddeyba saa tahayba lyrics danbeba makuu qoraayo, anaa markii horeba is qor bilaa liis iska dhigey, caajisleey waaxid, I lost 4 minutes of listening & writing the lyrics Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted February 23, 2005 nuune dear thanks I have this one and much more wadani songs, this "Kanaa ila qabiiliyo Kanaa Qolo wadaagnaa" waxaa qaaday Saleebaan and I have it, ayadoo faseex ah heestani, laakiin waxaan raadinayay kuwo kale.....thanks though, try u might find some..... Nabad iyo Caano:............. Share this post Link to post Share on other sites
ADNAAN Posted June 1, 2005 I would say this is one of the best qaraami songs I have yet to come across. indo deearalley Eesh calaa hees. Indho Deeraleeyeey written by Cabdi cali weyd iyo codkii Yusuf Xussein Tarabi Ilkaha u eg daruurtiyo ciridkaaga dukhulka aa mawluhu ku daahiro Debnaha dukhusha moodee mar mar dib uga faydiyo Sanqaroorka soo degay Indha deeraleey………….. Daymada xishoodka Markad luqunta dadabtaa (2) Kolba laygu didayaa oo layga darayaa Indho deeraleey…………. Dumar ugu filrooneey Dayax shan iyo tobanaay Dahab lagu masaaleey Da''da tii todabiyo toban (2) Guga loogu darayeey Indha deeraleey…………… Dib timaha u dhacayiyo Dilimaaha dhabarkiyo Sida dixida xaada Dayrwaa qadaadkiyo Suniyaasha duuda ah Camaan doombir laayee Daymada xishoodka Markad luqunta dadabtaa (2) Kolba laygu didayaa oo layga darayaa Indho deeraleey……… Dumar ugu filrooneey Dayax shan iyo tobanaay Dahab lagu masaaleey Da''da tii todabiyo toban (2) Guga loogu darayeey Indha deeraleey Markaad socodka damacdee Degenida talaabada Miisaanka lagu darey Laafyaha la daawado Dadku waxay yidhaahdaan May daarin ciidee Da''uus la moodyeey Daymada xishoodka Markad luqunta dadabtaa (2) Kolba laygu didayaa oo layga darayaa Indho deeraleey…………………. Dumar ugu filrooneey Dayax shan iyo tobanaay Dahab lagu masaaleey Da''da tii todabiyo toban (2) Guga loogu darayeey Indha deeraleeyee……………… Share this post Link to post Share on other sites
lol Posted June 1, 2005 Adnaan: that is one of my favorite somali songs.. Qof heysataa ma jirtaa ama meel laga helo heesta Hibo Maxamed ee sidan ku bilaabmata: Anigoo ku sugayoo kuutaagan surinkaad sahal igu dhaaftee ...plzz anyone?? Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted June 1, 2005 Hibo macaanto waa laguu hayaa Heestaa iyo waliba kuwo ka badan ee adigu halkee lagaa helaa, PM lee iga soo raadi..... sAlaAma kA dhEh:............ Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted June 19, 2005 Hanaan Qurux. Now, I am going to raise the bar and make the great lyricist Jamaal envy me by posting the lyrics of a "Dhaanto" song but I am not sure if I got it right. (Verse 1) *Hemaddiyo hableheena qaaligeeda Qalbigiyo wadnaheyga qarqarkiisa Qosolkiyo hadalkaagaan uqushuucee Qaadirkeygoow haiga qaadin quruxdeeda Qarsho weeyee qalbigu armuu naga qarxaa (chorus) Naftaa qaaliyee armuu naga qarxaa *habeenadaan hir baa iluxay (chorus) hanaan quruxeey habeen badanaa *aniga heybaddiyo tilmaantiiye (chorus) hanaan quruxeey habeen badanaa *waxaa ihuurmaday jaceylkiiye (chorus) hanaan quruxeey habeen badanaa *naftaan huriyaa haasaawaha uahaa (chorus) hanaan quruxeey habeen badanaa *habeenkii riyaan ku heesaaye (chorus) hanaan quruxeey habeen badanaa (Verse 2) *Niyadeydaa cishqiga la nuglaatee nabaradii jaceylkaan uhaatee nimco nuuraan naftan unuglaatee nafaqeysoo hablaha ku nasiibsaan lahaa (chorus) naftaa naaxiyoo ku nasiibsuu lahaa *nafaqeysoo hablaha ku nasiibsaan lahaa (chorus) naftaa naaxiyoo ku nasiibsuu lahaa *habeenadaan hir baa iluxay (chorus) hanaan quruxeey habeen badanaa *aniga heybaddiyo tilmaantiiye (chorus) hanaan quruxeey habeen badanaa *waxaa ihuurmaday jaceylkiiye (chorus) hanaan quruxeey habeen badanaa *naftaan huriyaa haasaawaha uahaa (chorus) hanaan quruxeey habeen badanaa *habeenkii riyaan ku heesaaye (chorus) hanaan quruxeey habeen badanaa. PS. Could any one post the lyrics of Guul Wadoow Siyyaad in full Please? Just Kidding. Peace,Love & Unity. Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted June 20, 2005 ^^LOL. I only remember this part: Barbarooni, Baasto fiino, Laysku daray macaan badanaa. U balan qaadnay HA - HA. Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted June 21, 2005 ^You such a dhuuni. The heck made you remember the FOOD parts? huh??? So..May i kindly request the lyrics to: BABA AWEYS': That song about the light skinded shawtie?. Eyo!? Share this post Link to post Share on other sites
dawoco Posted June 22, 2005 Here you go Baaba awees: Gooskaad iga gaartay An waa ku gaclooday Guur aan rabaaye Gaabsi kaama doone Garab isiiyee Woman: I guursee Baaba awees: Gurigeey imaawee Woman: Waa kula guuraa Makaa geed galaaye Anba waa gareeste Geesiyoow gadaashaa Leenba guurihaaye Waaku gartee In aad i gaclootayee Baaba awees: Geber hadii Gacalkaa galaayo Ha gaabnaate Ha gaduudanaate.. Garab isiiyee Woman: I guursee Baaba awees: Gurigeey imaawee Woman: Waa kula guuraa I was at a family wedding Awees Qamiis was playing at, that guy has a way of making people forget themselves. Wixi habro joogay garbasaarka ee soo xerteen Share this post Link to post Share on other sites