Wiilo Posted November 19, 2004 ^^^Haye Qac Qaac Jalaqsan aad rabtaa inay bacaadkii Suuq-bacaad igu jiido miyaa, waraa ha igu dirin gabadhaan dhaheyso wiilashaan Jilaafo u dhigi jiray. Waxaan maqli jiray, "Wax Jaceel lamoodaa in tuu jilibka ii dhigay i jilaafay anigee" Ajaaja, waxaaba ii sawirmay anigoo jalaafo la ii dhigay :rolleyes: Jalaqsan dear dagaal ma ku jiri aniga, waan duqoobay markii aan "Wiilo" ahaa waan ka baxay ^^^Jecliyaaaaaaaaaaa Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 20, 2004 Haye sheekada jalaafo iyo legdan bay maraysaa sow maaha,,,,, Qardho meesha la dhaho haweenka ayaa geela qala ,, inta ay isu qabtaan bay gowracaan ,, markaasay hilibkiisana qalaan ,,, waan ka baxsaday oo lafahaygaan uga baqday,, Adigu gabadha Awrka qalaysa ma u dhowaan lahayd,,,, hadda sidii oo kele waaye ,, halkana haween ragga jalaafeeyaa ku jira sow maaha,, looooooooooooooooooool Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted November 20, 2004 haa jalaqsan aa jilaafo u dhigta nimanka... dabar iyo siriq na way u sii dhigtaa just incase uu ka fakado jilaafada.. wiilona waataas hee way baqday, ani duq aa noqday ee ku jirtaa. Wiilo laakiin kan jaceelka jilibka kuugu dhigay jilaafo ahaan yaa waaye, jacaylbaro miyaa asagaa waxaas khatar ku ahee.. Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 20, 2004 hahahahahahahah jEcliyAaaaaaaaaaaaa:.......... Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 21, 2004 Naga dhaaf yaa akhii ha na kashifine . . . Hal habeen keliyay ahayde ,,, yaa kuu sheegayna ? iyada maad ka maqashay waxaas ?? Wiilo waxba ma qariso ileen. . . Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted November 21, 2004 Waraa ani waxaa jiirooyinka SOl iga soogaray warkoo xiito xiito eh... Warka waxaas sheegay in Wiilo jacelbaro kor u tuur tuureysay oo wili dheelsiineysay sidii baby camal. Asagana shukaansi uu usoo biro qaaday... warkas war qiyaasan uu igula ekaa ee maxaa ka jiro qac'qac iyo nuune?... wareer badanaa!! Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 21, 2004 waa hadan kaa qoslinaaya oo waliba cad cad sida uu u sugneyn ee garab sxb waxaad sheegto miyaa weysay Caajib ani waan yaabanahay :rolleyes: jEcliyaaaaaaaa:.......... Share this post Link to post Share on other sites