Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Why Dood wanaag ??

Recommended Posts

Wiilo   

^^^Haye Qac Qaac Jalaqsan aad rabtaa inay bacaadkii Suuq-bacaad igu jiido miyaa, waraa ha igu dirin gabadhaan dhaheyso wiilashaan Jilaafo u dhigi jiray.

 

Waxaan maqli jiray, "Wax Jaceel lamoodaa in tuu jilibka ii dhigay i jilaafay anigee"

 

Ajaaja, waxaaba ii sawirmay anigoo jalaafo la ii dhigay :D :rolleyes: smile.gif

 

Jalaqsan dear dagaal ma ku jiri aniga, waan duqoobay markii aan "Wiilo" ahaa waan ka baxay ;)

 

 

^^^Jecliyaaaaaaaaaaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haye sheekada jalaafo iyo legdan bay maraysaa sow maaha,,,,, Qardho meesha la dhaho haweenka ayaa geela qala ,, inta ay isu qabtaan bay gowracaan ,, markaasay hilibkiisana qalaan ,,, waan ka baxsaday oo lafahaygaan uga baqday,,

 

Adigu gabadha Awrka qalaysa ma u dhowaan lahayd,,,, hadda sidii oo kele waaye ,, halkana haween ragga jalaafeeyaa ku jira sow maaha,,

 

looooooooooooooooooool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

haa jalaqsan aa jilaafo u dhigta nimanka... dabar iyo siriq na way u sii dhigtaa just incase uu ka fakado jilaafada..

 

wiilona waataas hee way baqday, ani duq aa noqday ee ku jirtaa. Wiilo laakiin kan jaceelka jilibka kuugu dhigay jilaafo ahaan yaa waaye, jacaylbaro miyaa asagaa waxaas khatar ku ahee..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Naga dhaaf yaa akhii ha na kashifine . . . Hal habeen keliyay ahayde ,,, yaa kuu sheegayna ? iyada maad ka maqashay waxaas ??

 

Wiilo waxba ma qariso ileen. . .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa ani waxaa jiirooyinka SOl iga soogaray warkoo xiito xiito eh...

 

Warka waxaas sheegay in Wiilo jacelbaro kor u tuur tuureysay oo wili dheelsiineysay sidii baby camal. Asagana shukaansi uu usoo biro qaaday...

 

warkas war qiyaasan uu igula ekaa ee maxaa ka jiro qac'qac iyo nuune?...

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

waa hadan kaa qoslinaaya oo waliba cad cad sida uu u sugneyn ee garab sxb waxaad sheegto miyaa weysay :D Caajib ani waan yaabanahay :rolleyes:

 

 

jEcliyaaaaaaaa:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this