raula Posted September 30, 2005 ^^^adna Wiilo mooyane..cid kale uuma jeedid miya bal inkaartaan daya Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted September 30, 2005 ILMAADEERAYAALOW MAXAAD MAR HORE II GARAACI WAYDEEN LooL@jaceylbaro, wallee ninkaas waxa la tusey ayaa wax fowqal caqli ahaa malaha, Wiilo, mahadsanid walaalo for the waanada iyo adviceka, Inshaa Allaahu dhawaan beerta waan galeenaa Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted October 2, 2005 JB whatZ up, Guur maxaa ka fiican bal noo sheeg sxb. Aniga wacdi igamahan ee dhabtu ayaa ah sidaas, guurku waa wanaagsayahay waydii MMA..... Go figure:.............. Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted October 2, 2005 Hay enjoy the picture.... Go figure:............... Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 5, 2005 LOOOOOOOOOL@da picture ,,,, Nice one huh ? Thanks wiilo for the wanaag faridda ,,,,,, Dadow waad maqlaysaa ,,, Raula: hee inaabti maxaa dhacay ? ,,, Adiga ii waran ,,, maxaad sheegtay ? ,, sow lama fiicna ,, ? Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted November 17, 2005 yaa waaye sawirka mandhay labo duq oo mesha isku marqaansan baan uu jeedaaye ....iyaah mise waa indhaheyga Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 20, 2005 raula sawirka waa laba qofood aa taqaanno nooh, waa raula iyo future qaasbaankeeda.. C, haddii aad duqowdo raula adiga iyo odaygaaga sidan ayaa u ekaanaysaan nasiib ayaa leedihiin unlike me, adiga markii aad duqoobo baakoor ayaan ku tuksanayaa nooh.. Go figure:......... Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted November 23, 2005 ^^^mandhay xagee C igu celinee ani waxaanba maraaya F. Hedhe waan kunaxayaaye..intaad uu ekaan lahed sidii adoo qabuuraha BOLIVIA lagaaso dhex bixiye(markaad duqowdoo)waxaan ku dhihi lahaa hadaba GINICOLOGIA intaad uu tagtid waxaad dhahdaa CHEMO-THERAPY hakuu bilaaban anaa kaa naxaayaye qeyr badaneey. Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted November 25, 2005 arooska nicmatul fashuuq waaye aa la dhahay....taasaa igu socoto....dhon woori, insha-allah soon waa ku soo darsameenaa goobta jabka Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted November 25, 2005 arooska nicmatul fashuuq waaye aa la dhahay....taasaa igu socoto....dhon woori, insha-allah soon waa ku soo darsameenaa goobta jabka Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted November 26, 2005 ^^^Ajaajah, qoftaan Sweet than your Shaax miyaa, war adi waa nawareerisay yaaqee, magac lee badaloosaa nooh, yaha, maxaa jiraa, baryahaaneeto malagu maqlin, maxaa ma aroostay? Haddii aroostay ku soo dhawow arooska, iyo wixiis wato, haddii aroosinnah insha allaahu markii aroostid aan is wareysaneehaa. raula sxbtay thanks nooh, shaaxaan isla cabeenee waa ii gooysay nooh, waa kuugu leeyahay ogow, waa ogtahay sii shaax u jeclahay, kabahay waa ka jeclahay, :confused: sugba barafkaanee kabahey inii jeclaado waayee. Hayehee balan noo sameehee ani shaah aan u kuluhee waa ku ducaystaa inii shaax la'aan dhicin yaaqee. Go figure:.............. Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted January 5, 2006 Wiilo mandhay ma CHEMO-therapy baad gashe bilooyinkan Wiilo that joke of Chemo-therapy was deadly..caadi ma aheen noh. Wiilo waxaan uu qabaa inaad is-UPGRADE gareeyneysid for the summerka miyaa...mandhay waad kibirtee maad ii sheegtid sir taada. Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted January 6, 2006 raula sxb tani CHEMO-therapy waa dhaaftay waa in magacyo kale loo raadiyo waaye. sheekada adduunka aan kuu haayaa nooh, aan is aragno maandhey soon. nabad iyo caano:..... Share this post Link to post Share on other sites