Wiilo Posted March 29, 2005 ^^^raula iga jilci maxaad ka hadloosaane waraa ani ma ihi watu yaa kenya ok warka waa la ii kale saaraa yaaqee.. Salaama Ka Dheh:.......... Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted March 29, 2005 wale 3 Q nuune aad sheegtey haduu kuujiro caadi ma'ahan-qatar buu kuu suganyahay lakiin sideey Wiilo sheegte waa inuu kudadaalo. Hadii kale bari idaad intuu shiisho saa sidii fuud inuu kataqaluso hal bakeeri misana kala jabiyo DAKAL to symbolize the 'breaking' of qooq(another Raula's theory-the breaking of calabash-Calabash which is a significant symbol of somali traditions) ar maanta theories badanaa-it is due to the weather Wiilo mandhay waxaa ku iri-shaaha badaan aa Maneno kaa keenayo(spring baa lagu jiraa madhey-atleast ka dhiigo ICE TEA ) . Also, I meant as in maxaa aroos badaan(which I know its not your nature to go to weddings-just a jk) ka tuuntey-badaar badaan aad ka cuuntey-KAPISH! Brilliant Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted March 29, 2005 sxbay sidii aad u socotay aa bilowday sidii Tuujiye inaad u hadasho warkaaga ani ma fahmi karo lately waxaan u maleynaa in adi shaaxa wax kuu dhimay sxbtay sida aad sheegooso waa spring marka iska kala daa dee....... Aroos aa raula waad ogtahay in aan isku fiicneyn kaa Salaama Ka Dheh:............. Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted March 30, 2005 Yarta! aniga sidee u hadlaa?..ma si aadan fahmin baan u hadlaa mise waxaad iga dhiganeysaa sarbeeb oo magac bad igu yeereysaa?... wareer badanaa!!!! Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 1, 2005 Hoodi hoodi... Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted April 1, 2005 ^^hoodeen ugaas malaaq sori waxaan ka waday MMA Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 1, 2005 looool@ugaas malaaq, sweetie shiiq maskiin u jilci hee ayaantaan wardi uu ku maqnaa, maskiin sxb see camal, dalaq leeyaa Waa Xildhibaan Maskax Dhuuqe Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted April 3, 2005 waraa nuune maxaa sxb magac badalashadaan yaaqee taas waxaan ku ogeyn Sweeter ur tea leeye, waraa ani nuune lee kuugu wacaa nooh... Salaama Ka Dheh:......... Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted April 3, 2005 wiilo,loool, dear waxaad iigu yeertaba qabiltu weeye Waa Xildhibaan Maskax Dhuuqe Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted April 3, 2005 nuune dear I'm diggin the Xildhibaan thing but not maskax dhuuqe wallaahi. nuune is excellenta name... Salaama Ka Dheh:............ Share this post Link to post Share on other sites
Qac Qaac Posted April 3, 2005 Qac Qac aa soo harey, asna hal "Qa" hadduu helo dhiinjaroos uu taaganyahay laba awwal uu heestay lol that was funny.. Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 6, 2005 Salaan... Iridaan qataarad weyn aaba lagu taagay. Qam! Bakhaar miyaa fiya eejito ku yaalo. Xaa jirina meeqo maalmood aa hoodi hoodi ku jiraa, hadana kub kub ku wadaa. Waraada intee koolba aariyo igu soo boodin iga fura ganjeelka, faarabuuto iskilkilyooni maxaa idin dhahaa, yaa sab idinka soo dooran jiray awalba. Bariiskiina baasirac iyo santa luujiya meel u gaarin, qaleelka eh. (War santa luujiya baasto lee ma ahaynoo? Yac, aniga lee is kashifay lol.) Anigoo canbuulo galeey cariishkeey ku garsada aa ii rooneed. Iswiitar dan shaah, walaashiis hadii aniga malaaq ahay ee adiga maxaa noqonee? Sinyorita? Nuune, duqa waxaa ku weydiin lahaa heestoo miraheeda hadaa xasuusatid, oo asalkeeda qaaday Sulfa (?): Jaceyl faan faan ma galoow, jaceyl...badaan doon baa mareysoo, badaan... Hadaa taqaanid ii soo dhameystir, widaaygiis. Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted April 7, 2005 ^^lol@santaluujito. Aniga markan Foorjo arkay waxa u maleeyay foorjadii caadiga ahayd oo kale eg; Mr.X gaalki uu u shaqayn jiray markuu ku xanaagay, oo ku yiri Fooridi Ganjeelo (al macnaa Albaabka iiga bax) buu inuu fooriyo (whistle) gareeyo bilaabay. Foorjooyinkaas baa u maleeyay inay meesha ka socdaan, laakinse arimo culus baa meeshaan ka socdo Maskin Macruf, heestii Zulfa waa tan: Faan faan ma gallo oo Jacaly faan faan ma gallo oo Faan faan ma gallo oo, Anoo fillan buu i fiijay. Fillan buu i fiijay, anuu faduul iigu yimidoo Faduul iigu yimidoo, wadnuhu dhiigu fatahayaa. repeat Doon baa maraysoo, baddaa doon baa maraysoo, Doon baa maraysoo, majabe jaabay sidaayee. repeat Warankii jacaylkaad walaal wadnahayga taagtoo, Wadnahayga taagtoo, anigu waano yeeli mahayee. Waano yeeli mahayee, walaal waxa layga wacayaa, Waxa layga wacayaa, xagay Warisi ku nooshay. repeat Doon baa maraysoo, baddaa doon baa maraysoo, doon baa maraysoo, majabe jaabay sidaayee. You'r Welcome Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted April 7, 2005 Abooto dhacnay iisha ilbuunee!!!! Bishaaro wa ku tuugaa heesta aa darbada ka bidisay meesha ka tirtir..Ayuuuuuuuuuuto!! aa ka keentay heesta... Wareer badanaa!!! Share this post Link to post Share on other sites
checkmate Posted April 7, 2005 Bishaaro, foorjooyinka "foorida ganjeelo" oo la kor dhabay, oo hadana la hoos dhabay waaye kumaan. hadii la qaaday ama la jiidey isku indho lee u socdaan nooh. asxantu Share this post Link to post Share on other sites